site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA "UF" DHIHI KARA?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): YAA "UF" DHIHI KARA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI (Public user)

Unrecorded Date
" CARAWEELO"(Waxaan filayaa qof walba oo Somali ah waa garan karaa) ayaa waxay isugu yeertay raggii baadiyaha ku noolaa waqti ay abaar xun ku jiraan, una sheegtay ninkii imtixaanka ay ka qaadayso ku guulaysta ay siin doonto 100 neef oo geel ah, laakiin ninkii ku dhaca ay madaxa ka goynoyso ama dilayso, waxay tiri" ninkii ursada *CALIGAYGA oo aan UF dhihin waxaan siinayaa xoolahaas, balse ninkii dhaha UF waa uu dhimanayaa, Caraweelo labo sano ma aysan dhaqin oo sunta jiirka lagu dilo wax ka daran bay lugaha ku haysaa!!
Nin walba oo hunguri badan waxa uu is yiraahdaa yaan lagaaga hormarin , ee nin kasta marka uu duqda gurigeeda galo, ee ay daboolka uga qaado oo uu madaxa ku soo dhoweeyo, ayuu asaga oo hilmaamay dilkii, UF iyo mantag isku daraa ka dibna madaxiisa oo dhiig leh banaanka loo soo tuuraa!
nimankii oo dhan waa iskaga carareen meesha lagu dhimanayo. balse nin ma quuste ah lana yiraahdo CAWAALE, aadna ugu baahnaa xoolaha boqolka neef, ah ayaa iska xaadiriyey qolkii yaraa ee" Do, or Die" ahaa, Caraweelo oo aan shaki kaga jirin in kalmada " UF" lawada oran doono ayaa ku soo dhaweeysay qarmuunkii, kuna tiri" War bal hadda wax urso"
Ninkii mar alla markuu madaxa ku soo dhaweeyey ayuu cirkii iyo dhulkii kala garan waayay, oo inta kor u booday yiri "XABUUKAH"!
Duq Caraweelo oo ku faraxsan xaajigeeda aan "UF" laga oran, balse aan u bogin kalmada "Xabuukah"
ayaa Cawaale ku tiri " FALAR KAA MAQAN" oo macnaheedu yahay (Half kaa maqan) ninkii halkaa ku badbaadisay naftiisii, 100-kii neef ee uu heli lahaana konton siisay!

DHAMAAD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
i love it man thankx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To: Somali.

Saaxiib walaahi qosol ayaa wuxuu iiga yimid ilin!
Waxaaa hubaa in ay tahay sheeko xiiso leh. Waxaana si gaar ah ugu qoslay ninkii Cawaale ahaa habki uu uisticmaalay eraygii "Uf", yacni waxaan ula jeedaa Xabuukah. Balana waxaan kaaqaaday in hada ka bacdi aan eraygaas u isticmaalo wixii uraya. Mahadsanid mar labaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idankyabay (Public user)

Unrecorded Date
kalay ciiryaamo meelkasta matagantahay
qofta ugu horayso xabuukah wa adiga
cciryaamo ayan ba iska nacay adunka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dad-dil

Unrecorded Date
caasha carfaaye, was visiting her in-laws.while there, she went to nearby supermarket to pick up some groceries.
several people noticed her sitting in her car with the windows rolled up, her eyes closed, and both hands behind the back of her head.
one customer who had been at the store for while become concerned and walk over to the car. he noticed that caasha carfaaye's eyes were now open,and she look very strange. he asked her if she was okey, and caasha carfaaye replied that she'd been shot in the back at the head, and had been holding her brains in for over an hour.
the man called the pramedics, who broke in the car because the doors was locked, and caasha carfaaye refused to remove her hands from her head.
when they finally got in, they found that caasha carfaaye had a wad of bread dough on the back of her head.
a pillsbury biscuit canister had exploded from the heat making a loud noise that sounded like a gunshot, and the wad of dough hit her in the back of her head.when she reached back to find out what it was, she felt the dough and thought it was her brains.
she has initially passed out, but quickly recovered and tried to hold her brains in for over an hour-until someone noticedand came to her aid dhamaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
TO Anonymous

anigaa uf dhihi karo
xagayaga carweelo waxaa laga dhahaa waraabedadow
hiii .......hooo...huuuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaxeeye

Unrecorded Date
sheeko wanaagsan baad qortay waxaanse garanwaayay..Caraweelo....waxaanm anigu u haystay ...in la odhanjiray..Araweelo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.