Dhacane | Wednesday, November 15, 2000 - 11:59 pm Waa idiin salaamay Gabar ayaan is baranay aad baan ugu helay waxaana rabay inaan guursado,markii aan arintaasi guurka aan ku soo qaaday ayay waxay i tiri intaan is guursanin wax i tusi.Maxaa ka leedahiin arintaas |
nuuro | Thursday, November 16, 2000 - 12:10 am maxaa tusee? hay!guska meey ka wada? geedka ey ka cabsanee miyaa?? |
Anonymous | Thursday, November 16, 2000 - 05:26 am maadan ogeyn in ilaah malag u xil saaray waxaad ku hadlaysaan ama aad qoraysaan inuu qoro,Inta aan laydin xisaabin xisaabtama,wasalaamu calaykum. |
kici | Thursday, November 16, 2000 - 07:24 am hayeeeey saas may tiri waa loo hayaa wax la tuso alaabta gacanta u saar asoo KULUL weliba markuu kulu yahay aad ayey uga helaan haweenku macalinka |
SHUBE | Saturday, November 18, 2000 - 01:58 am DHACANE MALAGA YAABAA IN AEY XAN KU MAQASHAY IN AAD ADIGA AAD WAXBA DHAAMEN OO AAD NOQOTAAN LABA GABDHOOD SI DAA AWGEED AY KU TERE WAX ITUS? SABABTU AAY TAHAY IN AAD ADEGU AAD BEDIXDA KA LAAF YOOTED JAALLE |
FOWSI | Saturday, December 02, 2000 - 05:50 pm MACALINKA WAX I TUSI HADIIBA LAGU YIRI LAGA ROONE INAAD TAHAY AYAY SUUQA KA MAQASHAY EE HA IS CEEBEENE SHEEKADA MEESHA KALA TAG LAGA ROONAYAHOW! |
raaxeeye | Saturday, December 02, 2000 - 09:16 pm macalinka waxaa laga yaabaa in aad, aad u caylin tahay ama warkaagu uusan lahay wax macna ah iyo murti toona oo walba marka aad hadlayso aad ka hadashid gacanta adoo saaraya dhabanka sidii dumarka markaa qofkasta oo bina aadan ah shaki ayaa galaya marka hadii aad nuucaa tahay ood aad is hubto wax tus gabadha waxna iska badal. |
Anonymous | Monday, December 04, 2000 - 03:02 am waryaa wasaqyahow wax itus markey kulaheed bahalka mey kawadan bahalka hakaa ko'ee oo malax hakaa fadhiistee ee waxey kawadey love and respect. sidaadaba shukaansi micneheeda magaraneysid jaahilyahaw. |
faysal | Thursday, December 07, 2000 - 04:01 pm DHACANE SXB ADIGAABA ASHA AHEEYN SABABTOO GABAR KU TIRI WAX I TUS SI EEY RAGANIMADAADA U OGAATO AYAAD ANNAGA TALO NAGA WEEYDIISANE DOQON KIITI MAA TAHAY ADI hahahahaahah qaxqaxqax lol |
wasaye | Tuesday, January 09, 2001 - 10:11 pm to. dhacane ha deey ku tiri wax ituus waxeey rabta ineey kala oo gato sida aad ugu raxeen kardiid marka waxaad ku dhah da hadi aad rabtiid inaan wax ku tuso foraar so guska dabada ka geli |