Ax | Friday, December 01, 2000 - 10:19 am COLUMBUS JOKES ONLY. this page is our page>>> wixii qosol aad haysid halkan kusoo qor waliba kuwa ugu qosolka badan . Hada kahor aa waxaa dhacday ninaa wuxuu kudhintay magaalada moscow(ruushka) maalintii danbe warkii aa xamar lakeenay fiidoow oo maqaayada shaah kacaabaaya aa waxaa u imaaday saaxiibkiis isdagoo u sheegaya in saaxiibkood faray mosko ku dhintay. fiidoow warkii waa lamarsiin waayey waxaa macquul lanoqon waysay faray mosko kudhintay fiidoow markii danbe wuxuu dhahay arhooy moos laguma dhintee faray maqolofkoow ku liqay! ahahahahahahahahahahahaha..... THIS FOR COLUBUS HALA SHIDO HEE QOLKA. by walaalkiin Ax. |