site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CUBEED IYO GAROOB

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): CUBEED IYO GAROOB
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aayow (Public user)

Unrecorded Date
WAXAY KA DHACDAY XAAFADA MAANABOLIYO

ODAY DUKAAN LAHAA AYAA GABAR GAROOB AH GUUSADAY
GABADHII BAA ODAYGA KU EE DEESAY INUU HOOSHIISA
GUDAN, ODAYGII BAA GABADHA KU MASLAXEEYAY YIRINA MAR ALAALE MARKAAD II BAAHATO I DHEH CUBEEB SALIIDAAN RABAA.
MAALINTII DANBE AYAA GABADHA SOO ISTAAGTAY ALBAABKA DUKAANKA EE U FURAN DHINACA GURIGA KUNA TIRI CUBEEB SALIIDAAN RABAA, ODAYGAA AYAA YIRI MARXABA ALBAABKIISANA HOOS KA XIRTAY MARKUU DHAMEESTAY AYUU DUKAANKIISA KU SOO NOQDAY MARLABAAD AYAY KA TABA TIMID TIRI CUBEED SALIIDAAN RABAA, ODAYGII YIRI MARXABA DUKAAAANA XIRAY OO IYADA AADAY, MISANA MAR SADAXAAD KA DABA TIMID TIRI CUBEED SALIIDAAN RABAA ODAYGII OO SII DACIIFAY BAA COD AAD U LIITO KU YIRI MARXABA IYADIINA AADAY, MISANA MAR AFARAAD KU TIRI CUBEED SALIIDAAN RABAA ODAYGII OO AY QAATI BILAAHI KATAAGAN TAHAY AYAA YIRI MARXABA IYADIINA AADAY, ODAYGII OO DULSAARAN GABADHA OO SI LIIDATO U SHAQEENAYA AYAA XAAR KA SOO BAXAY MARKAASAY KU TIR CUBEED MAXAA WAAYE WAXAAN, ODAYGII OO XANAAGSAN BAA KU YIRI, SALIIDAAN RABAA, SALIIDAAN RABAA, LAASIM MAAKAAL WAA INAAHAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Aayow
This is avery good joke. It's personal coz all somali men ae like that, don't blame the age for nothing i am sure u know for a fact that u r incapable of doing an act which requires much energy is not in your powerful, confident self.
I hope that u understand i was just being blunt and pointing out the truth which usually hurts if u get pissed off.
It was funny but do the action too!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

milk

Unrecorded Date
To Anonymous

u you know what hun why dont u come over my place
and I'll show u how somali men hav changed since your stone age.....much love.....C u in the chat and am milk.....ur heard.......the new image of somali men.......wlc sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sadex nin oo somali ah ayaa soo wada raacay bus u socday waqooyi sadexda nin isma yaqaanan mid waa reer banaadir labada kalana waa reer waqooyi sadexdoodii waxay isla fariisteen buska kuraaasta ugu danbaysa war yaanan kugu daalinine markiiba labadii nin ee reer waqooyiga ahaa sheeko ayay meesha ku qabsadeen oo ay leeyihiin waar waabaa waxaa dhacday inagoo joogna burco etc mar alaale markay sheekada dhameeyaan ka banaadiriga ah ayaa is yiraahda tookadaadii waayee adna bal sheeko sheeg hadalkiisana wuxuu ku bilaabaa " unukoo joogna calyaale etc" markuu in taa sheego ayay ku yiraahdaan " waar nabigaaga ku sali" sidii ay saas ugu wadeen ilaa laba bari kadid banadirigii wuu u adkaysan waayay asagoo xanaaq ka cad tahay ayuu yiri " unukoo joogna" isla markiiba mid kamida labada nin ayaa soo booday oo yiri "WAAR NABIGAAGA KU SALI" nin kii ayaa isagoo xanaaqsan ku jawaabay " KU SALI MAA XAAN UGU SALAA TAN IYO XAMAR AA IGU SOO TAAKEEHEEESEEN NABIGAAN WAXAWNA KU YIRI BARIGOO UNUKOO JOOGNA> adlee dhameestiro ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Oh man, ANonymous,saan u qoslaayey ilnaa iga timid. Especially markuu xanaaqay oo yiri xaan ugu sallihaa ilaa iyo Xamaraa igusoo taakeeheyseenee. Thanx man.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

munagabe@hotmail.com

Unrecorded Date
hey bro milk
You shouldn't have such high and glory in you coz u might be dissappointd in life, coz who knows what might happen if your time comes, i know that you haven't done anything coz of the way you talk but it doesn't turn out to be like you think. Your time will come and next time speak for yourself.
If you noted that i am in the stone age then what is the world turning into coz it's getting from bad performance to worse. this is still anonymous by the way.
Talkto you later milky man from the galaxy planet.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugr

Unrecorded Date
ciyaal suuq weenaaday baad taahy

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.