site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"""""AA XAAYOOW IYO QALDAANKOO""""""" PART II

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): """""AA XAAYOOW IYO QALDAANKOO""""""" PART II
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SPETORE KUKU

Monday, November 20, 2000 - 09:36 pm
qaldaan koo iyo xaayoowgoo aa bas isla soo raacay bas waa la is bartay kadibna waxaa la is weydiiyey ninba meeshuu ka yimid,markaasaa kii xayoowga ahaa wuxuu yiri yahooy xagaad ka timid kii qadaanka ahaa wuxuu yiri DEE ARI CAD BAAN KA IMID kii xaayoowga ahaay ayaa wuxuu dhahay ARAY ARI CAD MAAHEE WAXAR CADE DHEH maaso madaxa ha kaa gashee waligay qaldaan waxar cade ka yimid ma arkin.lolol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiridWeyne

Friday, November 24, 2000 - 09:32 am
lollolololol eheey eeboow ma beenaahee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miss-Understood

Friday, November 24, 2000 - 10:16 pm
SPETORE
LOL......That was a falling off my chair....rolling on the floor kinda Heee ha ha ha ha qix qix qiax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

spetore kuku

Saturday, November 25, 2000 - 08:34 pm
waa mahadsan tihiin kuligiin waa isbatoore oo idin dhahaaya madaxiina kor majahiinana hoos lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COLONEL SULUB

Saturday, December 02, 2000 - 08:10 pm
LOLOLO AHAHAHAHAH SPETOORE HADAAN XIDIG KU SIIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raaxeeye

Saturday, December 02, 2000 - 08:24 pm
waad mahadsantahay ninyahow sheekadaadana runtii aad iyo aad ayay iiga qoslisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JUUK

Sunday, December 03, 2000 - 09:51 am
AHAHAHAHLOLOLOLOLOLOLLLLOLLLOL
YOU MADE ME REAL LOUGH THX BOR YOU THE KIND OF WEARD FUNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNY THX BRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 03, 2000 - 07:00 pm
honestly what the f... did you just say? you ain't hilarious, next time, know your role and get your mind right cause you ain't expressing yourself.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

spetoore kuku

Monday, December 04, 2000 - 09:01 am
anononimous

f....off!!!! if you don't like this joke don't even mention to visit here you phsycho path idiot.dadka sida loola hadlo na soo baro edentaana kugu yaree

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaaboow

Thursday, December 07, 2000 - 03:48 pm
SPATOORE ARYAA QALDAAAN XAAD U DHAHEE
IGAARKA GABARAAN KA QABAA SEEDIYAAN U AHEE

hahahahhlool ari cade aaa ahahah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siteey

Friday, December 08, 2000 - 12:37 am
Gax hax hax...

Spatore.. ar yaaqi rageedii aa tahay alabtaas waa isku dhcee yaaqi...ee hortada kheer gadashaana ani lol...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BULUKEETI

Sunday, December 10, 2000 - 09:26 am
AH AH AH LOLOLOLOL THX BRO THAY WAS VERY VERY FUNNY ARICAD AA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr.shaaciroole

Friday, December 15, 2000 - 07:51 am
spetire waanaga qosolsiisay; anigana waxaan intaas kudari lahaay markii abgaalka iyo habargidir isdagaalaayeen ayaa abgaalkiiyaa waxay qabteen nin reer woqooyi ah markaas waala waydiiyay qabiilkiisa? kadib koraw kasoo bilaabay asaw markii uu marinaayay saccad muuse ayaa abgaalkii waxaw ku yiri aryaa muusaha igalahere saccad matahay kadibna reerwaqooyigii waxaw yiri waar anu nin saccad muusaan ahaye ama nadila am nadaaya abgaalkii marlabaadaw waxaw ku yiri aryaa muusahaan kareebe saccad matah mase matihid nimankii markay isku wareereen ayaa marki dambe qof garanaaya aa imaaday kadib ninkii sidiiyaw kubaxsaday aryaa ninkaasi saw masigan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasanley-yare

Sunday, December 24, 2000 - 08:02 am
qaldaan waa dhibkaas hadfda ka horne labo aday oo cidahaa loo diray in ay quraan baraan ma ku waasaa quraan barahaayaa markaa soo macalinki waxoo maqlee jaamac jaamac laysugu wacaayo waana ogtuhiin cida jaamac waxay u yaqaaniin kitaabka markaa sa mid weydiiyay aryaa ebow xay ka wadaan umadaan kitaabka isugu waceeso markaa wadaaygii ku yiri iskala har yabadhaaladaan waa jimcaaley xumeeyeeen.hopefully u like it.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.