site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ARYAA XAMAR XAA KADHACAY "LATEST ONE"

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): ARYAA XAMAR XAA KADHACAY "LATEST ONE"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baashe

Thursday, October 26, 2000 - 11:11 am
Dhowr bilood kahor xamar ayaa waxaa ku dhintay nin wadaad ah oo ka dhashay qabiilada xamar waayahan isku haystay kamid ah. Duugtiisii ayaa waxaa isugu yimid dad faro badan oo isugu jira qabiil walba. Markii lagaaray waqtigii meydka loo duceyn jiray ayaa waxaa is taagay nin oday ah oo yaqaanay wadaadka meydka ah derikiisana ahaan jiray. Markaasuu u duceeyey oo yiri: Ilaahow jannada gee intuu katagayna samir iyo iimaan kasii. Intii uu wadaadki ducadi waday, ayaa nin hoostiisa fadhiyey dadkii geesaha kafadhiyay wareystey oo yir: Aryaa Meydk yow yahay"Qabiilkiisa" nin ag fadhiyaa u jawaabay oo usheegay meydka qabiilkiisii. Intuu booday ayuu wadaadkii duceynaayey ku yir: Arrooy naga fadhiiso, Arrooy naga fadhiiso, Arrooy naga fadhiiso, Ma nin ciddaas ahaad janno ugu duceyhee, Ar ha ugu duceynin haday Janada Violent kadhigaayaanee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WuDog

Thursday, October 26, 2000 - 09:03 pm
Looollllllll! Woryaa! Finally, sheeko qosol badan
sxb. way 2 go bro,,,,As they said 1 mo time,,,,,
P.s Waa Qabiilkee Kuwa Janada voilent ka dhigaaye?
Majority Somalida ayaaba voilent iska ah, when either they drunk or not.
I'M OUT & PEACE UPON 6FT UNDER "MUSLIMS"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASH

Thursday, October 26, 2000 - 11:23 pm
100% cool
I believe I going to heaven insha allah
but Im not sure where dogs go
mujo bena 2 all u
bono noto
take care my dogs

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

owkuuku

Wednesday, November 15, 2000 - 04:01 am
aryaa xad ka wadaa sidan aad mesha kusoo qortayqalbi fican ilahey ha ku siyee.
ninyahow waxaso kale lagama sheekeyo hadi aad tahay nin wadani ah oo dadkisa iyo dalkiisa difaacayo,
wayo dad badan aaya laga yaabaa iney qalad uu fasirtaaan sheekadan oo kale marka sidaa awgeed iska daa.............. waxyaabahan oo kale

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.