site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AN ANSWER IS NEEDED

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): AN ANSWER IS NEEDED
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI-BABA

Friday, November 10, 2000 - 11:55 pm
QOF INDHA LA' OO DHAGO LA' SIDEE BAAD UGU SHEEGI INAAD JECESHAHAY?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMANE

Saturday, November 11, 2000 - 02:24 am
Horta waad ku mahadsantahay su aashaada aad na soo weydiisay, inkasta oo ay runtii aad u adagtahay haddana sidan ayaan rabaa in aan kuugu jawaabo:
Saaxiib Horta qof indho iyo dhago la horta sidaydun isku barrateen horta? Aniga waxay ila tahay jacaylku ha danbeeyee ma noo sheegi kartaa sida aydun marka hore isu barateen adiga oo raali iga raali ah ?
Jacaylku saaxiib idho iyo dhaggo midna ma laha, runtiina hadii aad ruuxa jeceshahay oo aydun dhab ahaan wada hadashaan, sida aydun u wadda xidhiidhaan uun kula xidhiidh oo u sheeg sida aad u jeceshahay.
(I hope it is not sexual! If it's that will be very cruel!)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI-BABA

Saturday, November 11, 2000 - 05:28 pm
SAMANE WAAD KU MAHADSANTAHAY JAWAABTAADI, LAAKIN SU'AASHA AAN SOO QORAY AYAA QAYB KA MAQNEYD EE IYADOO BUUX AH WAATAN:

QOF INDHA LA' OO DHAGO LA' SIDEE BAA UGU SHEEGI INAAD JECESHAHAY?? MAXAA LOOLA JEEDAA??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaanick

Sunday, November 12, 2000 - 07:12 pm
To Ali Baba:
that is very simple(I think) It's someone perhaps who doesn't see the other person and how they feel about them?? I could be wrong, but I think the question some how is twisted!!":O

One love
Ayaanick

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabalaax

Sunday, November 12, 2000 - 08:35 pm
To; Ali-Baba,

Suashada waxaad moodaa in ay fara badan tahay, lakiin anigu laba siyaabood ayaan ula qaadi lahaa.

1- In aad hadalkaaga toos u fasirto oon jawaabteeda aan ku siiyo.
Rumayso ama harumaysan anigu Qof indho iyo dhagaba la' waan arkay waxaana isku dayey inaan la sheekaysto.

Waxaad ogaataa in wax kasta loo sheegi karo, iyada oo faraha lagala hadlayo. Xitaa magacyada way kala yaqaanaa iyo dhamaan dareenada, ha ahaado mij jacayl ama nacayb. Badanaana waxaa af yaqaan dadka had iyo jeer la jooga.

2-- In si aan too ahayn oo sarbeeba aan u fasirto oo sidan aan kuugu jawaabo.
Qof indho iyo dhagal waxaad uga jeedaa; Waa qof aad jeceshahay isaguse aan ku jeclayn. Indhaha kuma arko oo dadkale ayaa u muuqda, dhagahana waxba kama maqlo oo waxaad u sheegtaa ma galaaan.
Hadaba xalku waa sidan; Waa inaad sugtaa ilaa inta dhagaha iyo indhaha ay u furmayaan, waxaaba laga yaabaa inayna fogayne. Ama midkamida uu u furmayo, markaa waxaa laga yaabaa in midka kalena saameeyaane.

Nabadeey

Gabalaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI-BABA

Monday, November 13, 2000 - 04:30 pm
Ayaanick
Jawaabtii saxda aheyd waa la heshay Sxb :)

Gabalaax
adiguna sidoo kale, xalkaaguna wuxuu ahaa inaan iska sugo inta uu maqalku ama aragu mid u furmayo, waa shaqo adag oo waxaa ka bixi kara nin ilaahay sabar iyo iimaan badan ugu deeqay :)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.