site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ruux la jeclaaday

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): Ruux la jeclaaday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afrikaan

Tuesday, November 07, 2000 - 10:40 am
Magacaygu waa Afrikaan...waxaan imi Maraykanka '99 bishii August...waxaan galay College...Engilishka xoogaa ayaan ka iqiin marka waxaa la i fariisiyay galaas xoogaa sarreeya...galaaskii iigu horeeyay ayaa waxaa dhacday inaan ka saaxiibnay gabar ka timi India

Gabadhu ay qurux badnayd waxayna da'deedu ahayd 19...gabadhu waxaan ula saaxiibay inaan casharrada iska caawino...maalinkii dambe annagoo joogna meel cidlo-cidlo ah ayeey inta eey buugaagtii dhigatay ayeey igu tiri sir ayaan kuu sheegayaa...markaasaan iri waa maxay:

Waxay igu tiri aad iyo aad ayaan kuu jeclahay oo habeenkii ma seexdo...waxaan ku hadlo ayaan garan waayay...damac ayaaba i galay ilayn anigu gabadha shukaansi ulama socon, shukaansina igama hayn ee waxay iga haysay mar uun dhamee collegka...

waxba yaan hadal idinku daalininee, gabadhii waxaan ku iri hadda jacayl diyaar uma ihi ee walaaleey guur iyo wareerkiisana diyaar uma ahi...

Ragga ilayn waxbaa gubayee waxaan damcay inaan si xaaraan ah ugu tago...gabadhii waa ay ooysay ama booyday oo waxay igu tiri intaa in ka wayn ayaan kuu hayaa oo waxaan rabaa inaan is guursano...waxaan ku iri guur diyaar uma ahi ee faraha iga qaad

Anyway, gabadhii markaan sidaa ku iri ayeeyba isii jeclaatay oo meeshaan cag dhigaba way imanaysaa...saaxiibaday ayeey su'aalaysaa meesha aan jiro...galaaska aan dhiganayo hortiisa ayeey igu sugaysaa, anigoon oran iigu imaaw...waxaan dareemay "Guilty" oo aad ayaan uga naxay run ahaantii sababtoo ah aad ayuu jacaylku u galay...aniga xagaygana ma aanan jeclayn run ahaantii...

illaa iyo hadda waa ay i dabo socotaa, waxaan rabaa si aan isaga reebo oo aanan godobna uga galin???!?!??!??!

Waxaan u baahanahay advice ama talo!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaanick

Tuesday, November 07, 2000 - 12:14 pm
Afrikaan:
Afrikaan..you got yourself in trouble big time. It seems like to me you have taken advantage of this young lady, and miss led her by getting "you know what from her". That wasn't right what you did, but waxaan ko oranlahaa, meesha Schoolka isga tag, change your adress, or perhaps move all together. Other wise be a real man, sit down with this girl, and it may hurt her feelings now, but in the long run she will benefit. Tell her flat out that you are not interested, don't say no"when you mean yes", meaning make it very clear that you don't want anything to do with her what so ever. This is if you really want her to leave you alone.

Pretend like you are a new man, tell her that you are sorry for miss leading her at the beggining, and that you are a changed man, and just want to move on with your life without her interfering at all times. Make sure to let her know that the decision you are making has nathing to do with her. The whole point is don't be rude/disrespectful or anything that you know would hurt anyone/((remeber that could be you)) Humans are sensative, and we girls are way more sensative if you know what I mean!! Flat out tell her you don't want anything to do with her(meaning no "We can be friends crap":O) Cut it out, and Cut out today!! "Mohamed Gandhi" once said "Love your enemies," by all means don't hurt the poor girls heart, just be a man about it!! Good luck!!

one love
Ayaanick

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Wednesday, November 08, 2000 - 04:24 am
TO African
Walaalkiis waan ku salaamay hadii aan ku siyo figradeeyda walaalkiis waxa aad sameeynaeeyso waa qalad oo ka soo qaad naftaada adiga hadeey kugu sameeynlahayd gabadha sidaa maxaad sameeyn lahayd? ood seexan weeydo habeenkii marka walaalkii la' hadal oo fiiri hadii aad wax laqabnkarto kolay gabar baad shukaansan lahayd qofku jecelna sida lagu helaa way'adagtahay marlka walaal kiis u qabooji sida bini aadin ula hadal ileeyn orad wax kuuma tarayee usheeg in aad diyaar ahayn laakiin aad sida shaqsi aad ujeceshahay oo aad isku dayi doontid hadii jaanisku kuu saamaxo wax kale niyadaada hada ku jiraan lakii wixii ilaah uqoray aysan weeyneeyn oo hadii ilaah isku kiin qoray aad waqti isla qaadan doontiin marka iska jir nabsiga waa ku garbyaalaa oo yuusan kuugu soo gadoomin qofka bina'aadamka haduu kunaco way adagtahay sida uu kugu jeclaado siada aya soomaaalida horay u tiri qof hadaad naceeyso aad ha'u nici jeclaan doontidee ma'ogi? waxaan ula jeedaa ilaah agtiis wax kama aha in uu kugu soo rogo gabadhaa waxa haya ii isjir nin ragbaa ilaah kaa dhigay xali arinta gabadhana wax ha'udhimin gabar waay kula dhalatay wayna ku dhashay ogoo
walaal kiis intaas waa iga talo
Good luck Bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anas

Wednesday, November 08, 2000 - 05:50 am
To Afrikaan!

Saaxiibow waxaan rabaa inaan wixii fikradayda ah kugu kordhiyo. Siday Ayanick sheegtay kuma oranay o waad marin habaabisay"miss led" qofta sababtoo ah ma ogi xaqiiqda, laakiin haddii aad marki hore ku tiri waan kaa helay iyo waxyaabo lamid ah markaa waad qaldantahay. Laakiin waxaan rabaa inaan ku waydiiyo siduu qof kuu jeclaaan karaa adigoon waxba lawadin ama wax idin kadhaxeyn. Sidaan anigu qabo Jacaylku ma'aha wax qof kaliya uu isku beeri karo waa inuu qofka kan kale ka arkaa inuu yahay qof wax lawada inuu yahay. Marka waxaan ku oron lahaa kuma jecla ee way kaa heshay "she has crush on you". Taasina waa wax maalin walba dhaca waxaana daawo u ah runta. oo ah inaad u sheegto inaad wax uhayso iyo inkale,inaad daraymayso waxa ay dareemayso, koley adigaa og. Marka saaxiibow qofta runta usheeg adigoon utusayn inaysan kuu qalmin. Be nice and gentle, don't be rude

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afrikaan

Wednesday, November 08, 2000 - 01:00 pm
Waad wada mahad-san tihiin: Anis, Kaftan iyo Ayaamick.

Horta Anis, aniga qoftan wax lama aanan wadin, laakiin markii aan arkay meesha uu xaalkeeda marayo iyo sida ay u dhiban tahay ayaan waxaan is iri bal xoogaa si qaboow wax ugu sheeg...laakiin waa ay ka sii dartay...markii aan is iri si kulul wax ugu sheegna, haddee waaba la ogaa waxa ay i marsiisay. Meel walba oo aan cag dhigaaba waa ay taagan-tahay.

TO: Ayaamick: sis i did not take advantage of this young lady...she is the one who loves a man who don't love her....

TO: Kaftan saxiib figradahaada kale bal ii soo sheeg

Waxaa ugu yaabka badan oo aan aad uga naxay waxaa ay igu tiri haddii aan kula seexdo ma i guursanaysaa...aad ayaan isugu naxay...aad ayaan u fikiray oo waxaan is iri haddii aad gabadhan been u sheegtid ayadoo sidaa daacad kuugu ah, barri ayaa adna mid aa jeceshahay been kuu sheegi doonta ama ku qiyaami doonta. Marka lama aanan seexan, waan iska daayay.

Midda ugu wayn ee aan ku guursan la'ahay waxa ay aheed wax barashadayda oo aanan rabin in uu qal qal iga galo...Markii aan sidaa u sheegay ayeey waxay igu tiri "anaa inoo shaqayn doona inta aad ka baxayso Collegka" Wallaahi sidaa bay igu tiri...mar kale ayaan aad u sii naxay, oo waxa aan ogaaday heerka ay taagan tahay...intaa waxaa ka sii daran waalidkeed oo ogaaday inay wax inaga dhaxeeyaan oo marnaba u ogolayn in nin Afrikaan ah uu guursado...sidaa ayeey ii sheegtay...

Saaxiibayaal waaba guursan lahaayee midda kale ee ugu wayn waxa ay ahyd ilamha aan iska dhalno waxa ay noqonayaan...anigu ma ahi wadaad laakiin aad ayaan arimahaa uga fakaraa...marka aan su'aashaa su'aalay ayeey waxa ay igu tiri haddaan afar ciyaal dhalno, labo Muslim ha noqdeen labana Christian...aad ayeey arintaa iiga nixisan...oo aan ku iri mar dambe oo aan taaganahay ha iman, walina waa ay iga hari la'dahay...ma nabsi ayaa iga soo gaarayo haddaan si xun ula hadlo oo aan dadka hortooda ku fadeexeeyo...inaan arintaa sameeyo, ama aan si xun ula hadla waan ka baqaa, ilyn ma rabo inaan noqdo DOQON LA JECLAADAY

Saaxiibayaal talo ayaa igu caddaatay !!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JANTAL AAMIN

Thursday, November 09, 2000 - 02:55 am
TO - DUQA WAXAAN KU ORAN LAHAA IS HABEE ADAABA
QOF KU JECEL HEYSTA ILAAHOW MEY YUHUUD AHAATO
MARKA DUQA QOFTA BAAR JECELKEEDU MA BAASHAAL KALIYAA MISE WAA MID XAG JIRA
HADUU YAHEY NID XAG JIRA DIINTU WAA BANEYSEY NAAGAHA GAALADA HADAAD DOONTO MUSLIMI HADEY ISLAMTONA DIINTA ADIGA WEY KAA BADINEYSAA OGOW
MARKA DUQA MUSTAQBALKA DHIS HADEY WAALIDKAA XAG JIRAANA OO GABAR TOLKA AH KULA RABAANA LATASHO QAASATAN HOOYO MACAAN ARINTAAN U BANDHIG
WAXAY KATIRAAHDANA ARAG
LAAKIN OGOW GO AANKA ADAA ISKA LEH
DEE OGOW WIIL AJAANIB GUURSANA UGUMA HOREYN
DHALINYARO BADAN OO WESTENKA JOOGA
NAAGO CADAANEY QABAAN
QAAR BAA MUSLIMIYEY QAAR BAA BEERTA KADA GALEY
AYAGII QUDHOODII DHUMEY
MARKA DUQA ANAGA TALADEENA WAA HADAL
LAAKIIN ADIGA NINKUU DHIBKU HEYSTAA TAHEY
MARKA MID OGOW RABI TALO SAARO
DIINTA ADKEYSO QOFTAASNA HABEYSO OO ISLAAMI
HADII KALE INTEYSAN TALO FOGAAN HADEER FARISYOONAHA UGA SOO BOOD
QORE JANTAL AMIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BEENAALE

Thursday, November 09, 2000 - 03:20 am
OH MY GOD AFRICAN-BOY I USE TO SAY THAT •••• IN
"JAMAAL ABDINAZIR" MY SECONDARY SCHOOL BACK IN MOGADISHO,YOU WISH THAT WAS THE CASE BUT ITS NOT,MISKIIN JUST DO LIKE WHAT ANYSOMALIMEN DOES THIS DAYS WATCH PORN-SITE AND PRINT OUT SOME NICE PICS AND LET SOME OF THAT "CULEES" LEAVE YOU ALONE,AFRO-BOY WORK HARD MEN AND SAVE SOME MONEY FOR "GABADHA LAGU SIIYEY" AND LETS HOPE SHE IS NOT FAT AND UGLY,HMMM STOP DREAMING MEN,TIME IS MONEY, C YA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wayne

Thursday, November 09, 2000 - 03:37 am
Afrikaan waxaan ku oranaayaa ilaahaa kula jira.
oo nin rageeda ah noqo,ee gabadha wadaad u geey
ee quraan hala saaro.ama mingis hadey qabto halaga tumo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xbb

Thursday, November 09, 2000 - 09:52 am
Afrikaan goor maad is beddashay waadigii labaatanka naagood guursadaye..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAFIIQ

Friday, November 10, 2000 - 03:51 am
to africaan
sxb waxaan kugula talin hadii aadan jecleeyn
kadheeroow meel ay joogto ama fasax aad mudana ka maqnoow ayada ayaa ku iloobi doonta
waa caashaq digaage waan naqaan hindiyad marka hore kudhada mahabadkii haqiiqatiyaahe marka danbana nagu dhahde negerkiihee oo micnaheedu yahay waan kunecbahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Friday, November 10, 2000 - 04:13 am
TO African
walaalkiis waan ku salaamay talo waa tii illaah hadalna waan kaa wadno aan ka hadlo muhiimada
1=Waxaad ogaataa guurka in uu yahay guul kamida guulaha nolosha uu u baahan yahay in aad sifiican uga fiirsato.
2=Waxaad ogaataa haddii ay ku jecshahay waxba kuuguma xirayso arinta caruurta haduu ilaah ku siiyo nus gaal nus muslim taas waa wax aan la ogolaaneey ogoow markaa dhimato su'asha ugu horeeyso waa caruurtaada diinta ma'bartay?
3=hadaad iyada muslimiso waxaad shaqeeysatay ajarka ugu weeyn ee isku day in aad muslimiso oo aad guursato waalidkeeda iska iloow hadeey ku jeceshahay waalidkeeda waa qasab inay gabadhooda dhinaceeda maraan

sxb isku day in aad xalaaleeysato oo aad muslimiso gabadh markaa guursato oo aad u tageeso ajar ayaa kuu socdo marka walaalkiis ficilka adaa iska leh ee ila soo socodsii sida ay arinta ku dhamaato'''''' waxaan kuu rajeeynayaa sida qayr kugu jiro in ilaah kaaga dhigo xaaraan ka dheeroow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANAS

Friday, November 10, 2000 - 06:55 am
TO AFRICAN!

Ninyahow waan kugu wareeray maansha gabadha Hindidana wareertay. Waxaan sidaa kuu leeyahay, Mar waxaad itiri majecli qofta waxna lama wado, marna waxaad ileedahay waxaan kawada hadalnay haddii aan carruur dhalno maxay noqon doonaan. Waxaad ii sheegtaa sidee ugala hadashaa qof aanan wax idinka dhaxeyn carruur iyo mustaqbal.

Tankale aan rabo inaan wax kaa iraahdo waxay tahay waxaan arkaa in dad badan ay kugula taliyeen inaad iska guursato. Anigu maqabo arinkaa inuu arin wanaagsanyahay, waayo guurku maaha wax iska guurso sidaad kor ku soo sheegtay marka hore waa in labada qof ee is guursanayo ay labo qof oo isjecel yihiin. Sideed qof isaga guursataa adigoon jeclayn? Jawaabteeda ii soo sheeg haddii aad jawaab uhayso.

Gabo gaboda hadalkayga waa intaad iska dayso miic miicda jil jileeca gabadhana waqti haka lumin adna ha is wareerin ee gabadha runt usheeg. runtana ma aha inaad ku tiraahdo waxba kuuma haayo hadana warsato carruurtaad dhali doontaan maxay noqon doonaan. bro act like a man and if what I said offended you sorry I didn't mean it that way. I just want what is best for you.....Take car now

please next time when you want write something to me please spell my name right not Anis, its Anas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afrikaan

Monday, November 13, 2000 - 07:40 am
Ok Anas...horta aan kuu sheegee gabadhan ayadaa iga bad-badisay...waxay igu tiri "Give me one reason why you don't want to marry me" Gabadhu run ahaantii waa ay qurux badan tahay, laakiinse qurux kaliya gabadh looma guursado...the one reason i told was that if i ever have kids with any women, my kids should be Muslims 100% sidaa ayaan ugu jawaabay markaasay waxay igu tiri, ka waran haddii 50% ay noqdaan Muslim inta kalena Gaalo...su'aashu sidaa ayeey ku timi, sis Anas...

Midda kale ee aad tiri iska daa miic-miicda iyo jil-jileeca, horta anigu ma ahi ruux is faansha, laakiin i talk like a man, i write like a man, and i f... like a man (i am sorry if that offended you)

Sis, Anas, marka ay arintanoo kale kula soo gudboonaato ayaad ogaanaysaa xanuunkeeda iyo dhibkeeda...ruux ku leh waan ku jeclahay oo meeshaad cag dhigtaba kula taagan, waa dhibaato...horayna waan kuugu sheegay inaan ragga qaarkiisoo kale ahayn oo ma rabo inaan been u sheego kadibna la seedo, kadibna xariga u jaro...

Afrikaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anas

Monday, November 13, 2000 - 07:51 am
Afrikaan!
Here you are again calling me sis. Sorry I am bro. All I am trying to say is Don't waist your time and her's, just tell her the truth and if she can't handle the truth then don't associate with her show her how serious you are about this.

take care bro. I hope you find the solution of this complicated situation that you are in.

Peace!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afrikaan

Tuesday, November 14, 2000 - 07:31 am
sorry Anans to call you sis, but your name seemed to me a female one...once again sorry about that bro...

Thanx for your advice...


Take care

Afrikaan!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sobal

Saturday, November 18, 2000 - 02:08 am
afirikan aboo waa ku salaamy
anoon hadalka kugu sii badina
waxaan ku dhihi lahaa qaladka
aad kujirto kabax
oola qabo gabadha
jaceeylka kaas la ikuma sii daayo waacadaw
hadeey muslim tahyna kaba
siifiican aheey gaaltayna mulimi waa kheeyr kheeyr ku dar see
jaceeyl kana waa cadaw sidiisa
banaan ba ee ninan ta la qabo aboowe
laakiin waa naage sharuudo ku xir marka hor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 08:23 am
To Afriakaan

Naag ajnabiya isaga har ina adeer, taa mida hore.
Sidii nin balo ah baad u wax u soo qortayee, ina adeeroow deegaanka haweenka dega maad raadsatid, kuwaa oo kaliyaad is fahmaysaanee. Tu caano dhaya, oodkac subagaysan lagu soo korshay aan kula raadsho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Thursday, November 23, 2000 - 10:21 pm
TO MR AFRICA
NASIIBYADA NOOCAS ABOW ONCE IN A LIFE TIME EEY KUSOOMARAANE DONT MISS IT ...
PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 24, 2000 - 09:27 pm
hey africaan arintaas oo kale aniga ayey marar badan i qabsatay markii igu daranayd waxay ahayd wiil carab ah ayaan la dhiganayey college wuxuu ii sheegay inuu aad iga helo waxana ahay gabar somaliyeed oo dhaqankeeda aad u jecel waxaan xirtaa qimaar saladayda waan tukada waqtiga aan firiiga ahayna masjidka ayaan ka dhagaysan jiray hadba wixii ka socoda ama xadiis ama qiraada qu,aanka. hadaba war yanan kugu daaline waxaa dhacday wiilkii inuu aad i jecelaaday masjidk iyo iskuulkaba waan isu arki jirnay ma jeceleyn inan xumeeyo wiilkaa sababtoo aad ayuu insaan u ahaa mar walbana wuxuu ahaa mid isu,aala hadii aan help rabo waxaan ahaa gabar aad u yar markaa ana jirin walid ama walal u jooga nasiib wanaag anina wiilkii wanagiisi waxaan mid mar walba u og tasina waxay keentay inan jecelaad jacayl walal nimo habeen ayuu wuxuu igu yiri walal inan ku guursado ayaan rabaa oo kuu qabto wax walbo ugu danbeyn aritii waan u fakaray waxaana u sheegay inan jecelahay lakiin anan kuursan kari wuxuu yiri why musilm ayaan ahay wana ku jecelahay, taasi waa run lakii waxaan u sheegay isku dhaqan manihin isku wadana ma nihin anigana wadankaygi ayaan aadi raaxona kuma dareemayo luqad aan luqadayda ahayn oon bartay ugu dabeyn waan ku gulaystay wiilkiina wali waan xariirnaa gabar wadankooda ayuuna guursaday marka africaan be nice een ka dabaalo good luck.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.