site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BAL KAN ARAG LABA SHILIN BAA LA EEGU JARAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): BAL KAN ARAG LABA SHILIN BAA LA EEGU JARAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHUBE

Saturday, November 18, 2000 - 02:44 am
CARTE OO REER MEYE AH BAA WAXA UU AADAY TUULO KU DHAW CARTE MARKU KU DHAWA TUULADEE AYAA WAXAA KA HORYEMED RUUX DUMAR AH OO WADA WIIL YAR OO AY DHASHAY CARTE WAA WARAYSTA WAXA UU YERE ISKA WARAN WAXA AY TERE NABAD WAXA UU YERE MA TUULADA KA TEMED WAXA AY TERE HAA OO WIILKA AAN DHALAY BAAN SOOGUDAYAY CARTE WAXA UUYERE OOIMESA AYAA LA GUGUGUDAY WAXA AY TERE TOBAN SHILIN CARTE MADAXA INTU GACANT SAARAY AYUU YERE OO ADUNKU GOOR MUU SEDAA UQAALE GAROOBAY CARTE INA UU MACWESTEESA IS KA QAADAY YERE OOTUSAY YERE KAN LABA SH.BAA LAGU JARAY KA WARAN WALAAL ?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.