site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAAR KUMAA CEELBUUR KA YIMID:party one.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): WAAR KUMAA CEELBUUR KA YIMID:party one.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiloos

Monday, November 06, 2000 - 06:10 am
Malin aya labo nin oo reer wuqooyi ah soo raceen babuur laga buuxo oo cariiri ah .babuurki marki uu dhex sii maraayay ayaa xariifkoo dhuuso ka fakatay,dadkii dhamaa sanka ayey qabsadeen.Labadii nin oo reer wuqooyiga ahaa, oo gadaal fadhiyan aya dhusadi soo gaartay markas baa mid ku yiri saxibkiis waar Jaamacoow ma garaneysaa walaweenta Qolada dhuusto markasuu yiri haa, kadibna wuu istaagay asigoo kor u qeylinaayo ayuu yiri WAAR KUMAA CEELBUUR KA YIMID.midkoo aa yiri aniga markaas aa ladhahay BABUURKA XAARKA NOOGA DHAAF. AH AH AH AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

pinball

Tuesday, November 07, 2000 - 05:30 am
you know what iam from elbur and i don't fat infront of peole, and i think is quite shame if you do that, i think you should get a joke from the NET cause what you just ain't funny at all.

it will do you good trust me man (log on and get some jack ass).

love to my all som.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 14, 2000 - 07:59 am
Duqa shekada aad eyee u qosolbadneed ee qeybti labaad nosoo dedaji.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOI HATE U

Wednesday, November 15, 2000 - 04:42 am
•••• y'all..CEELBUR GOT GOIN' ON AIGHT,..
I THINK THAT DUDE WILOOS IS A GEEK IF HE LAUGHS AT THAT!!!!NIGGA PLEASE U SHOULD GET A BETTER LIFE !!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gagaale

Thursday, November 16, 2000 - 06:01 am
Hi,boy from Elbor,ha qarin ninka gariga ku dhexdhusay.
wiloos:shekada noo wad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boobsiiye

Friday, November 17, 2000 - 11:22 am
reer ceelbuur hadaadnaan futadiina 'control' ku hayn karin maxaad baabuurta dadka usoo raacaysaan marka hore hadii kale dabada fur soo gashada....may b it will help.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ustaad

Sunday, November 26, 2000 - 11:28 pm
TO:wiiloos iyo boobsiiye

waxaan ka xumahay maangaabnimadiinna iyo hadallada gurracan ee aad ummadda lasoo dhex gasheen, kolley nin waliba garaadkiisuu hadlay haddii wiilos is yiri dad ka qosli wey u socon weydey oo wax micno ama xigmad ku fadhiyo muusan sheegin, waxaanse la yaabay caaqnimada boobsiiye, warninyahaw weligaa ma tagtay Dooxa-ceelbuur mise jirtaa wax figrad ah aad u leedahay deegaankaas? taasi waa su,aal aanan jawaabteeda kaa sugeyn balse markii aad reer-ceelbuur caysay waxaad fuushay jaranjaro dheer ee bishaaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S-girl

Monday, November 27, 2000 - 12:00 am
waryada...r u stupid or what...let reer ceelbuur alone....maxaa inka galay!!
wixi duusa ha duuseen!!!
freaks!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

onkod

Tuesday, November 28, 2000 - 10:41 pm
s-girl iyo ustaad aduunyo waa ka harteen ma hadaa kenteen inaad ceelbuutr ka dhigtaan
tuulooyinkaas oo kale waa laga xishooda
nin macalin ah aa tegay meeshaas wuxuuna dhehay ceelbuur waxaad ugu tegaysaa
nacas murusade iyo •••• duduble

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shamso

Saturday, December 02, 2000 - 12:35 am
TO: Onkod
waxaa iska cad inuusan hadalkaadu micno lahayn maaddaama uu ku saleysanyahay macallinbaa yiri, waxaa iga qoslisay markaa tiri "ceelbuur ayaad wax ka dhigi rabtiin", Ceelbuur ilaaheybaa wax ka dhigay waana rugta farshaxanka soomaaliyeed qeyraadkeeda dabiiciga ah iyo dadkeeda wanaagsan ee ilaahey u hibeeyeyna waa lama xaqiraan, calaakulli-xaal figraddaadu wey liidataa waxayna ka marqaati kaceysaa maangaabnimadaada iyo aqoon yarida kaa heyso reer-ceelbuur,
Abwaan soomaaliyeed ayaa yiri "deeqsi habargidir ha noqon, doodaa xawaadlana ha noqon (malaha garta iyo doodaha ayey ku dheereeyaan) doqon murusadana ha noqon (sababtoo ah waa wada nin karmeed doqonna lama noolaan karto.
xigmaddani haku dareensiiso dabciga uu shaqsiga reer-ceelbuur leeyahay,
haddaba markaan kuu tibaaxo murtida soomaalida oo ah falsafadda ka tarjunta xaqiiqda hab dhaqankooda ayuu abwaan soomaaliyeed yiri asigoo tilmaaya astaamaha qabiil kasta uu goonida u leeyahay "......... habla quruxna hadamaa leh qurun badanna gaaljecel, quraan badina shiiqaal, qeyla badanna habargidir, qabiidnimana murusade........." waa tix dheer oo soomaali oo dhan ka hadleysay meeshaanna kuma soo koobi karo, balse qabiidnimada uu murusade ku sheegay ayaa lid ku ah jiljileec iwm, waase dad soo dhoweyn iyo naxariis badan, dudublana waa dad sharaf leh umana qalmaan xumaanta aad ku sheegtay,,
warkeygu haku deeqo haddii kale macallinkeygaa yiri ku hay oo nacnac iyo caqli daxaleystay lasoo indho caddow,
walaal anigoo aamminsan inaanan kugu xad gudbin ayaan kaa raalli gelinayaa haddaa qalad ka fahanto qoraalkeyga, waxaase iga talo ah adiga iyo kuwaan kula midka ahba aammusnaantaa ku roontihiine iska aamusa,kana toobad keena cuqdadda aad u heysaan murusade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Monday, December 04, 2000 - 03:47 am
TO: shamso iyo Ustaad

walaalayaal salaan qiima badan keddib waan ku farxay sidaa u abaal-mariseen wax magaratada iska hadashay,
waa gob iyo xaalkeed iney afka ka jifeeyaan wixii isku daya iney sumcaddooda meel uga dhacaan,
dhul ilaaheybaa noogu deeqay Dooxa-ceelbuur meeqaan dhalashana nagu qanciyey,


TO: S,girl

adigoo reer-ceelbuur caynaya isla markaasna iska dhigaya gabar reer-ceelbuur ah ayaad isku dayday inaad si dadban u aflagaaddeyso, annaguna waa dhiifoonnahay oo warku nagama hoos baxo,
waxaan maqli jiray "goormey haadda iyo duushadu Aarkii haweysteen? ee
goormaa heerkaas la gaaray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Thursday, December 07, 2000 - 03:55 pm
ONKOD DHOORE adi reer ceelbuur aad wax ka
sheegee yaa kaa dhuusa ur badan maraxyohow
jeegadheerahaaa
dhuusadaaada tiibisho aa laga qaadaa

hahahhah looooool
peaceeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiloos

Friday, December 15, 2000 - 09:25 am
Anigoo ah wiloos kuna dhashay H\WADAAG gaar ahaan suuqa Ceel Ibrahim,ayaan waxan ka codsanaya dadka meshan kumurmaya in ey muranka dhafaan sababtoo ah qof walbo dhuuso waa ka fakan kartaa laga yaabo in ey kafakatay dhuusada Mr.CEEEEEELBUUUUUR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceelbuur

Thursday, December 21, 2000 - 01:59 pm
hahahahhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh saxiib waad mahadsantahay aad ayaad iga qoslisay.
saxiib ustaad iyo gabdhany yar yar ee u ooynaya ceelbuur waxaan idiin sheegayaa in ay tahay leh sheeko.
hada idinku ma waxaad leediihii reer ceel buur ma dhuusan hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.
waa dhuusan ta ugu xun hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh .
saxiib qabta labaad soo qore si dag dag ah.
waad mahadsantahay wiloos.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr: Galgaduud

Monday, January 08, 2001 - 11:32 pm
TO: Wuxuushta

Gunyahay is aruursatay ma waxaad u maleysaan in cayda Reer-Ceelbuur ay nasabnimo siyaadiso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 12:28 am
TO WIILOOS ahahahahahahahahaha sxb runtii waa iga
qoslisey pls noo soo daa qeybteeda 2aad naga daa
waraabayaashaan warkoodee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.