site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SHEEKADII DAMEERKA!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): SHEEKADII DAMEERKA!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI (Public user)

Unrecorded Date
Luuqad walba waxaa loogu hadlaa lahjado kala
duwan, english-ka Africa lagaga hadlo iyo kan Maraykanka looga hadlo aad ayay u kala fog yihiin!
taas waxaa kuu cadaynaysa qisadan dhacday:

Dugsi sare oo ku yaal Magaalada Sandiego, CA
ayaa macalinka maadada Biology-ga dhiga oo ahayd qof dumar ah u dirtay arday walba in uu keeno sawir (picture) ah xayawaanka uu aad u jecel yahay in uu arko.
Hadaba waxaa fasalka ka mid ahaa arday Somali ah lana yiraahdo CAWAALE aadna ugu rajo waynaa in uu helo 100% ayaa waxa uu keenay------- "Dameer"masawirkiisa.
waxa ay macalimaddii u saxday oo buundo (grade) ku siisay sadex arday oo Cawaale ka horaysay.
Macalimadii waxa ay cawaale waydiisay in uu tuso ardayda fasalka xayawaanka masawirkiisa,uu hayo
cawaale waxa uu hor yimid ardaydii oo tusay sawirkii, korna u qaaday, ardaydii isku mar ayay waxay wada yiraahdeen "Wow! beautiful, where did you get that?"
Cawaale: "from Somalia, Mogdisho"
Hadaba macalimadii oo mashquul ku ahayd masawirada ardayda, ayaa Cawaale u yeeray.
" Ms William, Do you like my Ass?" ardaydii qosol ayay kuraasta kala daadatay, macalimadii oo xanaaq la qarxanaysa ayaa Cawaale ku tiri "iiga bax Class-ka,
xafiiskana tag, una sheegtay maamulaha school-ka in uu Cawaale fadeexo ugu gaystay ardayda horteeda,
waxaana iskuulkii laga joojiyey sadex maalmood (Home suspension) iyo waalidkii oo uu keeno.
Hadaba ardaygii luqada u isticmaalay siduu ku bartay, ayaa dhibaatadaas la kulmay.

*ASS=DONKEY.


BY NOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalid (Public user)

Unrecorded Date
To: Somali,

Thanks man. Your joke is really hilarious and funny.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samater (Public user)

Unrecorded Date
khalid mahad-sanid qosol baan ku waalanay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yarta s

Unrecorded Date
Khalid that is marvelous joke four thumbs up for you mine and my friend's.
thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

neefoowkaniini

Unrecorded Date
Do i need a glasses,,,,,huh!!!!!,,,is that khalid or somali,,,its really goooood one ,,,,thx mr somali,,,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.