site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Reer Galkacyood

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Reer Galkacyood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shombe (Public user)

Unrecorded Date
If we are going to talk about Somali jokes we can't avoid mentioning those that relate to "Reer Galkacyood".

Shinemada Galkacyo marki la naadinayo waxaa la yirahdaa " dhac ba ku jira, xatoyoo ba ku jirta, boob ba ku jira, xod-xodosho ba ku jirta aatoorahana waa eey-eey dhaley, ninkii gooyana waa dayus dayus dhaley"

******************************************

Waxa kalo intaas dher shinemoyinka Xamar waxan ugu baraney marki intervalka la karo inla naadiyo dango,xanjo ,nacnac iwm. lakiin shimeda Galkacyo (hal xabo kaliya ayey ledahay) waxaa intervalka la naadiya waslad iyo canoo.

********************************************

Niin reer Galkacyood ah aya magalada Xamar yimiid asago magalada dhex marayo goor maqriib ah ayu is yirii salada maqriib wax ka tuuko ayadi oo laga baxay ayuu ku so garay markaso kaligiis iska tuukadey waxase ku daba xirtey kuwa sidiiso kale so dahay, marki oo Fataxada dhameyey oo "waladaliiii!!!!" yiri ayey qoladi ku xiratey "Amiinnn!!" hal mar kor uwada yyirahdeen.
Ninki reer Galkacyoodki aha intu saladii iskaga baxay ayuu gadal uu so firshey dadki salada asaga ku xirtey markasu yirii " Alleylehe Caaaa!!!! maidin ka yersiiyey"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar (Public user)

Unrecorded Date
What aload of rubbish!!! write someting better to
joke about .idiot!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sabriye (Public user)

Unrecorded Date
nin reer xamar ah ayaa Hargeysa tagay markaasow dukaan galay asagoo raba in uu xalwad gato ninka dukaan jooga ee reer waqooyiga ahi wuxuu qabaa naaga magaceeda la yiraah xalwo, markaas buu ku yiri xalwo ma qabtaa? haa waan qabaa ayuu ku yiri markaas buu yiri aaway aan arkee? markaas buu yiri gurigey jirtaa oo xagee isku aqoon jirteen markaasaas buu ku yiri xamaraan ku dhuuqdhuuqi jiray asagoo u jeeda xalwadii la cuni jiray. markaas buu ninkii reer Hargeysa xanaaqay oo intuu bur soo qaatay madaxa kala dhacay ninkii miskiinka ahaa ee reer xamar markii dadku ku soo baxayn oo la weydiiyay waxa uu dilay ninka wuxuu yiri----war aabihi wase islaanta guriga noo joogta ayuu leeyahay xamar baan ku dhuuqdhuuqi jiray!!!! malaha wuxuu is yiri hadana wuxuu u raadinayaa in uu dhuuqdhuuqo!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shombe (Public user)

Unrecorded Date
Nice one Sabriye, it really made me laugh.
As for Anwar u certainly lack sense of humour and have no creativity thus I suggest you stay silent, and keep your comments to yourself.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharaf (Public user)

Unrecorded Date
Shombe, Shaneemo Kaalkacyo was the funniest thing I heard for some time specially, ninkii gooya waa dayuus dayuus dhalay:-)

Dhinaca interval-ka waa kaa qalfdanyahay. Waxaa la naadiyaa oodkac:-)

From now on, I'll follow your jokes Shombe cos I've seen the other one about secs:-)
Xiise dambe!
Sharaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Salaan....

..ahahaah...ahahah.lol...sharaf..."oodkac" aahahah...meshaas kii tago asagaa aaba ga-gar daran lol. Waxaa xataa maqlay hadii maqaayad kashid oo aad dalbadid kistoo maraq iyo muufo,markii aad cuneysid su'aal la'aan ayaa koo aa iska soo galaayo oo muufo kaliya soo gadanaayo oo hadana ku daar daaranaayo maraqaada "ciimaha" badnaa....waxaaba meshaas ka jirta inuu "law" ka yahey ku daar-daarasha maraqa, ooba hadii aad diidid lagu arrest kareynaayo....mashaqa badnaa lol iyaah....

To:....Sabriye..lol..Owkombe..Riwaayadiisa maa noo soo fasirtey..lol kii fiirsanin lee ku qof hee..lakiin "action" ayey ku macaan tahey instead of script bro..but nice try and it was wonderful, u actually did ur best.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI (Public user)

Unrecorded Date
CHECK THIS ONE MARYOOLEY!!!!

**THE HORNY HIPPIE**


> > A hippie gets onto a bus and sits next to a nun in the front
> > seat. The hippie looks over and asks the nun if she would have sex
> > with him. The nun surprised by the question politely declines and
> > gets off the bus at the next stop. When the bus starts on it's way the
> > driver says to the hippie, " I can tell you how you can get that nunto
> > have sex with you". The hippie says that he'd love to know, so thebus
> > driver tells him that every Tuesday evening at midnight the nun goes to
> > the
> > cemetery and prays to God. "If you went dressed in a robe and glow inthe
> > dark paint mask she would think you are God and you could command herto
> > have sex with you." The hippie decides this is
> > a great idea , so that Tuesday he goes to the cemetery and waits forthe
> > nun to show up. At midnight sure enough the nun showed up, while she was
> > in the middle of praying the hippie jumped out from hiding and says. "I
> > AM> > GOD! I have heard your prayers and I will answer them BUT ... first
you> > must have sex with me."> >
> > The nun agrees but asks for anal sex so she might keep her virginity
> > because she is married to the church. The hippie agrees to this andhas
> > his way with the nun. After the hippie finishes he stands up
> > and rips off the mask and shouts, "Ha! Ha! Ha! I'm the hippie!! "> >
> > Then the nun jumps up and shouts, "Ha! Ha! Ha! I'm the bus driver!!"> >

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sister (Public user)

Unrecorded Date
Shombe,
Ma maqashay sheekadii labada nin oo reer Galkacyood ah oo is wareesanayo, nin kale oo reer xamarna ak jooga:

Ninkii reer galkacyoodga ay kii kale weeydiyey-- War dhulkii maxaa laga sheegay? Roob ma da'ay?

Intuu ninkii kale jawaabin, baa reer Xamarkii yiri
Hee adiga haddii roob aad ahaan laheed, Gaalgacayo muku da'ee laheed!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Salama...

ahaha..ahaha..lol.."sister"...yaa meshaas isku quraayo first of all..meshaas kii tago asagaaba mucjiso heysaa "no offense reer Gaalkacyo"..sister nice try hee..

..soo baryaa...aqiyaartiina ku dhaqan Golaha Qaranka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARXAAN (Public user)

Unrecorded Date
TO WARYAA

Waryaa sow ma tihid Shuu-shuu (laga roone) maxaa yeelay waxaad u hadlaysaa si jilicsan (soft) nin rag ah sidiisa u hadal, bal akhri erayadan oo aan tusaale ahaan uga soo qaatay qaybo hadalkaaga ka mid ah oo aad ku qortay page-kan iyo meelo kale " haa lol waa macaan hadalkaaga, "ciimaha" waaba in la
"law" karaynayo", heerka america sue-ga ka taagan tahay,"
waxaan aad u jeclaan lahaa in uusan kaagaas oo kale
ila qosolka wax ku qorin,(real offence, cuz you talk like a homo..........!

Sorry, luuqada somaliga soo baro: "bar ama baro"
BYE, SEE YA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Salama..

Marax iyo Miyigiisa Meel walba waa taagan yihiin..waraa intee ku geynaa..meshaan "Gaalkacyo" ma'aha ee aniga meshaan ma u joogi inaan ku af-lagadeeyo mise aan kuu fasiro Af-Somali Qarnigiisa..lakiin si aqiyaarnimo aan wax kugu fasiraa hadii "west" aa wax ku baran weyso intee laguugu baraa...hanaga ashahaadinin marax ateere ah..oo wiligiis la arag....inkastoo aan rabin inaa bilaabo "jaq-jaqda" aad bilaabdey..ee ugoowna in af-Somaliga kuu leheen "Walaalkaa" ..oo tastuur aad adiga u yeelin..ee la soco saas "jeeko dheere"..kis-kis in wax laguugu sheeko ma'aha ee see kalee wax kuu bareynaa madax soo marey "tii-tiinkii" gobolada...soo barii..qulombe...

Soo barya..Aqiyaarta ku dhaqanta Golaha Shacabka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Filsan (Public user)

Unrecorded Date
Bal akhyaarey tanna fiiriya.

Laba nin oo reer ggalkacyood ah ayaa la yiri Ilaahey aan barrino. Waxaa la yiri kii duceeyo wuxuu ALLE ka baryo wuu helayaa Kan AAMIIN dhahann LABANLAAB ayuu helaaya.Waxaa labadoodii laga waayey midkii duceyn lahaa. Markii dambe midkood kuma lohoo ILAAHOOW HAL IL IGA RID, si kan kale ay LABADA INDHOODBA UGA DHACAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan (Public user)

Unrecorded Date
Shombe, Your jokes were as good as it gets! Well done bro.

Here is one.

Nin iyo xaaskiisa baa waxay daganaayeen baadiyo, marka habeen habeenada ka mid ah baa tuug u soo dhacay. Marka reerku waxay lahaayeen hal sac, markuu tuugii soo dhacay, bay xaaskiisii waxay ku tiri......war heedhe waxaan u malaynayaa in uu tuug xerada ku jiro, markaasuu wuxuu yiri....sug bal aan aragnee wuxuu suubiyo....markaasay waxay tiri sicii buu u socdaa.....markaasuu wuxuu ku yiri.....sug bal aan aragnee in uu qaato....markaasey waxay tiri.......war heedhe sicii buu furtay.........markaasuu wuxuu yiri......sow uun suuqa uma wado, markaas baan ka soo gadanaynaa!!!!!!!!!! Marka sheeka waxaa laga waday ninka fulay nima diisa....

Enjoy it!

And guys keep the good jokes coming!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous44 (Public user)

Unrecorded Date
To Ladan

Sheekadan Ladaneet xamar bay kadhacdat reerku waxay ahaayeen reer xamar anyway it is funny story.
Nin reer xamar ah iyo mid abgaal ah ayaa saaxiibo ahaa maalin maalmaha kamid ah waxa dhacday in ninkii reer xamarka ahaa ay hal maalin wada dhaleen caruur xaaskiisii, sac uu lahaa iyo bisad ninkuu wuu isku wareeray oo waayay meel uu is qabto illeen wax walba asaga ayey take care kasugayaan. Waxa u yimid ninkii saaxiibkii ahaa wuu ku farxay imaatinka uu yimid saaxiibkii kuna yiri markii la xaal wareystay " Ar anigaa waa isku wareeri mukulaashii waa dhashi naagtii waa dhashi sacrii waa dhashi si aan yeelo makasaayi" kii kalana wuxuu ku yiri asagoo is leh bal saaxiibkaa caawinaad u fidi "Hadaan hee xaan kula qabdhaa"
kii xamariga wuxuu yiri "Sacraaney iga wad yaaqeeyow."
Sheekada qofkii aan fahmin micnaha ka dambeeya waa ninka reer xamarka ah kama fakerin in xaaskiisa iyo cunuga loo dhalay ay ubaahan yihiin caanaha laga maalo Saca irmaan kaliya wuxuu ka fakeray howsha haysata.

I hope you enjoy it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan (Public user)

Unrecorded Date
To: Anonymous44, thankx for the joke bro. But here is one.

Nin reer bari ah, oo shaqadiisu ay tahay QUUSAA, QUUSAA micnaheeda waxaa laga wadaa (Nin bada gala oo ka kaluumeysta) Ninkii sidaa ahaa ba wuxuu guursaday gabar ka timid Xamar. Markuu galabtii shaqada ka yimaado baa waxaa lagu aasaa ciid kulul oo bada xeebteeda ah (KHURUUJ), KHURUUJ waxaa laga wadaa biyaha ayaa waxay ka soo baxaayaan sanka iyo dabada, maxaa yeelay maanta oo dhan buu biyo ku jiraa ninkani.

Marka gabadhii way la fahmi waysay arintaan iyo arimo la midah. Marka ninkii wuu furay gabadhii, mudo ka dib ayaa gabadha reerkeedii u yimaadeen ninkii oo waxay ku yiraahdeen ......."Aare boowe gabadha maxaad ku furtay"?.........Ayagoo is leh, ceeb Allaha asturee muxuu gabadha ka sheegi doonaa.....markaa buu wuxuu yiri........."Aare boowe yaal waan ka dhargay gabadha".........END...

I hope you enjoy it....

Peace N' Love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesey (Public user)

Unrecorded Date
TO: Ladan
Walaal madiga ayey kugudhacday mase REER bari miyaa ciil uqabtaa baltaa kalasaar fadlan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan (Public user)

Unrecorded Date
To: Geesey!


You know what bro I feel sorry for your low intellegence,POOR BABY, personally I have nothing against reer bari, but hadey agida cuqdad kugu jirto I really feel sorry for you! It was a joke and if you haven't noticed this site is for jokes. NOT REAL LIFE DRAMAS! So sweety soco cuqdada is soo saar!

Yalaxow Love you bro..........Thanks for what you said above there!

P.s Geesey.......If you are for real lets hear what jokes you have for us......Cuz to me it seems like you have no sence of humour!!!!!

byee all!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini (Public user)

Unrecorded Date
Waar giddigiin aan idinla taliyee meeshaa GAALKACYA ah iska daaya oo faraha ka qaada oo ma walaanu sii daba soconaa haddii uu AFKA XAAJI dhintay hataa oo welli waxaa laga dhigtaa xajkii maadda,, waar inta illahigiina ka yaabtaan magaalada rag baa iska lehe faraha ooga qaada, stereotype kii AFKA XAAJI banan welli madaxiina ka fuqin baan is iri,,heedhe u miyiriya magaalada oo meel dhiga weydin sidee,salli calaa nabi yaa jamaaca,,hadda ma wixii xun ba xaawaa iska leh ,,,yaa baadiye eh GAALKACYA,, Yaa wax dulmay waa iyada ,,yaa faciis ah waa iyada ,,waar arka magaalooyinka kale ,,AAWI BUULA MAREER II BUULA JAMEECO ,,AWI MUSHAANI II QORYOOLEEY,,AAWI MOODMOODE ABAA CASHAROOW,,,QANSAX DHEERE II UFUROOOW ,,,,DACAR BULUQ IYO TUKKA RAQ,,AAWI CHILLI IYO CABDIQAADIR,,AWI JARIIBAN IYO BALLI BUSSLE,,JAMAAL EENOOW II WANLA WEYN,,,AAWI CADALE IYO XARADHEERE,,,,,MAGAALO WA BADANTAHAY EE bil asxaanakum GAALKACYO ka wareegsada,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil_gaalkacyo (Public user)

Unrecorded Date
To waryaa:
weligeed reer xamar uun baa lagu qosli jiraye oo foorjooyinka laga sameyn jiraye gaalkacyo maxaa meesha keenay???
adna sidii qof weyn u hadal oo ciyaalnimada iska daa!farrintani adigay khaas ahaan kuu socotaa Mr.waryaa!
cinema galkacyona haddii laga cunno oodkac waxay ku tusaysaa horumarka ay gaareen reer gaalkacyoodka!kuwa xamar oo cambuulada laga cuno maxaad u sheegi weydey??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini (Public user)

Unrecorded Date
thx wiil gaalkacyo,,waar dadkan aanan welli garan in odaygii afka xaaji mootanyahay ee dameeri dhaan raacday ka qabta magalada,,waar GAALKACYA iyo yameeskii ma gaadhaanee isaga hara yaa yiraaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacalka (Public user)

Unrecorded Date
Gacalka Gaalkacyo waa ku dheeraateen ee tan qabo lol hadda ka hor aa gabar maryooley ah waxbarasho loogu diray Hindiya maalin maalmaha kamid ah ay waxeey ubaahatay caano fadhi iidna ingiriiska ma ku fiicneen laakiin turjumad toos ah ay suubisay waxayna dukaanka ninkii joogey warsatay sittingmealk wuxuuna ugu jawaabay waa ka xumahay kuwaas ma qabno lakiin waxaan qabnaa running mealk hahahahaaaaaaaaaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacalka (Public user)

Unrecorded Date
To Neefoowkanniini ila qosol

Runtaa waaye Gaalkacyo hala dhaafo ee tan see kugu tahay ujeedadana adlee fasiro heeeeee

Libaax aa habeen kasta cid ariga ka cuni jirey naftii aas isugu keenay habeenkii danbe aa duqdoo tiri cawada anaa libaaxa naga dhicinaaa, libaaxii waa iskeenay ileen meha hilibaas ku bartaye duqdii waxay tiri arooy buntukha ii keena libaax wasoo socday arooy guska iikeena libaax waa istaagey gus maxaa waaye? aas is waydiiyey........ jawaab waas waayey libaax waa baxay duq kalaas u tegey waxaas warsaday gus maxaa waaye duqdii waxay feedey maradeedii waxayna dhahday libaaxoow fiiri labdayda lugood dhexdooda nabarka ku yaal, libaax saan hudduu dhahay bacbuudkoow waa naxay duqdii waxay tiri 60 sano ka hor mehaan gus aa iiga dhacay !!!! gus haduuba meeshuu ku dhaco saan u haleenaayo ciddaan amaaan aan siinaaaa haddi kale gus ay ugu dhufanaayaaan"""" labaax waa cabsaday hhaaaaaaaaaa

Halays cafiyo, kistoo barafuun ah qolka nooga buufi igaarkeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WIIL BANADIR IYO ORGI AMABA DIBI MUDUG WAA KII ILAH WAX KAA DHEEFSIIYO!!!!!!!SIIYO>>>>


Labo Nin oo reer GALKACYO ah baa is way dii say
dadka bilow admiga inta nool iyo inta dhimatay
yaa badan Mid baa yiri war maxaa is kaga dan ah
inta dhimataa badane haddii lagudaro reer Xamarka
oo dhan *********
N

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hey leave galkacayo alone
waa dadka uga aqli badan ugu reer magaalsan oo aad meel walbo kahalaysid aduunka america europe china africa australia any where in the world believe or not reer xamar nobody nows so cool down the smarts people you find galkacyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cilmi

Unrecorded Date
Sheekada ninka reer Hargeysa ah iyo ninka reer
ka ha waan maqalay lakiin adigu sidii,saxda
ahayd umaad sheegin. meeshuna waxay ahayd Burco
maha hargeysa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cilmi

Unrecorded Date
Sheekada ninka reer Hargeysa ah iyo ninka reer
ka ha waan maqalay lakiin adigu sidii,saxda
ahayd umaad sheegin. meeshuna waxay ahayd Burco
maha hargeysa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.