site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Labo aalkoliiste

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Labo aalkoliiste
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macallinka (Public user)

Unrecorded Date
Labo aalkuliista oo meel fadhiya ayaa waxaa soo kor maray diyaarad, mid ka mid ah ayaa yiri waxay diyaaradan wadaa madaxweynaha, kii kale ayaa yiri naga tag dhoorahaa tahay cune diyaaradan madaxweynaha ma wado waana ku dhaaran karaa.
oo sidee ku ogaatay inay madaxweynaha wadin,
kii kale ayaa ku jawaabay haddii madaxweynaha ay wado aaway taraafikadii ka horayn lahayd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
LOL..much more funity than itself lol..macalinka..iyaah intee kasoo juq-juqlisey lol..kusii haay hee duqa..waa sii qol-qolaa aniga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GIRL (Public user)

Unrecorded Date
YAA H LOL:::::::::: THAT WASNOT FUNNY AT ALL BRO
ADIGABAA WAA CABSANTAHAA UMALAYNAAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
test
/img

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAFT

Saturday, June 24, 2000 - 04:24 pm
LOL MACALINKA THIS IS JOK FOR CHILDREN. mIYAAD CABSANEED MARKA AAD QORTQY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.