site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NINKII IYO NAAGTII AHAA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): NINKII IYO NAAGTII AHAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
A/CALKUM

AD IYO AAD AYAY IIGA QOS LISIIYEEN JOKS KII AAD QORTEEN

Hadaba waxaan idiin hayaa mid iga qoslisay aniga idin kana waxaan rajeenayaa in ay idinka qoslin doonto, waana wax dhacay oo run ah

Nin iyo naag ayaa is qabay waxayna is ku dhaleen wiil, nin ku wuxuu ahaa nin is ka shaqaysta marka siduu subixii u baxo wuxuu imaan jiray goor danbe.
Waxaa dhacday in naagtiisii nin ka le la saaxiibtay oo ay Arimaha ka la fushan jireen waxay na sameeyn jireen markaay Hoosha qabanayaan waad fahanteen ayaan u malay nayaa hoosha Cunuga ayaa nin ku dhabarka ku xiri jiray siduu cunugu u ooyin maalin tii danbe ayaa waxaa dhacday in nin kii guriga lahaa yimaado goor aan la filanaynin iyo goo howshii ku jira markaas ayaan nin kii cararay asigooo cunigii xanbaarsan mar kuu meel dhexe maraay yay ayuu wuxuu maqlay wax dhabar kii sa ka oo yaaya markaas ayuu cunigii ku tuuray meel xexe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Seeko (Public user)

Unrecorded Date
Warkadaa beenta qof waalan baatahay ee bal waxaad latimid fiiri kahadalnoo wadankii ama waxkale oo bulshada u roon waamaxay ninbaa cunug lacararay ma afbaa mase caricarbeed baa dhalay oo kaleh miyaa
kadaa fadlan waxa xun xun ee aad kadhiganeysid madadaalada waayo waxaa jirikara in aad diyaarisaan aqli cusub oo wadankii aan kudhisano hadii kale waad dhunteen

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.