site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NINKII NINKA MACAWISTA DABADA KA GALIYAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): NINKII NINKA MACAWISTA DABADA KA GALIYAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAID D.

Tuesday, November 14, 2000 - 09:11 am
Maalin baa waxaa jiray laba nin oo masaajidka u socday. Marka labada nin mid baa sida loo tukado aan oqoon. Marka kii kale baa wuxuu ku yiri markii latukanaayo aniga i ag istaag. Hadaa wax qalad ah samaysid waan qufacahayaa (qux qux) adigana jooji waxaad samaynaysid. Markaas kadib salaadii baa lagalay. Shiikha salaada tujinaya macawis buu qabay. Markuu rakuucay macawistii baa dabada kagashay.
Saa ninkii aan aqoon sida salaada loo tukado baa soo booday oo shiikha macawista dabada uga bixiyay.
Saa saaxiib kiis baa arkay, markaas qufucay.
saa kii salaada sida loo tukado aan aqoon baa wuxuu isyiri "saaxiib kay muxuu u qufucay, wax qalad ah miyaad samaysay".
Saa intuu orday buu shiikhii macawista dabada ugu celiyay.

PIECE OUT. SAID,FROM MINNEAPOLIS, MN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anas

Tuesday, November 14, 2000 - 09:46 am
looool That was funny bro.

take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Tuesday, November 14, 2000 - 11:37 am
To Said:

That was really funny man.I enjoyed it.Keep it up man.And if you have any more like that then let's hear them!

Until next time,peace,love and craziness!

Muna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 08:27 am
LOL
Ma kaalgacyee ka dhacday?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.