site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Nin Yaanyuur eeday

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Nin Yaanyuur eeday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaa dhawaan la sheegay in ay magaalada xamar ka dhacday in nin saaxibu ciyaal ah ay yaanyuuri nafta ukeentay oo wuxuu meel dhigaba ay cuni jirtey maalin kii danbe ayuu gu`aan ku gaarey inuu
iska massaafuriyo markaas ayuu bac ku soo ritey oo
soo laalaadsaday goor uu gurigiisii meel udhow lasoo marayo ayaa qolo burcad ahi kasoo hor bexeen
waxayna is dheheen waa nin bac lacag ah wattee yuu
idin dhaafin baasna mariyeen markuu dhacay ayaa
yaanyuurtii gurigii oo udhawaa ucarartay halkaas
ayaa caruurtiisii waxaa issugu darsamay agoonnimo
iyo dhibkii yaanyuurta.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.