site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

The dilemma of a Somali traveller

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): The dilemma of a Somali traveller
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalid (Public user)

Unrecorded Date
Maalin baa bas ka tagey koonfurta wuxuunna u jeedey waqooyigga. Goortii ay dhulku maddoobaatey oo cirka iyo dhulku isqabsadey baa gaariggii meel la joojiyey dabaddeedna laysku raacay in habeenkii meeshaa iyadda ah lagu caweysto. Waxaa lagu heshiiyey in raggu ay dibadda seexadaan dumarkuna gaarigga gudihiisa. Waxaa kooxdaa la socday nin gibil cad ah oo ka baqaya dhurwaagga markaas buu dumarkii isku dhex qariyey. Habeen barkii baa qaboow soo dhacdey oo ninkii wuxuu dugaal ka dhigtey mid ka midda dumarkii reer waqooyigga ahaa wax yar ka dib ninkii wuxuu la soo baxay gumaarkiisa markaasuu naagtii dabagurey. Naagtii ayaa ku soo toostey kuna tiri maxaad sameyneysaa iyadoo gumaarkii isku ruxeysa. Markaasuu ninkii gibil cadka ahaa baqay oo damcay inuu ka soo baxsho. Naagtii oo fahantey wuxuu damacsan yahay ku tiri ha ku degdegin ka bixinta ee maxaad marka hore u gelidey.

It is just a joke, so don't take it to heart. I hope it is funny.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Useless, stupid and aimless and expresses a sick mentality!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dirie

Unrecorded Date
i think it's pretty cool joke!!! and to call that
stupid or sick mentality is completely rediculous.
can't we joke around anymore!!!besides, who are you to judge other peoples' taste...no wonder you didn't use your name.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xy

Unrecorded Date
hey dirie (pronounced as diarrhea) what's up dude?

You can run but you can't hide :-)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.