BULUKEETI | Monday, November 20, 2000 - 05:53 pm waxaa dhacday in uu wasiirka gaashaandhiga somlia boqor kingkong uu salaan sharaf ka qadanaayey cutubyo dawlda kmg ah hadaba siduu u filanaayey in ciidankii soo mara la yiraahda 21,27,26 ayaa waxaa lagu yiri guutada murusadaha,guutada dubdublaha,guutada gugundhabaha,guutada madar kiciska ayuu saaxiibkaa yaabay oo uu yiri balo war meeye kuwii daar'ood markaasaa layiri ma joogaan markaas buu waxuu yiri sidii cali samatar oo kale salaan iska taag ahaa lololol |
BURUS | Saturday, December 02, 2000 - 08:05 pm LOLOLOLOLOLO BULUKEEDI WAAD IGA QOSLISAY TNANKX |
warsame | Saturday, December 02, 2000 - 10:43 pm try samething else it supposted be a joke not a what ever your stupid little mind tell you to say. jackass |
KING KONG JR | Wednesday, January 31, 2001 - 12:47 pm buluukeeti: very funy !!!! thumps up!! aad iyo aad ayaad iiga qoslisey |