site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Heerka America Ka Taagan Tahey "Sue"ka

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Heerka America Ka Taagan Tahey "Sue"ka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Once in the court room...nin ayaa suekarenaayi ninkale..u know why..wuxuu maxkamad ula kurey ninkaan hada ka hor ayaa diley lakiin ma i sue kareynin but anaa sue kareenaayi ku lahaa. Judge inoo yaabey ayuuba jaqafkiisa miiska ku dhuftey ku dhahey "almost 40 years aan ku jirey lawnimo lakiin waxaan camal ma'ana arag ma'ana maqlin"..ninkii plaintiff ahaa wuxuu ku adkeystey in loo bixiyo damage uu asaga keysay oo loo sue kareynin. Markii la weydiiyey maxaa u sue kareyneysaa ayaa wuxuu ku jawaabey "sharxiga statekan ninkii nin sue kareynwaayo asaga aa sue kareynaayo badalkiisa" markii ayuuna ku darey "hadii asaga rabin in oo maxkamad ila kurin anaa la kuraayi" .....

...aqiyaarta sidii ayuuba ku heley damagekiisa ka warama hee..asagoo wax jib-jibiyey ayaana jab-jabkiisa looga wax darey lol....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waa i kan (Public user)

Unrecorded Date
to SUE (SHUU-SHUU)

oo hada saaxiib maxaad noo sheegtay

sue shuu biibiii haye soo soco waaba la jajabiyey haye , once in the court room maxaa dhihi rabtaa once in musqushayda kow, waryaa af somaligii ma sanadihii yaraa baad qaar ingiriis maxkamadeed ku badalatey, saaxiibow waxaan u malaynayaa gurigiina agtiisa ayaa maxkamad ku taalaa, oo maka madaxaaga ayay ka qaylinaysaa maxkamadeey, maxkameey,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAMA DAGE (Public user)

Unrecorded Date
WARYA.

Maxaa ku hadashay, maba aanan ku fahmine, maxaa ugu hadlaysaa sidii laga roonihii, I hope in aadan gacmahana ka laafiyoon..sida uu hadalkaaga u muuqdo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Salam...

Aqiyaarta kii fahmey waa kaasaa kii kalena "aamalaha" "amaala rasuula"....meshaan wax xoog la dhaho ayaaba iska yar..of course i know somali reer "miyi" lee idinku jirto ..then i wouldn't wonder......

....soo baryaa hee kii fahmey asaga aa fahmey kii fahmin aniga madaxiisa maku jiri hee...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurux Badan (Public user)

Unrecorded Date
waan fahmay, laakin afsoomaaliga ayaad aad u jajabisay, but thanks for giving it a try.

To: Waa ikan iyo KAMA DAGE u 2 shouldn't offend the guy like that. Come up with ur own jokes.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurux Badan (Public user)

Unrecorded Date
Nin Ethopia ka soo safray ayaa xamar yimid. Waxa uu aad ooga helay dhagaysashada raadiyaha. Mid ina adeerkiis ah, ayaa raadiya yar ugaday. Ninkii habeen iyo maalin raadiyaha ayuu wataa. Maalintii uu an ba bixi lahaa/safri lahaa, ayuu yiri " raadiyaha waan la tagi lahaa ee Ethopia Gas lagama helo" isagoo moodaya in raadiyaha uu gaas ku shaqeeyo.

LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamaall (Public user)

Unrecorded Date
dhamaan salaamad dhalinyaro:
TO waryaa:
saaxiib marka hore waad ku mahadsantahay kaftanka (joke) waxaad ku sheegtay marka xiga ninka xaal(sue)uu ka doonay ninka kale markii ay yimaadeen golaha garsoorka (once in the courtroom) ee uu yidhi ninka magdhow(sue) yaan ka rabaa wuu waalaa (insane). xaakinka ( the judge) ugu yaraan (almost) afartan sano(40years) xeerka (law-nimo(sic)) uu baranaayey ma arag waxaan oo kale(camal), waxaan filayaa inuu been sheegay. ma ogtahay sabatu waxay tahay.. (you know why--)garyaqaanno (lawyers)iyo garsoore(the judge) iyo guurti(the jury)intuba way la kulmi karaan waxa ka yaabiya. garsoore fadhiya maxkamad madani ah (the judge presiding in a state court) waa in aag aragiisu dheeryahay adiguna haddii aad soomali tahay way ila haboon tahay gacaliyow inaad is weydiiso 'hashu maan kay gadee ma misaar bay leqday' dabadeena aad ina "SANWEYNE" xaalka ( the suing) ama magdhowga (the suing) u geyso.

idinku dhalinta kalaay inanka si qabow wax ugu sheega .. byeee-- nabadeey -- isma dhaafno-- goodbye-- see you-- isaragdambe -- takecare-- naftiina ilaasha--- waad mahadsantihiin-- thank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Salaan.....

To: Kamaal....

Macalinka waa ku mahad santahey sida aad igu sharaxdey lakiin duqa maku dala jirin in aan ku wado qoro Somali kaliya. Waxaan u maleynayaa kuligood ereyada aad qortey ee aad is dhahdey "macalinka weyka maqan yihiin ee ugu sheeg af-somalinimo, lakiin si ka fiican iyo ka asluub badan aa ugu qori karey, sababtaan aan saan ugu tijaabiyey ma'iga aha ku faantan mise af-somalinimo "iloownimo" lakiin inaa qosolka kusii badiyo ayaan ku damcey..."judge" tusaalo ahaan waan ku dhigi kari "Qaali"..mise "gavel" waa lagu dhigi karaa sidaad sheegtay mise ka badan ...ogoow sidaan horeey kuugu sheegey inaa meesha ka kiciya lee rabey, eeh ma iga eheen in aan afkeyga Hooyo aan aad u jib-jibiyo balse si looga qoslo. Hadii dadkaana fahmin, ani hosheeda ayaaba eheen in aan "Bili aadan oo dhan aan fahansiiyo"...dadka waa kala duwan yihiin lakiin kuwa fahma waa kaasaa kii kalena "amaanalaah". Xoog socdo ayaaba iska yar.

....."once more" Waa ku mahansantahey "advisekaaga"(talada) macalinka........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S.m (Public user)

Unrecorded Date
dad qosol miiran !!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali (Public user)

Unrecorded Date
cawdi bilahi warwaxaan ma walin yahiin waryaade adinkaaba qosalabuurayee, wxaan oo kale wali ma arag meesha ingriis kuqora ama afsomali waad nawareeriseene....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To. Waryaa


...Saaxiib sidee Alle kuu galay ma shig-shiktaa mise sidaadaba war gal ma tihid. Hal kalmad walaahaan kaa fahmin, teer & saakana waad hadlaysay. Yaa aqii adoo raali ah, bal markale ku noqo waxaad qortay saxna qaladaadka.

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Salama....

Ciirka...See camal meshaan duqa maba leh miyaa kistoo "roob la'aan" lol..maxaana "ciiryaamo"..see camal rooblee mise..waaba isla dhacdey abaar gormee kuugu danbeysay macalinka lol.

Sir, Boss, Marshall, Sergeant, Platoon, General, May i name you any name you love to name urself, well phrase it and i will rephrase it to you in instant way lol.

Bro..the story i put here a meantime ago, and you requested to re-update it in another new-form way. Well i wish i would reilerate it, but unfortunately i can't re-write it at this moment.

Please understand, as i already tried to explain that the reason i used mostly uncommon somali misspelled words was one, a very one which was "to make a little anecdote"..if that didn't then happen, blame not anybody but myself as i will admit it if that they didn't make a sense.

Duqa..waa ku kasaa hee, naga daa beenta iyo haruufka badan, see camal adi "garmaqaate" lee kuugu ugaa hee..isku dhib inaad fahantey, hadii kale..meshaan "filin" hollywood maku haayi hee lol...kusoo celis ma jiro "biiiis" maleh macalinka..there is no ENCORE at all ..lol. So your ticket is spent a way of "useless" then..that is all!!!! (lol)

Read on::::::::::;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omaraani

Thursday, July 13, 2000 - 08:06 pm
Warya
Duqa af-Soomaliga jajabkiisa xataa waa macaan yahay, runtiina aad ayaan ugu qoslay. Maxaa yeelay af-Soomaligaaga spaghetiga camal ah iyo Soomali faradheertaan reactionkooda markii la isku daro qosol aanan maalmahaan qoslin ayaan qoslay.

Thanks bro hana u bixin dadka kaleeto

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.