site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AYAANDARASE WAXAY TAHAY GEED QODAX LEH BAAD UBAX YAHOOW KUTAAL !!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): AYAANDARASE WAXAY TAHAY GEED QODAX LEH BAAD UBAX YAHOOW KUTAAL !!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOVER

Thursday, December 07, 2000 - 10:19 am
Markaan waajibkaygi oofshay markii aan amaan sugaayey maxaa arinxumada kenay?
maxaa oorida ninkeedii afleey loogu sahanayaayoo
waliba asaraari guuxdiyo maxaa eedi ii xanbaarshay?
sida aad ujeedid ama kamuuqata hadaladan waxaa ihaleelay jacayl baxar kujira .
aad ayey uqurux badan tahay dabeecadana waa mid ale
udhameeyey maxayse kuugu taalaa waa ubax geed qodaxleh kuyaal!!!!! ila tali walaal.......hadii aad fahantay ujeedadada ama dulucda hadalkayga .
thanks.
by lover

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 07, 2000 - 11:05 am
gasho glove si ay qodaxda kuu midin @lol saxiib wali ma hayo waxa ay dulucda sheekadu tahay
be specific.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 07, 2000 - 04:22 pm
to lover bro qurux &dabeecad waxmataraan ee qoftu diin maleedahay ,sababtoo ah beri waxay kuu dashaa waxba kutarimaayaan ama xallaasha iyo xaraan ayrry iskuga kaadaraysa.plse,dalinyaranimo yay kuqaadin ee dinacyo kale waxkafiiri.

wabilaahi toowfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuunyo baroow

Sunday, January 07, 2001 - 05:11 pm
to lover sxb waxaan ka fahmay sheekadaada inay meesha arin qabiil ku jirto,

haday sidaan u fahmay tahay sxb waxaan u malaynayaa wakhtigan xaadirka ah in arintaasi iska soo dhamaatay . markaa hadaad adigu tahay ninka xiga dhicana la dhulmiyo had iyo jeer ayaduna ka dhalatay reer madaxka taabte. markaa arinku ma fududa waxaanad u baahantahay inaad ku dadaasho sidii aad ayada jacayl ilaa xada aad ku abuurto, hadii ay ayadu tahay dhanka kale oo aad adigu reer madax ka taabte tahay dee way fududahay arintu waayo waxaa ka xiga oo kaliya inay ayadu ku rabto

wasalaama calaykum sxb hadaan sikhalada wax u fahmay raali baad iga ahan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.