site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Real joke

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): Real joke
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S. Abubana

Saturday, November 25, 2000 - 08:36 am
Real joke

Because I love my mother tong (af somali) so I decidedto tell the story in my languege.

Is afgaranwaa ka dhacay labo qof. Ninbaa wuxuu ka yamid Barawe,Somaliya iyo
ninkale oo kenyati ah. Labada nin waxay isku arkeen magreshinka ama meesha
basaboorada la bixiyo. Ninka somaliga wuxuu imadey mesha in uu basabor gebedhisa
u sameeyo iyo ninka kenyatiga wuxuu ahaa ninka basaborada bixiya ama sameeya.
Markii ninka la soo dhoweeyey xafiiska la fadhiisey ayaa waxaa la weydiiyey magaca
gebedhisa wuxuuna ku jawaabey Manangu (afka suwaahiliga manangu waxay tahay
wiilkaaga ama gebedhaada) hadane markale ayaa lagu celiyey oo la dhaxey waan ogahay waa gebedhaadi lakinnse magaceeda maxaa la dhahaa, ninka somaliga hadane ku jawaabey
Manangu waayo asagaa magacaabey gebedhiisa markii ladhaley. Ninkii ayaa talefan jawaabey
markuu dhameeyey wuxuu u jeestey ninkan, mar 3aad ayaa hadane la weydiiyey magaca asagane
ku jawaabey Manangu, ninkii basaborka sameeya uu xanaaqey uu sheegey "war nin weyn baa tahay
si fiican hadal" ninkii somaliga ku jawaabey "war ma adaa yar". Markii xanaaqii iyo qeyliga batey
ayaa xafiisyada kale laga baxey oo loo imaadey labadan nin shati isku dhegan. Markii lakala celceliyey
la weydiiyey sababta isku dagalesiin, nin walbo wixiisii uu sheegey markasaa dadkii oo dhan qosol
is ku dhaceen waxaana labada nin loo sheegey labadiinaba waad qaldantihiin ee xaal qada.

I hope you were laughing while you're reading. Have fun whereever you're and take care fo yourself.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bigbrother

Thursday, November 30, 2000 - 09:03 am
Maxaan qoslaa maba fahmine!
Saaxiib adigana ma Baraawe yaad ka timid?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAKAVELI

Saturday, December 02, 2000 - 02:34 am
BIG BROTHER
MAN I THINK YOU SOUND FUNNIER THAN THE 1 ABOVE.....
PEACE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hannah

Saturday, December 16, 2000 - 11:54 pm
someone write it in english so we can all shar the joke, not many people can read somali. it takes me 2 hours to read 2 lines i just don't have the time

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAMIA

Sunday, December 17, 2000 - 07:33 am
that was funnyyyyyyyy it took me so long to read it but it was worth it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S Abubana

Friday, December 22, 2000 - 12:21 pm
To big bro (niman wax ogeyn ilaahey ma adabsho)

Hannah sorry, I'll try next time in english but at least you need your mother tong just incase when we go back home and I hope this won't offending you or got me wrong.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuunyo baroow

Wednesday, December 27, 2000 - 09:54 am
to hannan abaayo meesha soomaali baa ku sheekaysanaysa maaha ingiriis dadku markaa hadaanan afsoomaaliga fahmayn maxaan kuu qaban karnaa waa dhib adiga ku haystee hihihihihihi

talo isku dayday inaad barato afkaaga maraas baad sifiican ula qosli kartaa bulshadaada

wacalaykum salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

J.J

Tuesday, January 02, 2001 - 10:47 am
Hannah,
I really feel sorry 4 u, big time.
You can't even read your own lang.
If u want it, U can learn it.
com'n shame on u girl.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.