site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CEEBTII KA DHACDAY SOMALINET/CHAT

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): CEEBTII KA DHACDAY SOMALINET/CHAT
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Majabe (Public user)

Unrecorded Date
Run ahaantii sheekadani waa mid dhacday oo run ah.
waxaa jira nin aan saaxiibo nahay ninkaas waxa caado u noqotay inoo cayaaro chatka.
Hadaba waxa uu kula kulmay gabadh mudo ayayna wada sheekaysanjireen ilaa uu kajeclaadey ,kadib waxay kuwada xiriiri jireen email kaasoo socday mudo.Saaxiibkay wuxuu ahaa 30 jir guurdoon ah laakiin gacalada aanu weli arag waxay kala joogeen laba magaalo kuwaasoo kala ah Stockholm iyo Kalmar ninkii saaxiibkay ahaa wuxuu igu wareerin jiray goormaan arki oon laqoslin runtii jacaylku wuxuu kagaaray meel xun maalintii danbe ayay ku balamisay laybareeriga si ay isu bartaan waxaan qaadanay gaari iniga iyo isaga kadib markaan tagnay meeshii waxaan kula kulanay gabadh yar oo jirta 12 sano una dhalatay kurdi ,saaxiibkayna way karaacday oo weli waa xanuunsanyahay hahahahahahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYNUUS (Public user)

Unrecorded Date
TO MAJABE

WAA IGA QOSLISAY WALAAL, WAADNA KU MAHADSAN TAHAY SHEKADA RUNTIINA DAD BADAN EE DIGNIIN U NOQNEE, SAAXIIBKANA WAXAAN U RAJAYNAYAA CAFIMAAD DAG DAG AH, MACALINKA KOLAYBA HADA WAA KA XANAAQAA INTERNETKA.

NABADEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciir (Public user)

Unrecorded Date
Salaamu Calaykum
To: Majabe

Majabe waa arin cajiib ah lol.

Amaano allah iyo amaano rasuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soman (Public user)

Unrecorded Date
by soman
Wax walba ka filo machinkan hadii aadan is ilaalin
waxbaa kaa raaci

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DJAMAD (Public user)

Unrecorded Date
OK,ITS A GOOD ONE BUT ONLY AS A JOKE.
IF THIS STORY IS TRUE AND HAPPENED TO MY FRIEND
I WOULD NEVER TELL IT.
THE ONLY THING THAT I WOULD LIKE TO TELL YOU IS:
YOUR FRIEND IS NOT LUCKY BECAUSE OF WHAT HAPPENED TO HIM,AND SPECIALLY TO HAVE YOU AS A FRIEND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Majabe (Public user)

Unrecorded Date
salaan kadib Saaxiibkay raali ayuu ka ahaa inaan qoro sheekadaan waana ila fadhiyay nabadeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharaf (Public user)

Unrecorded Date
Majabe ahahahaah! Ar waa ku dhacdey saaxibkaa. Lakin SomaliNet Kurdi yaa baray:-)
Very funnnnny!
Xiise dambe!
Sharaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar (Public user)

Unrecorded Date
Mannn, that is so funny 12 yrs old kurdish-girl having her first date with a 30 years old somalian guy...I wonder what kind language have they used to communicate.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon (Public user)

Unrecorded Date
I wonder what the level of their discussion was?
I hope a 30 year old Somali man is mature enough to know the difference between talking to an adult and a child.
The joke in this case is the quality of our people.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniso C (Public user)

Unrecorded Date
To Majabe:

Walaahi waad naga qoslisiisay diigniin weeyna waad na siisay thanks bro.

To Faynuus:

Walaashiis hada si fiican ma u fahamtay sababta aan internetka nibankooda uga baqaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gar maqaate (Public user)

Unrecorded Date
Majabe nacas aan laga nacasaneen ayaa tahay
Maxaa yeelay saaxiibkaa ayaa sirtiisa sheektay taasna wax raganimo iyo saaxiibtinimo lagu yaqaanay ma'aha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QURUXLEY (Public user)

Unrecorded Date
THNXS MAJABE 4 SHARING THAT JOKE BUT ITS NOT A JOKE ITS DISASTER SO U SHOULDNT WRITE AS A JOKE U SHOULD WRITE IT AS WORLDS WORST DISASTER BY QURUXLEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslima (Public user)

Unrecorded Date
To Gar maqaate:
first of you shouln't call him names like "nacas"
it is clear that you didn't read what majabe said "saaxibkey raali ayuu ka ahaa inaan qoro sheekadaan waana ilafadhiyaa" and it not a secret it happens all the time. Gar maqaate saaxiib nimo wax maka taqaanid. please forgive me if I offended you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslima (Public user)

Unrecorded Date
TO: MAJABE,


Walaal saaxiibkaga markuu gabadha baranayey maweydiinin meyaa sanakeeda iyo wadanka ay katimid
mise wuxuu ka bilaabey waan ku jeclahay?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaad (Public user)

Unrecorded Date
Waa waxa la yaab ah.
Waxaan u maleen jiray dadka Somalida ah in ay intan dhaamaan.


Byeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon (Public user)

Unrecorded Date
TO: JAMAAD,
what do you mean by that could you please explain.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed (Public user)

Unrecorded Date

ilama muuqato wax lagu qoslo, waayo gabadha 12 jirka ah iyadaba waxay doonaysay nin shukaansado oo jacayl isla sameeyaan, nassib wanaag waa 30 jir laakin waa nin rag ah, waxna kuma jabna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous (Public user)

Unrecorded Date
Raaga wadankoodi soo gubay ha ogaadaan in a dembi tahay in lala sheegeesto caruurta aan qaan gaarin. Fowdadii wadanka aad ku hayseen qurbah kama soconeeso. Peodophile is a crime

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAMAALL (Public user)

Unrecorded Date
DHAMAAN DHALINYARO WAA WAX DHACA HADI IYO JEERNA AY DADKU LA KULMAAN IN AY ARKAAN WAX AANAY FILEEN INANKU EED MALAHA WAAYO :WAA DHACDAA IN DADKUU BEEN KA SHEEGAAN DA'DOODA, HA YEESHEE, MIYAANU WEYDIIN INAY SOOMALIYAD TAHAY IYO INKALE TAASI WAXAY KA MARAG KACAYSAA QIIMAHA AY LEEDAHAY IN AFKEENA AAN KU HADALO MARKA AAN WADA HADALAYNO. MIDA KALE CAYDA JOJIYA AAN SI XUSHMO LEH U WADA HADLALO
HORAA LOO YIDHI:
" AF XUMO CID WAXBA KAAGAMA TARTO DADNA WAY KUGU DIRTAA"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bajiye (Public user)

Unrecorded Date
This happens all the time in the States...where I live, but it never occured to me it will happen to a Somali guy. Anyway, there's a lesson to be learned that not everyone you meet on the net is an adult. Beware all you(iskaabulo aan naago caadi u shukaansan karin). It ain't a joke to mess with kids..IT IS A CRIME. Later.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

To majabe (Public user)

Unrecorded Date
waraa dabaal aa tahay maxaa yeelay saaxiibkaa a waxaa ka dhigatay wax lagu qoslo ar adiga ha isoo marin adoo kale ma arkine nacasyahooow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To majabe
Your friend should know that on the chat is just a game and everyone wants to play.
I mean most of us we just want to play. So next time tell your friend not to take it serious.
Man ..... your friend sounds desprate for a wife!
"Iimanka maliska qaado!"
Bye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Majabe

R u sure this happened to you not your friend?
Just checking cause a lot of people don't admit things.

Jaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
It seems as you guys never made a mistake. Why do we all have to make him feel guilty? Atleast he has learned his lesson and wanted to share with us. Thanks for telling us and you are not the only victim and we all sure it happened to alot of people. It is the mistake of Curdish girl cuz how can 12 old girl end up chatting with adults and make date with him? We all know that mistakes happen it is only matter of have we learn from them.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMA (Public user)

Unrecorded Date
To Mr.Majabe
it's questionable whether this incident has took placed or not, and i have my reasons. first, the guy would not be that stupid not to notice 12 years old girl. secandly, he could have asked her how old she was, before he had agreed to met her.
finally, about your joke, i think it's more like a
story rather than JOKE..Honestly, it did't make me
Laugh. try it again, you migh get lucky to make us
laugh..

Ps. please don't take it personal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Digix (Public user)

Unrecorded Date
Aniga arrintaas waxaan u arkaa haddii ay jirto,
In xoogaa fudeyd ahi ku jiro,tan kale ninku waa
Tacbaan baa layiri ninka intaas kaliya haddii uu
Tacbaan ku noqday waxaan umaleynaayaa Hindi baa
U reer abti ah . Waxaanse kanaxsanahay waxyaabaha
kadaran ee kusoo socda.
Saaxiibkiis waxaan kulatalinayaa hadduu dhaamo in
In uu gabar u raadiyo,jacaylka gadaalbuu ka imane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waa yaab ka yaabkiis inrersting

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeeri (Public user)

Unrecorded Date
majabe waad ku mahad santahay sheekadaan xiisaha
Leh ee aad keentay laakiin saaxiibkaa majiro
mahad sanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aweys (Public user)

Unrecorded Date
Yaa ka dhaaran kara inuu/inay Somalinetchat wax ka shukaansan.

Aniga gabar Soomaali ah ayaan iska baranay waxayna iigu imaatay magaalada Montreal ee Canada sidoo kale ana laba mar ayaan magaaladeeda tagay.

Hadda soo fiiri meelaha jaadka dadka caadiga u sheekeysanayana waxaa ka badan inta luuqa ku wada jirta. Sidaa daraadeed sheekadan kaligeed maaha ee qof walba oo internet-ka ka chat gareeya ayey ku dhici kartaa.

Hadda ka hor intaanan bilaabin chat-ka soomaalida ayaan chat.yahoo.com waxaan kala kulmay qof ii sheegay inay tahay gabar California degan cadaana ah. Laakiin waqti dheer kadib ayuu qofkii ii sheegey inuu ahaa wiilyar oo jecel inuu ragga kula sheekeysto sidii inuu naagyahay kadibna uu ku raaxaysto qoraalka ninka - Calaa kuli xaal wiil yar oo khaniis ah ayuu ahaa.

Maalin walbay dhacdaa waana iska caadi. Xalaydaan ayaa u danbeysey oo chat-ka somalinet waxaan ka bartay gabar reer Toronto (magaalo aan summer-ka joogo) ah oo aan is arkayno habeen danbe.

Shukansiga Internet-ku waa like a game sidaa daraadeed mamar waad guuleysan mamarna waa lagaa guulaysan.

Aweys

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zakaria (Public user)

Unrecorded Date
Hooyo ayaa wiilkeeda u qubeynaysay Markaas ayaa asagoo qubayskii ama biyihii uu ku jiray ku dhex ciyaaraya Ku yiri hooyadii intuu (...)qabsaday XUUX XUUX Markaas ayay Hooyadii ugu jawaabtay Wiilkeeddii war shib dheh kii Aabahaa oo ka weynaaba ka biqi waayee..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaaaaaaax (Public user)

Unrecorded Date
loooooooooooool zak its funny

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Labomadax (Public user)

Unrecorded Date
waa run horta habruhu maxay uga biqi wayen alaabta raga waynanteda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma (Public user)

Unrecorded Date
Ooh MY GOSH, what was he thinking a 12 year old can talk and can seduce 30 year old baby that's un real. Can't he atleast tell the tune of a mature girl and a baby girl.

That is so funny, and it really shocked me bro, something else i wanna ask how did she confront him?? and what was she thinking. Somali girls are getting way out of control these dayz.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous (Public user)

Unrecorded Date
Why do you people write too much? why don't you go and worship your Lord Who created you? go to mosqus/majidis spend your time reading and learning about your religon because this is nothing but a waist of time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismaaciil (Public user)

Unrecorded Date
Walee dad badani ay u noqon digniin. Anaana ka mida...lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To: Majabe

...Saaxiib taas anay igu dhacday! oo aniga waxaaba iiga baxay qarash badan. Maalin walba 3-4 saac ayaan fadhiyey shaashada Computerka. Heer waxay i gaarsiisay aan seexan waayo. Ugu danbayntii waxaan usafray magaalo 500 km ii jirta.
Waxaan horay usii gaday baraafuuno & ubax. Hadaan meeshaa tagayba ! mise...waxaa taagan qof aad moodo in 90-ka lagu dhaqay ! Habeenkaa wixii ka danbeeyey ma aaminin qof aan chat ku kulanay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jini (Public user)

Unrecorded Date
To Majabe

heheheeh that was funy
and a good one too but only as a joke

cuz if this is a real story like you said so, how come he didn't talk to her on the phone b4 meeting her, how can he be so stuped as not to tell the difference between mature lady and a little girl and on top of that how can he forget to ask her age?
this story is just a joke and i don't believe it
till next time take care
jaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOORE CADE (Public user)

Unrecorded Date

that was funny

beenta halugu dadaaalo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD (Public user)

Unrecorded Date
WAXAAD TAHAY BAHAL DACIIF AH OO KHALAD KA FAHANSAN LCHAT ROOMKA .WAXAANANKKU ODHAN LAHAA HADDII AAD XISHOOTO AMA AAD CEEB ASTURTO MA NAFTAA KAA BAXAYSA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ircguy (Public user)

Unrecorded Date
hahahahaha man your funny,,ariintas dad badan ayeey ku dhacday saxiib,,kaligiis ma ahaan saxiibka..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muhiim qalid (Public user)

Unrecorded Date
TO MAJA. this is kind of funny but you know i feel sorry fr the little girl, and it seems to me that nobody is feeling sorry fr her. everybody is talking about the man,wake up guys???? TO AWEYS walaalkis sifiican ayaad usharaxday laakin im wondering if all that staff hapened to u on the net what about when u are off the line ? you must have a lot of experiance. TO ZAKI bro that was really funny . IT was change of mood thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiilfiican (Public user)

Unrecorded Date
taas nacalad baa ku dhacdey baalyo qabtada raga saas looma galo gabdhow runta sheega xaaraan baa tihiin kuligiin. naag qeyr ma qabto. sxb-keyna waxaan dhaahaayaa hadad saas guurtoon u tahay walaahi meel xun uu kula marooyaa bahalka ee hadii misaajid laga istaago uu ku yaalo meesha aa joogto, walaahi masajid ka istaag hadii kale meel xun aa dalaq leedahay sxb. ha dhow naftaada ayaa laga yabaa inaad ku weysid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GIRLPOWER (Public user)

Unrecorded Date
TO WIILFIICAN
WAAD EDAB DARANTAHAY EE GABDHAHA HACAAYIN WASAQYAHOOW MANA MAQASHAY QOFKII QOFNACALA INUU ISGAKUSOO NOQON EE HAA UBARANIN OK DHE HANDICAP!!!!!!!!!!!!
TO MAJABE
THAT WAS FUNNY WALAALKIIS LAKIIN WAY DHACDAA WAXYAALAHAAS HAA U BAXIN KU DHEH SAXIIBKAA KOLEEY GABAR FIICAN OO SOOMALIYUU HELIDOONAA INSHA ALAAAH HADII UU SUGU WAQTIGIISA ILAAHAY U QORAY CHATKABA WAYJIRAAN EE KU DHEH NEXT TIME ISKAHUBSO OK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUPERBOY (Public user)

Unrecorded Date
TO GIRLPOWE
U ARE FUNNY SIS WAA KULAJIRAA WWUU EDABDARANYAHAY (WIILFIICAN) EE THANX SIS QURUXLEEEEEEEEEEEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
KU:MAJABE Mahadsanid , laakin ma aha sheekada waxshactiro iyo qosol ah,waxaan u malaynaa in ay tahay shook iyo jab saaxiibkaa, laakiin saaxiibkaa ha ku daadsan . By Maalile

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabiye

Unrecorded Date
to:majabe been sheeg balse mid run u,eg please,waxaad tidhi kurdish,somalinetna waa tidhi ,laba iyo tobanjir weeyaa tidhi islamarkaana muday sheekaysanayeena waad tidhi,saaxiibkayna weeyaadtidhi xagee waxka jiraan; BEENTA DHAAF DUQA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XISHOOD

Unrecorded Date
SOOMAALI KII WAX YAR SHEEGA 10000 AYAAA DABA
BADADHIGAN BAL CAJIIB KAASDEY


INNABA CAADI MAAHA


BYXISHOOOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
majabe u the man walaal walaahi waad iga qoslissiyee thank u verey much thxx is this true is story waaaaaaaha walaal waan jecelahay inaa chat gareeyo aad laakin waan ka baqa raga wa beenbadnayihiiin, lol but i'll wait mr right and i really love to chat thx god iguma dhiciin tanano kale lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiraxman

Sunday, August 20, 2000 - 03:00 am
Kuligiin waxaad leedihiin waan qosolnay iyo waa nalaga qosliyey, anina wax lagu qoslo uma jeedee, maxaa dhacay kuligiin waxaad tihiin 12 jir, aan wax lagu qoslo iyo wax kale ka aqoon, war shaqo yeesha, khaas ahaan kan xun ee majabe la dhaho alaha ku jebiyee dadka waqtigooda ha kaga ciyaarin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.