site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NINKII DABAGURE

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): NINKII DABAGURE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALIYA (Public user)

Unrecorded Date
WAXAA JIRAY NIN NAAGAHA DABAGURI JIREY MARKA AY HURDAAN MARKAASA MAALINTII DANBE NAAG LOO GURIYEY HADABA NINKAAN DABAGURKA U BARTAY UGU MA BIXIN WAX TARTIIB WAAYO WUXUU U BARTAY XOOG IYO OOHIN MARKII AY GADHAY WAKHTIGII SARIIRTA AYAA NINKAAN WUXUU SUGAY INAY SEEXATO LAKIIN NAGTAAN WAY SOO FARIISTAY MARKAA SUU YIRI(INDHACAS INDHACAS WALAAHI INAAN KU CUNI) LAKIIN NAAGTA WAY SOO FADHIIDAA MARKAASU KU CELIYAA NAA WALAAHI INAAN KU CUNI BELO KU ARAGTAY WAY ISKA SOO INDHCADAHAY INDHACAS NAA WALEE INAAN K======== MARKAASU ISKA FARIISTAY OO SUGAY INAY SEEXATO NAA SOO IN DHACASIDAA BUU YIRI MARKII DANBE WAA LAGA FURAY .JAW HOPE U LIKE IT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal (Public user)

Unrecorded Date
waa ku salaamay...
Caliya, waa iga qoslisay thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMA (Public user)

Unrecorded Date
CALIYA!!

LOL..LOL..LOL
LOL..I ALMOST GET KICK OUT OF THE COM. LAB CUZ
U MADE ME L.. SO HARD..
THANKS FOR SHARING THAT WITH US..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.