site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiil doonaya gabar uu aamino noloshiisa 100% soomaali ah

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): Wiil doonaya gabar uu aamino noloshiisa 100% soomaali ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

max

Monday, October 23, 2000 - 09:31 pm
dhamaan hablaha soomaaliyeed ....waxaan doonaya gabar dabeecad wanaagsan niyadeeduna saafi tahay shaqaysata oo aan nolosha wadaagno ...
aniga naftayda wiil waxbartay ayaan ahay waxbarashadiisii dhamaystay waana shaqeeyaa oo shaqo perminent(fast) ah haysta...sida kale baabuur waan leeyahay gurana waan daganahay...laakiin nolosha intii ugu muhiimsanayd ayaa maqan...hablo badan waan sheekeysanay laakiin laakiin xiiso uma hayo gabar soomaaliyeed oo disco taagan habeen walba,,aniguba bishii ayaa markaan fasax mar helo soo eegaa magaalada,tii intaas oo kale samaysana dhib iguma hayso oo shaqaysanaysa,,,,dhab ahaana waqti aan la isticmaalo dumar ma hayo subixiina shaqo ayaan galaa gelinka danbana shaqo ayaan galaa...waxaan jiraa 22 sano ku nool Norway.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sara

Thursday, December 07, 2000 - 09:22 am
hahahahah=u know why no one repieled to u boy!!!!
coz no many ppl can read somali. beside u sound so buzy bro!!! u looking for a somalian girl=ka daay daayo=burco iyo ageeda!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.