site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Shineemo Xadaramuud-RAMADAAN KARIIM

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): Shineemo Xadaramuud-RAMADAAN KARIIM
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiika

Thursday, November 16, 2000 - 11:28 pm
Waa cabdiika oo meel waliba oo aduunka aad joogtaan reer beexaani idiin leh Ramadaan kariim,sidoo kale waxay ramadaan kariim leeyahay umadd weynta soomaaliyeed iyo umadda muslimiinta meel waliba ay dunida joogaan.
mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faiza

Friday, November 17, 2000 - 12:25 am
Cabdiika,
Walaalkiis Ramadan Kariim adiga iyo Somaalidoo dhan meelwalba ay joogaan,Waadna ku mahadsantahay .
Walaashaa Somaaliyeed oo ku nool USA.

Faiza

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHUBAAYE

Saturday, November 18, 2000 - 01:32 am
cabdiika WAA MAHADSAN TAHAY XUSUSENTA AAD NA XUSUSESAY RAMADAAN KAREEN LAKEN CAQLE BADAN XAGAAGA MA JERO JAALE CABDIIKA WAYO MAGACAAGA BAA LAGA GARANAYAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Friday, November 24, 2000 - 03:04 pm
cabdiika waa ku salaamey waana ku mahadsantahey
xariirintaada waxaan ku weydiiyey wiilkii saxuurta
na kici jirey oo loo yaqaaney ajuuke ma ka warantaa waxaa kaloo ku weydihaa maneene meel ku sheeg iyo cali jiis iyo cali geeseey.Aniga magaceyga waa Aamina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiika

Thursday, November 30, 2000 - 10:45 pm
To Amina!
Waa ku salaamay salaan ka dib adaaba war haaya warka i sii intee joogtaa, yaa kula jooga dhalinta xaafada war halagaa helo lakin waxaan salaan kaaga haayaa Jaanguura,salaado ,jabuuti,Saamow,Xaarsuus,Cabdi uusey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUURA

Friday, December 01, 2000 - 12:06 am
Dhamaan muslimiinta wallaalaheena oodhan waxaan leeyahay aslaamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaatu.
amaa bacda ramadaan wanaagsan.
walaalayaal ilaahay halaga cabsado meelwaba oo aad joogtaanba. ilaahayna waxaan ka baryayaa in uu ina siiyo bisha ramadaan khayrkeeda. aslaamucalayku..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aamina

Tuesday, December 12, 2000 - 05:55 am
cabdiika waa ku salaamey waa Aamina waxaan joogaa
Toronto waxaan ku weydiiyey adiga goormaad xaafadda kuugu dambeysey waxaa u maleynaayaa inaad
adiga igaaga dambeeysey.waxaan ku weydiiyey deerojinooleey xageey joogtaa adigase xageed joogtaa ii soo sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaalay

Tuesday, December 12, 2000 - 06:02 am
waraa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Tuesday, December 12, 2000 - 11:55 pm
aamina iyo cabdika
qosolka ayaa iga dhameeseen...ajuuke xitaa ma taqaaniin oo habeenkii suxuurta dadka u toosin jirey oo dhihi jirey "bahuur bahuur".
horta ninkaas ajuuke nin dabaal ah ayey dadka moodi jireen laakin wuxuu ahaa fuurbo nin aad u caqli badan sababtoo ah kooxdii musikada oo wakhtiga suxuurta ayuu ka koobiyaareeyay (copy) kadibna markii maalinta ciidda la gaaro guryaha dhan ayuu ku wareegijirey oo lacag ka aruursan jirey.very smart way to make money.
laakin maxaa idinka ciyaalsuuqda idin baray sida maneena iyo cali geeseey iyo saamoow.kuwaas acuudu billaah mar ayey baasaboorka iga xadeen anigoo beexaani taagan dukaan hortiis oo gaarigeyga uga dhextagay baasaboorka.anigana maba ka fogeen gaariga waa agtaagnaa,sidii ay ii dheelsiiyeen ayaan weli ka yaabanahay.illaa aan lacag kusoo furto baasaborkeyga maalmo kadib.
iswydiiya dadka wanaagsan walaalayaal not ciyaalsuuqda.geesdiirna waa taqaaniin hadaba. lol
kii la dhihi jirey cabdi uuseey oo habraha ka qoslinjirey isagana ilaahey ha u naxariistee dabaal ayaa la moodi jirey laakin fuurbo.
aamina abaayo salaado qaraabo miyaa eheedeen???lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiika

Thursday, December 14, 2000 - 11:33 pm
Aamina waan ku salaamay sis aniga waxaan wadanka ka soo tagay 88 hadana waxaan ku noolahay Sweden halkan runtii dhalinta beexaani maku badna badankooda waxay joogaan holland. Toronta wax la yaqaan ma joogaan.intaa iyo nabedgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiika

Thursday, December 14, 2000 - 11:36 pm
Brother jamaal warka keen duqa intee joogtaa ,magaceyga hadaad xasuusatid, adiga intee degeneed, war halagaa helo e mailka waa
abdallaabdull@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aamina

Friday, December 15, 2000 - 03:58 pm
walaal Jamaal waa ku salaamey horta waxaan kuu
sheegaa xaafaddaas inaan ku dhashey kuna barbaarey
oo aan si fiican u kala aqaano dadka aad xumaanta
ku sheegtey aniga aad iyo aad ayaan isugu fiicneyn
waxaana aheyen walaalo meel ku wada nool salaadana
walaalo ma aheyn ee isku xaafad ayaan aheyn.Waxaadna ogaataa qofka xun iyo ka fiican in
la xariiriyo ineey wanaagsantahey ee la soco.jamaal waa kasaa geesdiir oo waxaan saaxiib
aheyen walaashiis ee maxaa kuu dhiman . adiga ma
taqaan laaloow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aamina

Friday, December 15, 2000 - 04:10 pm
walaal cabdiika waa ku salaamey waa Aamina walaal
wax reer beexaani ah weli ma arkin waxaa iigu war dambeeysey markaan Itly joogey. walaal sweden magaaladee joogtaa waxaan tagey 1998 waxaa jooga
walaalaheey maalmo iyo gothenbog ee soo sheeg.cabdiika ma taqaanaa maxamed abuukar iyo
cabdi abuukar oo hooyadooda la yiraa aaymakaay oo
muufo dubijireen iyo caalin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Saturday, December 16, 2000 - 04:29 pm
cabdiika
thnx for the email bro I will respond to u when u comeback.safar salaama

aamina
abaayo waaku fahmay si fiican ayaad u hadashay laakin waxaa marna la iloobi karin gangs are
gangs...badboys are badboys..si kasta ay communityga usoo dhexgelaan hadana way tilmaaman yihiin illeen filekooda nadiif ma ehee.
waxyaabo crime xunxun ah ayey ku kici jireen.
halkan kuma sheegikaro if u like to know emailme on this address: shibis4@yahoo.com.au

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.