site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ANIGA MAYA KUMA DHIHIN

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ANIGA MAYA KUMA DHIHIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAACAD1999 (Public user)

Unrecorded Date
Waabaa waxaa dhacday in ay i guursadeen nin tuulo joog ahaa(balse aad u caqli badnaa) iyo gabar reer baadiye ah,markii la isu aqalgeeyey ayuu ninkii warsaday gabadha in ay la jiifsato waxayse ku tiri war i dhaaf iyada oo fileysa in uu ninka xoog wax kaga qaato laakiinse ninkii wuu iska seexday,habeenkii dambe ayuu haddana weydiiyey in ay la seexato weyse diiday sidaasna ayey ku dhamaatey tobobadii bari ee arooska iyaga oo aan isla seexan,maalintii todobaad ayey gabadhii u timid hooyadeed oo ay weydiisay siduu xaalkeeda yahay markaas ayey gabadhii sheegtay in ay wali ku sugan tahay sidii ay aheyd marki ay gurigooda ka soo tagtay,haddii ay hooyadii yaabtay waydiisayna gabadha waxa dhacay waxay gabadhu tiri hooyo ninku kaalay ayuu i dhahaa anna waa diidaa isagana waa iska seexdaa oo ima juujuubo,markaas ayey hooyadii tiri naa doqon baad tahay ninku waa ninkaadii ee ha diidin,waxaa la soo gaaray habeen haddii jeef la isu diyaariyeyna ninkii wuxuu ku yiri gabadhii naa kaalay markaas ayey gabadhii aamustay halkii ay markii hore ka dhihi jirtay i dhaaf,ninkiina wuxuu gartay in ay gabadha soo dabacday balse si uu hubsado heerka dabaceeda ayuu intuu afkiisa ku dhaweeyey dhagteeda kor u yiri MAYA' AA ,markaas ayey gabadhii tiri MAYA KUMA DHIHIN halkaasna waxaa ku dhamaaday caqabadii dhex taalay reerka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARFAAYE (Public user)

Unrecorded Date
TO DAACAD:
WAAD SALAAMANTAHEY SAAXIIB,
SALAAN KABACDI:
THANK YOU VERY MUCH.
DO YOU HAVE ANY MORE STORIES.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haji (Public user)

Unrecorded Date
To: Daacad.

Sheekada sida la iskugu gaabiyay ayaan ka helay.

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamaall (Public user)

Unrecorded Date
to daacad:
hadii aad tahay daacadka aan filayo waan kaa filaayey sheekadaa .
sheekadu waxay tusaysaa in dadku kala waayo aragsna yahay. gabadhu lafteeedu yaab ayay lahayd haddii aanay cararin oo ay hooyadeed aqoon teeda qaadatey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qadcab (Public user)

Unrecorded Date
To Daacad

Aad baad ugu mahadsan tahay sheekadaa murtida iyo qosolkaba isugu jirta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYSE (Public user)

Unrecorded Date
DAACADOW WABA YAAB
ANOO ANIGU AAN QOSLIN AYAN MANTA QOSLAAYE
OO REERKU REER AJEEBA AYEEYE AHAYAN
HAYE BAL SHEEKO KALE SOO SHAAG.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal miyaadan garanayn sida loo isicmaalo ,ka iyo .ka

thugsta90@go.com
('_') contact me bro i'll teach you some times............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
qolaaye waxaan ku odhan lahaa haddii aadan garanayn sida looqoro afkaagii hooyo iska aamus kaasaad ku wanaagsan tahaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISSE (Public user)

Unrecorded Date
AAD AYAAD UMAHADSANTAHAY WAA SHEEK QOSOL REEBTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
I don' t get the point.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tahaye

Unrecorded Date
tahaye
to:anonymous
waxaan jeclahay adigan dadka ku caanaya wax ma qori taqaanid an uu qoraalka barashadiisa ay kugu cusub tahay waxaana ka kasay sida aad u fiirinaysid qoraalka dadka
macalin waa kugu daadsantahaye is qalabee aan ku dhihi lahaa
by:tahaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amxaar kaadi xume

Unrecorded Date
Saaxiib aad baad u sheeko qurux badnayd.qaar kale haddad hayso noo xsoo dir.....ahahahashah ahahaha.
'Beerkaa i xannuunay saaxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABAR DADOOW

Unrecorded Date
THIS WASNT FUNNY CIYAAL KUNI KUNI SIDEE IDINKA TAHAY WAX QOSOL AH NOO SOO QORA NOOH WAH!
DADKA WAYBA SAC SACOOBEEN!-TAN SHEEKO LEE U ARKAA QOSOL MA LAHA GABADHA IYO NINKEEDA IS AFGARANWAA XUN BAA KA DHACAY OO SI SAHAL LOO XALIYEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MN-mpls

Monday, July 24, 2000 - 09:28 pm
Nin baa naag daba guray meel mugdi ah markaasuu
meel qaldan kasaaray waxay tiri i-iih meelkale ayuu kudayay hadana tiri i-iiih markaasuu meelkale kudayay waxay tiri ii-hiiii
lol....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.