site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JAAKAD CAGAAR

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): JAAKAD CAGAAR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI. (Public user)

Unrecorded Date
Sheekadaan waxaa i soo xasuusisay AYAAN XAAJI oo aan ugu mahadcelinayaa marka hore.

Waxaa jiray wiil dhalinyaro ah oo jecel in uu tago AROOSYADA iyo XAFLADAHA ka dhaca magaalada TORONTO, CANADA, wiilkaas waxa uu qabay hal jaakad oo midabkeeda ahaa Cagaar, waxa uu ku tagaa meel kasta, waxaa caado ka ah magaaladaan Toronto in Arooskasta iyo xaflad kasta Cajal laga duubo, Ileeyn ninkaan isma oga ee cajal kasta isagoo Jaakad Cagaaran ayuu ku jiraa, ilaa ay gabdhihii magaalada badankoodii ay isku sheegsheegeen oo ay dhaheen ku soo celi cajaladda aan arkee JAAKAD CAGAAR, Wiilkaas ilaa iyo hadda wuu diidaa JAAKAD CAGAAR, Waxaana lagu xantaa oo loogu badalay hadda SHAATI GADUUD, oo waxa uu qabaa labo shaati oo gaduudan.

Magac iyo masiibaba maalin ayay ku raacaan, wiilkaan dhalinyarada ah dhibaato ayaa hadda waxa ay ka haysataa dharka uu qaadan lahaa, waana uu joojiyay in uu tago meelihii uu tegi jiray..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Annon (Public user)

Unrecorded Date
Wiilkas waa aqaanaa magaciisa waxaa la yiraahdaa Bashiir cadaado ee degan xaafada Scerbrough, ee toronto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan (Public user)

Unrecorded Date
To. Annon

anaga noo sheeg kuma aan dhihin magaciisa, aad baad jaajuusnimada ugu fiican tahay,
jaakad cagaar baa la dhahay u daa magaciisa, adi miyaa sheekada qortay maxaa magiciisa noogu sheegaysaa,
edeb yeelo boorin baad tahay dadka magacyadiisa sheegsheegt!

bye know jaajuusad yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runloow (Public user)

Unrecorded Date
To. Annon, Dhooreey weeyn aatahay yaa ku dhahay
magac aalasheegaa? Mise macalinkaa ka heshey oo
wuu kugu daadiyey? too bad for u . find some thing beter to write next time.
Bye now Dhoooooooreey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: annon

Hey yo nobody asked u to tell names or finger point where the guy lives. U r mean, self-centred person. So don't try to write something like this next time.

bye now empty can

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI (Public user)

Unrecorded Date
To: ISQORE

Sheekadaan ma ku socoto mana la dhihi karo qof aysan ku socon ayay ku socotaa. Waxaan la yaabaa dadka Dhaliilayo ama Faahfaahinaayo Sheekooyinka ay soo qoraan Dhalinta Sharafta leh, Hadal iyo dhamaan Wiilka aad magaciisa kor ku sheegtay ma aha wiilka ay ku dhacday sheekadaan ee shaqo yeelo iskuna day in aad wax nagu soo kordhisid.

Iga raali ahaada Dhalinyaro hadalkayga kulul Nimow naageeskaas ayaa iga xanaajiyaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to annon:

you are fuckin ignorant person, Don't do that next time no names ....shit..you made me mad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To. Haji

...Waxay ahayd sheeko yaab leh, balse soomaalida meel walba oo ay joogto waa sidaa, hiorayna soomaali waxay utiri " Casarkii wixii lagugu arko ayaa cishihii lagugu caayaa" taas waxaan ula jeedaa ninkii dhalinyarada ahaa oo xarakoonayey jaakadiisii ayuu eeday.

Magaalada aan hada ku noolahay ayaa arintaas la mid ah ka dhacday. Magaalada waxaa degen wiil ay dumarka soomaalida ugu yeeraa " Iskaalsho guduud"

Ninkaas waa ragga fooda gashay 30-ka, marka had & jeer wuxuu isku dayaa sidii uu uguursan lahaa.
Dumarkana runta ayu farta ka saaraa, yacni waxa uu udareemayo ayuu ushegaa ama haku guulaysto ama hala dagto.

...Laakiin saaxiibkeen hal cilad ayuu leeyahay!
Ciladaasna waxaa weeye, suu usoo ordayo ayuu gabadhii wuxuu ku leeyahay aan is guursano ! shukaansi & kaftan iyo waxaas adaaba yaqaan! kiiska ayuu toos u abaaraa.

Teeda kale aalaaba wuxuu qaataa surwaalo kayara gaaban oo canqawga ugu jooga, sida saraawiisha Maechal Jackson. Marka halkaas waxaa looga jeedaa iskaalshihii guduudnaa.

Iskaalshahaas wuxuu leeyahay darsin (12) marka iyakii un buu isku bad-badalaa, laakin dadka kale waxay umaleeyaanb isku iskaashihii...

Marka moralku waxaa weeyey, soomaali meelna uga fakan maysid.

To. Annon

...Ceeb, ceeb, magac inaaad sheegto sharaf kuuma aha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARAF (Public user)

Unrecorded Date
Ku: Ciiryaamo

Adigiiba ayaa ka darey oo sheeko xumo meesha la yimid.

Haddaba ninkaas aad sheegeyso waan aqaan waa Walaalkaa ... la yiraa ....a..i...!

KU: XAAJI

Adiga iyo AYAAN XAAJI waxaad tihiin kuwa tabalcaaradda ku dheereeya, shaati cagaar wuu idin dhaamaa waayo shaatigiisa ayuu ku kalsoon yahay, balse adiga iyo AYAAN COD WEYN waa la yaqaan waxa aad qaadataan TABAL!


So afka cub waryaa!

WARAF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
Ku. Waraf

...Dhoore waaxid, waxaan kaala hadlo ayaaba iska yar, waxaad tahay maan gaab. waan ka xumahay !

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Denmark (Public user)

Unrecorded Date
To reer Canada

From Reer Denmark

Dhamaan reer canada gacan ayaan u taagey. Intey shaqo la'aantii indinka badatay ayaad hada waxaad gaarteen heer aad Iskaalshooyinka dadka ka sheekeysaan. Waan arkaa sida ey sheekadu u dhaceyso waxaad gaari doontaan heer aad ka sheekeysaan kastuumooyinka iyo rajabeetoonyinka. Hadaba Denamrk waxaas lagama yaqaano.dantaada ka raac weeye lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idinka yabay (Public user)

Unrecorded Date
wara rer canada waxa noqeten ku ligin ciyaal
hadi dad idin koo kale wax lo shegi karo
dad yaho sidan iska badala waxa mesha ku noqaten
xayawano aan la ogen mesha ay ka yimeden
barta sida loo noolado ma ah nolasha in aros lo
la bisto o kliya nimankiyoo dhan waxay qaaten
dabecada nagaha sida ciiryaamo okale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To. Idinka yaabay

Horta af-soomaaliga soo baro !

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cunaaye (Public user)

Unrecorded Date
lol at ciiryaamo.....si xun baad ugu daadisay. Hada kabacdi af soomaali shoog buu ka qaadayaa..lol lol lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To. Cunaaye


...l@@@@@@l cunuga koorso soomaali haloo diro !.
Xisaabtana hala iisoo diro anaa bixinayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abduljabaar (Public user)

Unrecorded Date
Sheekadadii ugu xumeyd aan waligey argay waa tanaa. Anaga wax naga qosolsiiyo baan rabnaa. meshaan ninka JAAGADACAKAAR maxaa laga rabaa?????
Hadi ow jaakada jecelyahay ka waran?

War meeshaan xamta ka dhafa wax lagu qoslo baa la rabaa nin dharkiis maxaan ka rabnaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

U S A

Unrecorded Date
to reer canada
people in canada dont have live beacose they take welfare that is way ''get a fuckin job ''
dont talk about people who can buy something
that you can buy nothing even jakad cagaaran
''get a LIFe''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Macallimiimta murankiina haddaad dooneysaan meeshiisa ka sii wata, laakiin hal wax leen rabaa inaan idiin sheego.
Qofta Ayaan haji la yiraa sheekadeeda(SHAATI CAGAAR)kuma saabsaneyn sida aad u qaadateen.
Waxeyna aheyd sidaan. Ayan waxey tiri" beriyaa labo dumara oo reer xamar ah tageen Woqooyi. Maalin maalmaha ka mida ayoo suuqa ka adeeganaya ayaa waxey mid ka mida is hadal dhaafeen dumarkii suuqa fadhiyey mid ka mid.
Iyagoo isu fafakanaaya ayaa nin guulwade ah kusoo ordey si uu u kale celiyo. Markaasuu wareystey qoftii reer xamar ee tan dagaalka gashey la socotey. Asey intey war badan taxdey ey kusoo goysey "kadibna waa is dhabeen hee'". ninkii inta af garanwaayey buu ku yiri"naa maxaad ku hadleysa qof weyn baaba tahaye" markaasey inta xanaaqdey ninkii ku tiri "ar bax na dhaaf shaati cagaaryahow".

That's for your correction guys be well and live in peace. PS.(I don't even know Ayan Haji but I just didn't like it the way you guys involved her in your disputes). Thanx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

uk

Unrecorded Date
To: haji
from: uk
adiga intee kabaratay in aad kusoo qorto sheeko saan camal ah meelahaan oo kale .
aad ayaad u sheeko jeceshahay waxaan oo kalena wax uu nin lasoo shir tago ma ahan..
sheekaduna sheeg maxumee waxna kama badalin oo xataa dadabool ismadhihin yaase kuwaydiiyay meesha uu wiilka joogo ...

adiga in ay kugu dhacdo aa fiicnaan lahayd markaas waala arkilahaa in aad inta kusoo qortid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A guy from shangahai

Unrecorded Date
TO: SOMALI LIVING IN CANADA
FROM: SHANGAHAI,CHINA

WAARYEE MAAD INANKA SIDA U DHAANTID MA WAX KALE OO AAD WAX KASHEEGTO BAAD WAYSEY HADABA ORODOO DANAHAAGA RAACO DADKA PERSONALITIGOODA FARAHA KA QAAD NAW!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bare

Unrecorded Date
to: haji uraaye
wasaqleey qurunle qof ka aad tahay waa lagu yaqaan si
fiican ayaan kuu naqaan ninka aad ku caynayso jaakad cagaar wuxuu kafiican yahay kan kula. seexdo hadaad naag tahayna maseer aaku haayo waa kaa fiican yahay ninkaas ee afkaaga dadka ha ku dhaamin habar yahay coofka wayn lah mashan laysato dadka xantooda usheeg. iska dhaq qurunka yuu kaa tagin kaad feerka iyo fara laabka ku wada joogtan ee hooga aadku jirto ka sheekee urto kintir wayn uf waxa soo uray ma adigaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOREY

Unrecorded Date
walaal inantaa cayeeso maad magaceeda noo sheegtid si aan talaabo adag uga qaadno sababtoo ah waxay ku xadgudubtay shaqsi aan loo baahnayan in netka lagu soo dhigo.

mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji

Unrecorded Date
motherfucker u are woman realy man dont talk about what ather man was wearing ok

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.