miskiinka | Tuesday, November 14, 2000 - 01:26 pm habaan habeenada kamid ah ayaa nin tuugii wuxuu usoo dhacay reer faqiir ah gurigu marka waa mugdi oo iftiin maleh tuugii taa taabasho ayuu bilaabay wuxu gacanta ku dhigay kiish bariis ku giro wuu sooqaatay wuxu dhigtay sariirtii odayga iyo islaantu ku jiifeen agteeda mana arkayo gudaha ayuu galay isaga oo wax kale raad sanaya hayeeshee odayii gurigalahaa eesariirta jiifay ayaa arkayey tuugu mee sha uu bariiska dhigtay wuuqaatay oo hoosta ayuu gashaday tuugii intuu gudaha wax ka raadinayay ayuu daasad lugta kudhuftay hase ahaatee habartii oo huruda ayaa sanqadha maqashay oo odaygii kutiri waarkac guriga tuugbaa ku jiree tugiina markuu habarta hadalkeegii maqlay ayuu is yiri baris kaaga horay uqaado oocarar hase aahaa tee bariiskii ayuu waayay isma dhaqaajin ee mee shii ayuu istaagay isaga oo yaaban oo isleh bariis kii maxaa qaatay islaantii ayaa odaygii kucelisay oo tiri guriga tuug ayaa ku jira odaygii ayaa yiri guriga tuug kuma jiree nagaseexo tuugii ayaa hadlay wuxuuna yiri guriga hadaan tuug ku jirin maxaa bariiskii aan halkan dhigtay qaatay |
Yasir | Tuesday, November 14, 2000 - 02:00 pm Lol@@@ Maskiinka, that was funny for real. the last part was a Hell! fun, keep it up bro, u r doing a good job, |
Muna | Wednesday, November 15, 2000 - 09:16 am To miskiinka: Man that was funny,loooooooooooool.What a stupid thief!!It really cracked me up.Thanks man. Until next time,peace,love and craziness! Muna. |
farxiyo | Thursday, November 16, 2000 - 06:28 am ala inan ku sheeko wanaag sanaa waadku mahad santahay |
hinda | Thursday, November 16, 2000 - 12:20 pm aad iyo aad ayay u wacantahay |
samsam | Saturday, November 18, 2000 - 01:54 am runtii waa sheeko aad iyo aad umacaan oo qosol badn mahd sanid aboowi hiis |
Anonymous | Monday, November 20, 2000 - 10:08 am runtii aad iyo aad ayay umacaan tahay |