site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HALKEE NIN KA MADOOW KA USOCDAA UNARACAYAA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): HALKEE NIN KA MADOOW KA USOCDAA UNARACAYAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILBAX

Sunday, November 12, 2000 - 03:53 pm
seekadaan waa shee ko runta kafok runtana kahadleyso maxaa yelay anaoko madoow hadanahay waxba masoo saarano manafakir no waxaa aan samay naa ookaliyawaxa ay dadka soosaaraan ayaan is tic maalnaa , eqisadan dhakaysda

maalinbaa waa ilaahay u baryao tagay nin carab ah iyo nin cadaan ah iyo nin afri kaan ah kiicadaan ka haa ayaa u ho re yay oo waxa uu yi ri
ilaahow waxaa ra baa dhulkey kawaabarafoo waaqabow ee maxasamee yaa mar kaa saalayiri waxaan kusii yay maska ee orat huuiska tagay waxaa u yimay nin carab waxaa uu yi ri ilaahaw dhulkey ga wasaxaro oowaxba kamasoobaxaan ewax isii markaasaalyiri adika hoo udagaandag oo dhul ka qo do
waxaa uyimid nin madow ah waxa uu yi ri ilaahow nin ki cadaa halkee buumaray waaloodil maamay halkaa a yuu maray baalayiri
ilaahada waxaan dabasoco naa nin kii cadaan ka haa
by this is u are brother ilbax waxa u idin leyahay
nabad iyo caanoiyo isjec laansho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WuDoG

Sunday, November 12, 2000 - 08:23 pm
jOOOJi jOOJI>>OK.aRMAXAA qORTAY?>> sII SOCO HEE'
mARKA DANBE KALMADAHA HA TUUR TUURIN>>
sAKHRAAN YAHOW!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhagadheere

Monday, November 13, 2000 - 08:50 am
waxaan u malaynayaa inay jiraan kuwo badan oo u baahan in afsoomliga si fiican loo baro laakiin waxkastaaba waa la isku dayaa ee bi;fadlakum dadaala ee afkiina hooya barta marka hore kabacdina wixii kale oo aad taqaaniin ku hadla dadaala duco qabayaal


NABADEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faarax

Monday, November 13, 2000 - 09:44 pm
TUUG CAGAWEYNE;ogow ninka afkiisa hooyo ka
tagay in uu (white man) daba socdo ee ha u malayn in ay dadkoo dhan kula mid yihiin.DIBJIRYOHOW!
Fadlan ha isa soo ceebeyn mardanbe,waa iga talo.Waxaad ilowday in aad madowdahay ee hade muraayada hortag;waa iga talo.
Maskax,boolbare isku dilay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Red light

Tuesday, November 14, 2000 - 12:21 am
WAAR ILEEN LA YIDHI HAWEENEY NAXARIIS BADANAA, WAAR NIMANKIINA MEESHA ISUGU YIMI INANKU WAAD ARAGTEEN INUU AF SOOMAALIGU KU ADAGYAHAY CAYDA MAXAA KEENAY?????? YAA OGAADA, INANKAASOO KALE WAA KUWA UGU CAQLI BADAN SOMALIYA.

ILBAX
WALAALO SOO TUURO WAXAA HAYSID INDAHANA KAGA DHUFO, SIDAA AYAA KU BARANAYSAA AFKAAGA HOOYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safio

Tuesday, November 14, 2000 - 04:05 pm
please learn how to write first couse i cann't
read even the somali you writing that tells me you used to be maqabiyo back home huh!

peace
safio

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalin-Biibii

Saturday, November 25, 2000 - 08:48 am
Man, waad dadaashay horta waana ku mahadsantahay sheekada qosolka leh ee aad noo soo gudbisay, but you need to take a Somali as a Second Language (SSL) intensive course to improve your Somali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Sunday, December 03, 2000 - 04:54 am
Safiyo waxay ila tahay in uu inanku kaa saxsan yahay maxaa yeelay wuxuuba isku dayay in uu af soomaali wax ku qoro laakiin adigu af shisheeye ayaad doonaysaa in aad qof ku durto ood leedahay lama akhrin karo marka hore adigu isi sax dabadeedna dadka kale wax ka sheeg .Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuunyo baroow

Wednesday, December 27, 2000 - 10:16 am
to mr red light sxb naga daa bilaa caleeg ninkan aad leedahay soo tuuro haduu sidaad ogtahay ugu tuntay afsoomaligii ma waxaad rabtaa inuu na nacsiiyo lol waar ninkanai soomaali maaha fasoomaaliga wuu ku gafay xaal halaga qaado

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.