site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaa Jira Kii 100 bixiya

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Waxaa Jira Kii 100 bixiya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
Sheekadan waxay aheed aslkeedii hore talyaani waana qosol badan tahay. waxaa jiray nin & naag is qaba faqri ayay ka bixi waayeen markaas ayaan ninkii xal soo jeediayay siday faqriga uga bixi lahaayeen, wuxuu yiri marksta oon aan isla seexano ama wax dhex maraan 50 ayaan ku siinayaa ee meel noogu aruuri. waayaya ayay tiri..

Mudo ayuu lacagtaas bixinaayay habeen kii danbe ayuu waxa yiri noo soo bix lacagtii aan tirinee inta ay noo noqatay, kadib siduu konkontan u tirinaayay ayaa waxa uu ku dhex arkay boqol boqol wuxuu waydiiyay meesha boqboqlka ka imaaday ileen isaga konton ayuu bixin jiraye....waxay ugu jawaabtay adigu hadaad kontan kaliya bixiso waxaa jira niman boqol isiiya sidii ayay ku kale tageen ...ama gurigoodii ku dumay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdalla (Public user)

Unrecorded Date
Ciao ayaan hai fatto bene ,pero'questa storia non fa senso in somalo (macnaheeda oo ah sheekadan soomaali macno kuma samaynayso)laakiin waa dadaashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shombe (Public user)

Unrecorded Date
Hahahahahahahahah!!!!!
That is nice one Ayan. And it really made me laugh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
Abdalla a fero^questo sroria no fa senso o pensato
se devo fare italiano tanti gente dira ,per quale motove o fato...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
Mu'adinak iga dhaaf warkiisa naagahuu dilaa

waxaa jiray nin & naag is qabo oo meel wada deganaa sheekadaan markii ugu horaysay oon maqlo aad ayaan u qoslay....ninkii naagta qabay ayaa add waxay u jeclaatay wadaad mu'adin ah oo masaajidka ka eedaamo waxay inta badan in ay dhegesato firaaqo u hayan jirtay maqribka, markaas oo ninkeeduna rabo in uu raadiya BBC. Ka dhageysto.

Hase ahaatee waxaa uga dhaaratay naagta uu qabay oo tiri say ku dhacdaa in eedaanka aad BBC ku badalato, ninkii wuu u dhaafi jiray waxay tiraahdaba, ka helitaankii eedaanka wuxuu isku badalay in ay jeclaato muadinka, ninkeedii ayaa dareemay siday wax u jiraan..maalintii danbe ayuu wuxuu fikirba wuxuu la yimid qorshe,,,wuxuu naagtiisa u sheegay in uu wiig maqnaan doono..

ninkeedii wuu baxay , laakiin magaalada ma dhaafin, gabalkii markuu dhacay ayuu caruur yaryar lacag siiyay yirina xaajiya faaduma waxaa tiraahdaan mu'adinkii aa banaanka kuu taagan...wuxuu iska xiiray timihii si aan loo ogaan,,,, labo go oo cad cad na soo qaatay..naagtii markay caruurtii yiraahdeen mu'adimkii aa bananaka kugu sugaaya way farxday naxday^ alla maanta qeer aa i soo doontay. way u tagtay, intaysan hadlin ul uu ku garaacay , way carartay ayadoo meel walba xanuuneyso.

Gurigeedii ayay sii gaartay, wiig ka dib ninkeedii aa yimid, xaajiyo maxaa saan kuu barbariyay, markaas ay tiri dad is dagaalay aan kala celinaayay, wuxuu yiri mar danbe dad ha kala celin.. markaasna maqrib ayaa soo dhow, waa la eedamay, iyadoo weel iska dhaqaneysa markaas ayuu yiri xaajiyo kaalay dhageeyso eedaanka ,, markaas ay tiri eedaan ma rabo wadaadkaas basterka ah naaguhuu dilaa ayaan maqlee..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
Thanks Shombe, it is really good one you hear as a italian cuz it was (italain barcelete)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDRIS

Unrecorded Date
TO AYAN
WALAALAY WAAD IGA QOLSISAY SHEEKADAADAN AAD IYO AAD AYEY XIKMAD U LEEDAHAY. THANKS SISTER.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.