site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waan ku jeclahay ceeb miyaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waan ku jeclahay ceeb miyaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ku`gartay

Thursday, October 12, 2000 - 06:27 am
ala yaab badanaa walaalayalow bal arka sheekadan yaabka leh gabar soomaliyeed ayaan mudo sheekaysan jirnay maalintii danbe ayaan ku irih macaaney ku jeclahay say waaba waalan gaartay markaan weydiiyay waxa ku dhacayna wayba ila dagaashay marka walaalayaalow gabdhihii soomaliyeed wayba ka habaaranyihiin jaceylka oo hadaad u sheegto inaad u dhimanayso way kula dagaalaysaa haday ku jeceshahayna way ka baqaysaa inay kuu sheegto marka ma heli karaah qofaan isla fahano jacelka oo ii qalanta jacaylkana taqaan haday jirto halakn ha isku soo fiiriso e-mail eebow4@excite.com ama amadeyali@yahoo.com arintaas kaftan ka dheer hana ila yaabina walaalayaal calool jileeca hindiyaan kala imide

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.