site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Suuq-madow

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Suuq-madow
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shombe (Public user)

Unrecorded Date
Waasuge ayaa magalada Xamar yimid asago sonkor iyo saliid doon ah. Magaladi marki uu yimid ayu radiinteedi mudo ku qadatey.Marki dambe niin suuqa Sinai jooga ayaa wuxuu ku yirii war rashiinki suuq-madow ayuu noqdayee ee maxaad lacag heysata. Waasuge intii ay lacagtiisa uu goysey ayuu soo gatey, isago ka naxasan lacagtii uu watey tiradeda iyo yaranta rashinki.
Markii uu magalada kasii baxayay ayuu aadan maqley, markasu is yirii salada wax ka tuuko madama aad magalo jogtiid hada, waxayna ku begneyd markaas salada cisho. Waasuge saladi ayuu galey markii ee mareysey rakcadi 13aad ayuu iskaga baxay asago yaban, wuxusan garan iin saladu aheyd "tarawiix".
Tuuladi uu ka yimid marki oo garay ayaa la wareystey oo layirii bal ka waran magali Xamar wax walba suuq-madow ayey noqdeen la shegayee? Wuxuu ku jaabey " war waxaas iska dhafe ee Saladii Cisho oo Illahey meeqa rakcadood ayad ku ogeydeen?" see waxay ku jawaban," Afar rakcadood". Waasuge wuxuu yirii "ayadiina suuq-madow ayey noqotey oo waxan ka so baxay ayado 13 rakcadood mareysoo"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Silk (Public user)

Unrecorded Date
Wezz up shombe? Yo i was cracking all day when i read what you wrote brothers.....you're helerious.....and keep doing what you doing bro...
silk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame.... (Public user)

Unrecorded Date
TO: Shombe:

Mahadsanid Shombe, aad iyo aad ayaad iiga qoslisay walaal...Laakiin waxaad hilmaantay in aad ku dartid in ay ahayd bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo inta badan raashinka suuqa madoow noqon jiray..

Mahadsanid marlabaad..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciir (Public user)

Unrecorded Date
Salaamu Calaykum
To: Shombe

Good one, thanks we appreciate u funny story.

Amaano allah iyo amaano rasuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amoore (Public user)

Unrecorded Date
shoombe
mahadsanid saaxib aad ayaa iiga qoslisiisay walaahi saaxib waxana ka rajeynaya qofkii kale oo sheekooyinkan oo kale haya inuu noo soo gudbiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiraxmaan (Public user)

Unrecorded Date

Waad kumahad santahay sheekadaas qosolka badan shoombe, aad iyo aad ayayna iiga qoslisay,waxaan jeclaanlahaa inaad sheekooyin kaloo noocaasoo kaleeta ah noo soo qortid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

folley

Unrecorded Date
walaal aad iyo aad yaad u mahadsantahay!!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.