site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ninkii Socdaalay iyo wixii ka raacay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): Ninkii Socdaalay iyo wixii ka raacay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abwaan

Tuesday, October 31, 2000 - 03:14 am
Nin oday waayeel ahaa aa ka soo baxay gurigiisa xaafada Madiino waxay ahayd habeen toban saac meelahaas duqa soo u socday wuxuu ku dhacay shabkalaato Ciyaal faa cali u taal,duqa buugii naxariista aa loo fiirshay waxaa u soo baxday inuu wax taabsado markaas cabaar ka dib duqdoo suuqa ka sii gaar leh
aa meeshii soo martay,duqa waxaa lagu dhahay cab
shaqada duqii markuu wax yar qaatay aa la dhahay
JOOJI duqii inkaar oo ka bixi waayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARAMI

Tuesday, November 07, 2000 - 09:39 am
Waxba maad sheegin runtii adigoo kale inaad aamusto ayaad ku qurux badnaan lahayd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 11:44 am
Sxb
sheekomesha maku haysid bro.
wiilkan baan ku raacsanahay hoostaada wax ku soo qoray

Bal laakiin dhalinyaro PLZ hal wax ii ga jaawaaba
Soomalia wixii laodhanjiray ( Googaa cadalehe weli maxasuusatan when ya )

Iiga jawaaba?

Wax cirka taar kuleh dhulka taar kuleh Tagoogo orgileh Tunka shaash kuleh.

Caawimaad yar Waa wax duula

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abwaan

Thursday, November 09, 2000 - 08:25 am
From Abwaan

Sxb sheeko keena ama dooda ka daa meesha!
Tan kale Jawaabtaas waa (DAYUURAD)googaalaha.
Tana iska qabta waa MAGAC magaalo somaaliya ka mid ah oo marka qaybta hore aad aqarisid uu kuu soo baxayo CALAF ay xooluhu daaqaan qaybta kalena uu kuu soo baxayo MIDAB midabada ka mid ah.

Nabadiino.Salaad beeleey L/H Finland Tampere.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malabe

Thursday, November 09, 2000 - 09:33 am
TO ANONYMOUS!

JAWAABTAADU WAA NIRIGTA AMA GEELA DHALKA AH


TO ABWAAN SAAXIIBOW MAHUBO LAAKIIN WAXAAN UMALAYNAYAA:
1-GALGUDUUD am 2-CEEL JAALE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abwaan

Saturday, November 11, 2000 - 03:04 am
To Malabe

Sxb jawaabtu sidaa ma aha laakiin sida caadiga ah SHEEGIDDA googaale waxay imaan kartaa marka aad keento googaale kale oo aan ka jawaabi waayo hadaba keen googaale kale.

mahadsanidiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.