site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABARTOO SOMALI AA WAX KU DHACEYN NOOH

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): GABARTOO SOMALI AA WAX KU DHACEYN NOOH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABARTOO (Public user)

Unrecorded Date
Gabartoo Somali ah aa waxay aheyd shaqo raadis....markaas meel dadka shaqo sii naysay...ee aaday...markaas ninka wuxuu siiyey...application form....markaas application formka wuxuu dhahay...SEX ...MEANING F/M ...iyada waxay mooday wax kaleyto...markaas ee dhacday..SOMETIMES...hadane came WHAT POSITION...waxaay jawaabtay...SITTING DOWN...ninkii markuu aqriyey wuuba yaabay...markaas wuxuuba mooday inay iyada rabto isaga...hodhooto intay isla murmeyn uu wuxuu ku dhahay orod..gurugaaga la aad soo buuxi birito keyn...markaas minankii ee aday dadkii waa ku qosleyn..gabarta afka si fiican uma aqoon nooh.!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Blaf (Public user)

Unrecorded Date
What a load of rubbish! I feel like throwing-up....write something better next time NOOH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

2HOT4U (Public user)

Unrecorded Date
YO ...IT WAS A FUNNY STORY...LOL...BLAF ADI MAXAA KU DAARAY JEALOUS MAA TAHAY...CUZ U COULDN COME OUT WITH A JOKE FOOL...REPECT YO DONT PLAYA...HATE ..PARTICIPATE..AIGHT FOOL THANKS..
KEEP UP THE GOOD WORK GABARTOO LOL SIS VERY FUNNY..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacma Gooye (Public user)

Unrecorded Date
Hadalka nacnacda ah waalaga fiican yahay.
hadaad hadlaysid waxfiican oo xiiso leh la'imoow, hadii kale waxaasoo kali shirka hala soo fadhiisan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHUGRY (Public user)

Unrecorded Date
Waryaara dadka ha idinka hadlaan dee. Qofku shaqsi buu leeyahay. Markaa waad inaad u ogalaataan in uu qofku dhiibto shaqsigiisa. Sheekadu aad iyo aad bay u qosol badneed.LOL. GACMA GOOYE IYO BLAF.BOTH OF U GOD MUST HAVE SPENT LITTLE TIME ON U. LOOSERZ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
ahahah...ahahah.ahahaha...not even to stop it yet..but...duqa..ahahah...that is the only thing i could have say...nor is there any other words that can demonstrate how hardly i am "LAUGHING" lol...
..Waa sii soconaa hee....soo bari...but..though i apologize little hard feeling for our sisters..sisters..keep in mind that this is only a JOKE please..u aren't no worth of it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
I don't think this joke is funny at all. I think is disgrace to Somalian girls.
I am sure nobody would make any mistake like this mixing up the gender And for your info Somalian girls have more respect than that. So watch what u say. I am assuming u were thinking about sex when u wrote this not offense ofcourse.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI (Public user)

Unrecorded Date
ANIGA WAXAAN LAYAABAY WAR MIYAADAN GARANEYN
AF SOOMAALIGA WAA IDINKA MAR WALBA LASOO INDHA CADEYNAYA AF INGIRIISI AAD KU BARATEEN
QAXOOTI NIMADA IYO LABADA KUMI OO CEYRTA AH
WAR XISHOODA OO AFKII HOOYO DIB UXASUUSTA
MA WAXAAD DOONEYSAAN IN LA IDIN YIRAAHDO
MACALINKA QATAR WAAYE WACADALLA IYO WACAD RASUUL
WAXAATIHIIN WUXUUSH AAN LAHAYN DAMIIR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: Wadani

First of all asked the person if they having problems writing the Somalian language or not.
Don't give them harsh words Sir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
TO:WADANI
Helloo! wadani!! somali people have allots of problem^ it does't mean you somali you have to write somali and it is about time to learn to except each other,

don't act foolish just becuase you can write somali and others don't , there allots of people who is somali, like somali jabuuti somali kenya & etc....so give them chance !! and respect them! after all they are your brothers and sisters!!!!show some love!!!till then take care!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma (Public user)

Unrecorded Date
Girl that was funny but i got the real story for ya,
This is how it goes:..............
this young lady went to social security and she meant to fill this application form.... as she start filling the form...the sex thing came up f/m which means whether you are male or female as we all know, and she thought.... how many times do you do it (ya all know what i mean) and the letters she thought "F" for friday. and "M" for monday...... and she goes oh man...... oooooohhhhhhhhh ammmmmmmm sometimes on wednesdays too (lol)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaas (Public user)

Unrecorded Date
Ku. Ayaan & Anony..

Waryaaya af-somali wax ku qora. Annigu af english waan aqaan haddana ma doonayo in aan ku qoro.

Dadka aan isku kalsooneyn sida Ayan iyo Anony.. labadiinaba waxaan idiin arkaa in aydun ka ffaneysaan luuqadiina hooyo amaba waxaad tihiin teenage-ka iskuul jaanis u hellin balse qurbaha iyo qaxootinimadu saaciday.

Af-soomaali soo barta. Haddii kale buugaag anaa haya ee isoo weeydiista . http://www.yaasmiin.hotmail.com

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiin (Public user)

Unrecorded Date
Walaalayaal tanna ila qeybsada:

Islaan ayaa waxey ku weynaatey gabarnimo micnaha weligeed ma aysan guursan, markaas ayey nolosha nacdey oo waxey go'aansatey in ay is disho. waxey kortey buur inta ay indhaha maro iskaga xidhey ayey iska soo tuurtey buurtii. Buurta hoosteeda waxaa maraayey baabuur sida muus, waxey socotaba ugu danbeyntii waxey ka kor tagtey baabuurkii xaamuulka muuska sidey, nasiib wanaag maysan dhiman indhaheedoo u xiran ayey waxey taataabatey muuskii markaasey tiri alla waagaan noolaa maxaa idiin arki waayey. iyadoo u mooda muuska inuu yahay xubnihii taranka ee ragga. Sorry ladies just a joke.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Unrecorded Date
to amin salmo and gabarto
hey boys first respect somalian girls like your sisters. they are not like that and they dont need ''sex'' more than you guys do''so next time wrote something funny this is not funny
by the way if this thing happend to you dont change to girls becaouse i know guys like you are ''foolish''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fandhaal

Unrecorded Date
To Wadani & Yaska.


...Walaalayaal dhibaatada soomaalida haysta waatan aad kor ku soo sheegteen. Dadka qaarkiis ayaa waxaa ka dhaadhacsan mar hadii aad af-ingiriis ku qortaan waxaad tihiin QATAR, dadkaasna waxaa ugu daran sawaabka isku magacaabay
" AnonymousBig" jaahilnimo ayaa meel ka ridi doonta.

Ugu danbayntii wadani & yaaska lataliya walaalihiin....

To Amin.

Gix-gix-gix...." Gaari moos ah yaah ?" L@l

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.