site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa nalaga dhiman doonaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Waa nalaga dhiman doonaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalid (Public user)

Unrecorded Date
Sheekaddani waa qiso ka dhacdey Soomaaliya. Beri baa wiil looga yeerey inuu ka soo qaybgalo tacsi. Tacsidii baa sida qaalibka ah ku yaraadey hilibkii khaddada loogu talagalay. Wiilkii baa wuxuu weydiistey in hilib la siiyo, markaa baa loogu jawaabey hilibkii wuu dhammaadey. Wiilkii wuxuu u qaatey in haddii uu hanjabaado hilib la siino doono markaasuu ciddii laga geeriyoodey ku yiri innaguba waa nalaga dhiman doonaa. (Get it)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iftin (Public user)

Unrecorded Date
Sheekaddani waa qiso ka dhacdey sweden.bari baa niin Somaali ah oo diganayay iskol luqada lagubart
ayaa laweeydiyay isaga iyo asxaabtii ladhiganeysay
oo wada ajnabi ah,meesha aay kawada yemaadeen,
markas bilaabeen kuwii kale oya yiraahdeen sidaan.
Kurdi iraq,kurdi siriya,kurdi Iran,kurdi Turki,
Marki isaga lasogaray ayaa wuxuu yiri KurdiSomaali
fasalkii oo dhaan ayaa inta isfiiriyay yaabay oo
qosool ladhaceen maxayelay nin waxaa caja galiyaay
luqada lagu weeydiyaay iyo ereyga Kurdi oo ugaran
waayaay.kurdi wuxuu uqaatay xageed katimiid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.