site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

****SHIIKHAASU WAA QABIILKA UGU SHARAFTA-BADAN SOMAALIYA$$$$$***

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): ****SHIIKHAASU WAA QABIILKA UGU SHARAFTA-BADAN SOMAALIYA$$$$$***
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Undisputed

Friday, November 10, 2000 - 03:53 am
Waxaan umaleeynayaa qabiilka layiraah shiiqaal inay yihiin qabiilka ugu sharafta badan soomaaliya oo cidna wax u geeysan cidwalba ladegta aanan dhibaato laga sheegan anigu shiiqaal ma'ihi ee ma'saxsanahay mise? waxaan u maleeynayaa in soomalidu ay tusaale ahaan u raacaan shiiqaasha wadadooda fiican ee ku saleeysan cabsida ilaah iyo diinta fidinteeda.

figradiina ayaan rabaa '''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shiiqaal

Tuesday, November 14, 2000 - 03:31 am
shiiqaal wax dhaceysa oo xawaadle celcelinayo mamaqal miyaawaad hurudaa ee hurdada kakac
dadka daaroodka naagahooda kufsadey oo loo heysto waa iyaga shiiqaal tii hore maaha saaxib aduun isbadal waa lagaajoodey markaasaa dadka dhinac laga raacey kufsiga, dhaca dilka iyo guryo boobka waa laga qeyb galey waa shiiqasha
marka waxa waaley ceydiid oo ubaxshey maacuunta
dabadeedna yiri gala gudaha sidii in banooni lacaayarayo markaasaa intii xumeyd lacaadeystey
I mean kuwa xamar jooga kuwa dibada joogana derisbaan baan la ahey intaa lacag bey ururinayaa oo xamar udiraan markaasaa hub lagu gadaa dabadeed dad lagu dilaa so awey shiiqaasha fiican oo aad sheegtey duqa soomaliyana qabiilda ugu yaryar ayaaba ugu dhib badan babbbtoo ah cuqdad laan gaab baa ku jirta oo aan waligeed ladaawey karin marka saas ogow meeshana nagu kala wad cid fiicani majirtee soomaali oo dhan waa nusteeso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiil diid

Tuesday, November 14, 2000 - 04:09 am
walaala yaal waxaan u maleynaa in aad labadiina ba qaldantihiin maxaa yeeley soomaalida kuma jiro qabiil hada la amaani karo coz dagaalo ayaa dhacay meeshina waxaa galey caqdi iyo xaasid nimo and waxaan soo maalida ku waanin lahaa iney qabiil dhan iska ilaabaan eyna dhahaan soomaali waa mid.

laakiin markasta oo aa dhahdid waxey ku leeyihiin ma nagaa mid gaan ah?
do you agree?
do you believe in midgaan? coz i don't.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kooshin

Tuesday, November 14, 2000 - 04:47 am
Walaalayaal waa salaamantihiin
shiiqaahu waxaan maqlijiray waa dad wax barta hadeey diin ahaan lahayd ama cilmi kale waxaan isla joogi jirnay niman shiiqaal ruushka oo cilmi naloogu soodiray marka waxay ila ahaayeen dad aad u fiican oo dad jecl soomaali jecel aanan qabiil aqoon soomali ay soomaali u tahay marka aniga dalka goorhere ayaan kasoobaxay oo waxbaa iga danbeeyey waxaa lagayaabaa in in dad xun ay ku jiraan lakiin wali waxaan u jeedaa wanaagooda afar tuuga'ah ayaanan qalbiildhan sharafta looga qaadin dadkaas waa dad wanaagsan ee haladaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAACALI

Tuesday, November 14, 2000 - 04:56 am
WAA IDIN SALAAMAY KULIGIINBA.
YAA SHIQAALWAA DAD LAGA NABADGALAY BAAD TIRI.
TAAS WAA RUNTAA WAXAANA KU RAACSIIN NAYAA,
SHIQAALI WAA GABDHO QURUX SAN YIHIIN ANIGOO ULA JEEDA BATTERIGA KUWII AAN KU GURI JIRAY MARKAA DABADA KAGALIYO WAXAY BATTERIGA UGU TAGAA SIDII MEEL SALIID LAGU DHABOOQAY.
WARYAARA SHEEAKADA WAXAAN KU KEENAY IN AAN DHAHO CIDII SHIQAAL HANA CAFISO HANA SAAMAXDO QALAD WAA DHACAAYEE.
DAD WEENAHA SUMALIYEED WAA WALAALO.

SAAMAX & SAMIRBA ILAAHAY KURKEENA HAKA DHIGO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciyaal-koolo

Tuesday, November 14, 2000 - 12:50 pm
To faacali
Hadaan ku arki lahaa extalarge batari ah ayaan dabada kaa galin lahaa si aad xaarka u ceshan weeydo kolay lagaroonaa tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shiikhal

Wednesday, November 15, 2000 - 12:19 pm
Shiiqaal is best do U have any dut in you'r mind

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dog

Thursday, November 16, 2000 - 01:51 am
ilaahay ha idin cadaabo war nin wayn aa tahay
ceebta maka cabsaneesit somalida diinta ilaahey
waxay ka jecelyihiin qabiil.
waxaas is ka dhafa hadiikale waqladatomo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Thursday, November 16, 2000 - 07:15 am
walaal hadaa run rabto sidii hore ma aha shiiqaal, iyada kaliyana ma aha waa qabiiladii oo dhan inkastoo sheeqaal aytahey qabiil yar hadana dhibaatada iyana weyku jirtaa oo soomali maata qabiil waa fiicanyahey ladhikaro majiro,ee ilaahey ha garansiiyo dhibaatatooda, maxaayeeley sida aan hada arkaayo soomaali qabiil iska dhaafimeyso hadii ay meelwalbo joogto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shiiqaal

Thursday, November 16, 2000 - 07:32 am
To sumeya
su'aashaas oo dhan waa kabooday magacaaga waan kahelay lakiin macnihiis mataqaanaa?


shiiqaal waa dad wanaagsan afar wiil oo qoryaqaadatay yeysan qabiildhan xumeeyn teedakale shiiqaal mayaro hal-laf kamida ayaa waxy kabadantahay qabiilo aan ogahay marka aniga iyo shiiqaashuba qabiil majeclin sababtaas ayaan shiiqaal loo aqoon oo qabiil qiima agtooda kamaleh muslim waa walaalkood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Elmi

Thursday, November 16, 2000 - 07:34 am
Aad iyi aad ayaan layabey markaan arkey maskaxdiina sidey uxantahay miithaal idinkoo oo Somaliya ka maqan welina qabiil ayaad wadaan, ee Ilaahey kacabsada naga daayo qabiilkaan wadaan. Somali waa Somali hadey majeerteen or Habargidir mase Shiiqaalba dad xunba ku jira iyo dad wanaagsan. Marka sidey aniga ilatahay dadka fiican maha in loo afxumeyo dad xun oo yar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daarood

Thursday, November 16, 2000 - 07:50 am
Shiiqaal waxay ahaayeen, mise waxay hadda yihiin, mise waxay ahaan doonaan....shiiqoow bal hadalka kala dhig-dhig...

Aniga Daarood ayaan ahay...gurigeena macalinkeena dugsiga ayaa Qur'aan inoogu aqriyi jiray...Macalin aad u fiican ayuu ahaa...marka Shiiqaal waxay ahaayeen iyo hadda waxa ay yihiin labo isku dhow ma ahan...

Haatan waxay isu badaleen, jirri, dhac, kufsi, iyo jaahilnimo iyo diin ka fogaansho...kuwii hore ee aan diinta waxba ka aqoon ayaa dhaama haddii aad macalinka runta rabto...beense waligeen waan isu sheegi karnaa

Adduunka waxaa ugu daran ruux wadaad ahaa oo kutubo xoor noqday...SHIIQAAL waa sidaa oo kale...i mean the MAJORITY...

Daarood!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nadiasomalia

Monday, December 11, 2000 - 01:20 am
Shiikhal rules we know that
but,we also know that somalia rules!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALIA

Monday, December 11, 2000 - 03:29 pm
REER-AW-XASSAN-KALWEYNE IS THE MOST RELIGOUS AND WELL MANNERED SHAQAALIS.ALTHOUGH PEOPLE THING THERE ARE SHAQALIS THERE ARE NOT,THERE ARE CLOSE RELATIVES.REEROW HASSAN NEVER TAKE GUN AND THEY USE TO WORK BETWEEN (NO PASSING ZONES OF )SOMALIS BRINGING SUGAR,RICE,FLOOR AS BUSSINESS.AND PEOPLE RESPECT THEM CUZ THEY RESPECT THEMSELVES AND OTHERS.REMEMBER EVERY BODY USE TO SAVE HIMSELF SAYING IAM REERO-HASSAN,OR SHAQAAL.I SAY SO TO AND HEY! I THANK THEM FOR THAT.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhacane

Monday, December 11, 2000 - 10:47 pm
Badinkiina waad xanuunsantihiin ee ilaah caafimaad ha idiin siiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabarYaban

Tuesday, December 12, 2000 - 12:26 am
Ha ha ha ..
Ar dhacane ad sii u fahantay ley u soo duceeybo si eey u fayoobaadaan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 12, 2000 - 03:12 am
shiiqaal shaki kuma jiro sharaftooda illaah baa siiyey kama qaadikartaan ee ku daysada inta dhunsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 15, 2000 - 06:08 am
Shiiqaal sharafbadanaa shaki kumajira wanaagooda anigoo ku qanacsan ayaan waxaan leeyahay inagu soo daysada wanaagaan idiin horseednay aniguse qabiil aan caaynayo majiro laakiin waa lakala wanaagsanyahay?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 15, 2000 - 11:09 am
Yahooy xaa tiri.
Qandho fool xun oo buuran qorta ha kaa leeftee.
Somali xaas dhahdaa..haduus dhiman geel dhalaya waa la arkaa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.