site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa ciyaar waqooyi laga dheelo oo tukkad baa la dhahaa!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waa ciyaar waqooyi laga dheelo oo tukkad baa la dhahaa!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAYRAAN

Monday, October 23, 2000 - 02:26 am
Berri aan sidaa u sii dheerayn ayaa nin reer barri ahi,(Barri waxan u aqanaa wixi Hargaysa dhinaca barri ka xiga oo dhan, and I could be wrong you know)uu socdaal ku tegey maagalada hargaysa isaga iyo gabadh yar oo uu kolkaa u waday caafimaad ahaan. Markii ay ka soo degeen baabuurkii ay saraayeen ee uu soo dhex galay magaalada badhtamaheeda ayuu arkay ragg badan oo meel maqaaxi ah ku hor tukanaaya! Markaas ayay gabadhii yarayd ay aabaheed suaashay raggani waxay samaynayaan! Markaasu inta uu wax uu ku sheego garan waayay ku jawaabay aabo WAA CIYAAR WAQOOYI LAGA DHEELO OO TUKAD AYAA LA DHAHAA!!!!

NOTE:
Sheekadan umma jeedo dadka reer barriga ah oo dhami diinta aad uma yaqaanaan ee yaan khalad la iga fahmin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 02:25 am
waan ku fahamay waayo wadankabaad kala taqaan walaal wad maahasantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuunyo baroow

Wednesday, December 27, 2000 - 09:26 am
to xayraan salaan ka dib
sxb sheeko lagu qoslo weeye halkaa ka hay waxaanse ku xasuusinayaa barri hadaad tidhi waxaan u aqaana wixii hargaysa bari ka xiga waa runta laakiin sxb burco hargaysa barri bay ka xigtaa ninkana inaanu ka iman waa cadahay sxb markaa hadaan reer burco nahay naga reeb anana sheeekada oo XAGAA IYO CEERIGAABO IYO BOOSAASO U RIIIX LOL


wasalaama calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.