site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War rag alllow yaan gabdhaha meel looga dhicin

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): War rag alllow yaan gabdhaha meel looga dhicin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waraf

Friday, October 20, 2000 - 03:24 am
ahah. ahaha. ahaha. waxaan ku qoslay ma'aha idinka ee waxaan la yaabay dhalinyarad gabdhaha wax ka sheegta war miyiinaan ogayn marka aad gabdhaha soomaaliyeed wax ka sheegaysaan inay ku jiraan hooyooyinkiin xaasaskiinii iyo walaalihiin waxaad arkaysaa nin ihaanaynaya gabdhihii markaas ayuusan kala reebayn mana xasuusanayo inay dhaleen lana dhasheen una dhaxayaan ama horay ugu dhexeen waxaan qirayaa maanta kolay markii caqli xumada la qaybinaayay raga ayaa lagu badshaye waayo tusaale hadaan usoo qaadano markaan joognay soomalia raga doqomadaa iyo dumarka doqomadaa raga ayaa badnaa.taas waxay ku tusaysaa inaan ka caqli gaabanahay dumarka.... cadaynta labaad waxaad arkaysaa nin halkaan magac gabdheed ku soo galaya markaas ayuu gabdhihii dulaynayaa walaalayaal dabcan way jiraan dad halaabay markii yurub la'yimid hadana taas macnaheedu maaha inay dumarkii wada halaabeen haday taas jirtana maaha inaan gabdhaha sidaas sometimes meel uga dhacno waxaa loo baahan yahay haday jiraan wax yaabo yaryar inaan talo siino gabdhaha mida kale haday jiraan gabdho halaabay isweydiin waxaa mudan yaa haleeyay????????jawaabtu waa cadahay waa anaga ninbaa gabar gurigooda ku jirta ayuu inta sasabto soo saarayaa ka dibna intuu danihiisa ka dhammaysto ayuu bari caayayaa shalay wuu baryaayay maantana waa cay alla yaab badanaa.........is that your right???????waxaa suura gal ah nimanka gabdhahasomaliyeed wax ka sheegayay walaalihiis inay ugu horeeyaan kuwa lunsan mana oga waxaan wiilasha soomaaliyeed dhalinyarada inaysan gabdha ku abaal furin waayo way idin soo dahleen idin la dhasheen waanad raadinaysaan mustaqbalka.......hadana sumcadii ayaad ka dilaysaan ........yaa jecel in walaashiis la caayo???? yaase jecel in hooyadiis la caayo???? waxaan gabdhahana kula talinayaa iyo wiilashaba walaalayaal halkaan waxa loo sameeyay inaan ku kala faa'iidaysano cilmi iyo caqli intaan is dheernahay ragii intaan sameeyayna wax wayn bay qabteen laakiin waxay ugu talo galeen looma isticmaalin waxaan ka dhignay musqul kii canjeelo ka soo dhargaaba oo ku xaaro? marka walaalayaal halkaan inta soo gashaa waxaan rajaynayaa inay noqdaan kuwo ku kala faa'iidaysta jmida kale qof walba waxa uu qorayo malaaigbaa ka sii qoraysa .......raqiib iyo catiid ayaa garbaha saaran waana la dhimanayaa . wqof walbana wuxuu ku hadlay waa la horkeenayaa maalin aan manta ahayn intaas ayaan ku soo gabagaynayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luul

Thursday, November 23, 2000 - 04:15 am
To waraf waan kusalmay walaal marka hore marka xiftana aa diyo aad baad u mahadsantahay runtii qof aqli hel ayaad tahay waana kumahadsan isda aad wax jira u sheegtay gabdha somaliyeed waa walaalo ooda ah wiilasha somaliyeed wax caayaa taasna waa is waydiin??
haatan suaalan iyo taladaan aad qortay ani ima joogto waa wiilsha somaliyeed laakiin adigaan kuu mahadcelinayaa
waa bilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr d.aa.la..##

Friday, April 06, 2001 - 03:27 am
waryaa naagaha waan ku shaqeystaa ee walaashaa
yaa lagaa wasin womans is my mony and womams is my bichts always like that and that is my business
hadii kale yaa kuu dhameyne , adigoo kale
nacas aan wax ogeen baatahay naag in lawaso aa
loogo talagalay ee adiga yaalagu wasin ileen
waxba ma wastidee , jaahil baatahay waxba makala
ogid, you mather •••• naagaha somalida •••••••••
oyikooda free lakiin marka hore ee qiimo isku
yeeshaa laakiin d.aa.la. marwalbo lugaheeda
ee ugu imaadaan she brings the candooms always like that

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr d.aa.la..##

Friday, April 06, 2001 - 03:32 am
waryaa naagaha waan ku shaqeystaa ee walaashaa
yaa lagaa wasin womans is my mony and womams is my bichts always like that and that is my business
hadii kale yaa kuu dhameyne , adigoo kale
nacas aan wax ogeen baatahay naag in lawaso aa
loogo talagalay ee adiga yaalagu wasin ileen
waxba ma wastidee , jaahil baatahay waxba makala
ogid, you mather •••• naagaha somalida •••••••••
oyikooda free lakiin marka hore ee qiimo isku
yeeshaa laakiin d.aa.la. marwalbo lugaheeda
ee ugu imaadaan she brings the candooms always like that aftar that I sale it

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.