site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Jaclaanlahaaya gabadh aan guursado

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Jaclaanlahaaya gabadh aan guursado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haajiga

Friday, October 20, 2000 - 08:05 am
asalaamu calaykum
bacda salaan waxa aan ahy nin weyn oo jira ilaa 37sano waxa aan leeyahay xaas wuxuu jira somaliya ana waxa aan jooga yurub waa kala fogaaney waxa aan rabaa guur labaad marka igala soo taliya arin taa .
weliba waxa aan ahay nin diin jecel xaaskayga kalena uma aragto dhib in aan guursado waayo wa xafidu quraan.
markaa jecliyaa inaan gabadh wanaagsan helo.
salaamu calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.