Ina-Hooyo | Thursday, December 07, 2000 - 10:37 am Waxaa murugo ah in dhamaan sooomaalida meelkasto oo ay joogto ay ku loolamaan ama ku tartamaan sidii ay afka ajnabiga ugu badali lahaayeen koodii hooyo oo mudan in la tixgaliya uuna ahaado mid jira. Aniga soomaaliya kuma dhalan, kumana soo korin waanse bartaysida looqoro, waxaadse mooda in ay noqotey casri in soomaalida ku tartamaan xirfadaynta afafka ajnabiga taasina waa murugo gaaraysa kuwa naga dambeeyo oo aanan hanandoonin af ay ku faani karaan ama uga duwanaankaraan umadaha ay ku dhexjiraan. Nabadgalyo Ina-Hooyo |
KULAKUDE | Thursday, December 07, 2000 - 01:26 pm INAHOOYO, FIKRADFIICAN AYAAD KAHADASHAY DHALINYARO BADAN AYAA UHAYSTA INLUUQADA[INGIRIISKU]TAHAY CILMI OO ILAAWAY INAYTAY [LUUQADUUN]markaa waxa igatala inaan lailaawin afkiihooyo dabcan dhulshisheeye ayeen kunoolnahay oowaakhasab inaynubarano whatever language that they speaking laakiin macneheedu maaha in aynu xaqirnoluuqadeenii hooyo sidaa daraadeed kii aan aqoonow baro sida inahooyookale kiiyaqaanona ha ilaawin SOMALI LANGUAGE IS THERE FOR YOU TO SPEAK IF YOU ARE SOMALI peace and love KULAKUDE |
KULAKUDE | Thursday, December 07, 2000 - 01:29 pm INAHOOYO, FIKRADFIICAN AYAAD KAHADASHAY DHALINYARO BADAN AYAA UHAYSTA INLUUQADA[INGIRIISKU]TAHAY CILMI OO ILAAWAY INAYTAY [LUUQADUUN]markaa waxa igatala inaan lailaawin afkiihooyo dabcan dhulshisheeye ayeen kunoolnahay oowaakhasab inaynubarano whatever language that they speaking laakiin macneheedu maaha in aynu xaqirnoluuqadeenii hooyo sidaa daraadeed kii aan aqoonow baro sida inahooyookale kiiyaqaanona ha ilaawin SOMALI LANGUAGE IS THERE FOR YOU TO SPEAK IF YOU ARE SOMALIAN peace and love KULAKUDE |
raacsan | Thursday, December 07, 2000 - 02:07 pm ina hooyo waxaan u maleynaa idea daada iney fiicantahay laakiin dhibaatada dad keen heysa waa ineynan lehayn qof sidaadoo kale ah oo ku dhiiro galiyo laakiin keep up the good work |
DALMAR | Thursday, December 07, 2000 - 02:11 pm aad iyo aad baad ugu mahadsantahay figradaada waana u baahanay inaan ku hadalno afkeena waxna ku qorno |
LAMIA | Friday, December 08, 2000 - 01:13 am INA HOOYA SEE I CAN TALK SOMALI PERFECTLY AND I CAN READ IT TOO BUT LIL SLOW. THE PROBLEM IS THAT I CAN'T WRITE SOMALI NOT CUZ I DON'T LIKE TO IT'S JUST THAT NO ONE TAUGHT ME. THERE LOTS OF KIDS WHO DON'T EVEN TALK SOMALI BUT U KNOW WHAT DON'T BLAME THEM BLAME THEIR PARENTS. BUB BYE |
djmadman | Friday, December 08, 2000 - 01:56 am Lamia. You went to Dixon couple of years ago, so stop lying baby, but you know what is saddest side of this story? you can't write, read or speak good foreign language. Djmadman |
LAMIA | Friday, December 08, 2000 - 04:10 pm To djmadman uh huh what r u trying to do?????? get me mad or what?????? u see i'ma let it go cuz it's ramadan and i don't cuss ppl in ramadan. hon I do speak 3 languages in your information so get your facts right. u see i don't live in dixon and i wouldn't live there no matter what. u know why cuz there are lots of fools like ya there. I can't communicate with idiots that's how i am. lil boy stop hatin cuz u don't even know me aight. peace |