site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WIIL YAR iyo HOOYADIIS hahahahhaaaaa AQRI NO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): WIIL YAR iyo HOOYADIIS hahahahhaaaaa AQRI NO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaaboow

Thursday, December 07, 2000 - 04:13 pm
wiil yar ayaa wuxuu jeclaa inuu mar walba
hooyadiis suaaalo weeydiiyo , marka maalin ayuu
ku yiri "hooyo maxaaku dhacay aabe ilka ma qabee
hooyadii ayaa tiri "da´da ayaa u sabab ah
wiilkii ayaa haddana yiri "hooyo aabe timo ma
lahan maxaa waaye?" hooyadii ayaa haddana tiri
"da`da ayaa sababtay oo bidaar ayaa la yiraa
wiilkii ayaa yiri " HOOYO ADIGA WAA WEENTAHAY
LAAAKIN BIDAAR MA LIHID MAXAA WAAYE ?


hahahhaahahaaaa lol
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur

Friday, December 08, 2000 - 12:46 am
thnx gaaboow waad ka baxsatay
waxaad noo shegtay sheeko qosol leh
thnx sxb
thnx sxb
thnx sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SeDuCer

Friday, December 08, 2000 - 01:47 am
Saxiib Gaaboow! Miyaan Kulla Qoslaa-Mise waan Kugu Qoslaa?......Waan iska-Qoslaahee'......
Ganbarna waan kuusoo qaadaa....:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

monifah

Friday, December 08, 2000 - 02:28 am
walaahi wax aa ka hadashid aa weysay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAANDHEER

Sunday, December 10, 2000 - 11:20 pm
kuligiin wax aad ka hadashaan aad wayseen oo hada ma idincaayaa mise waan idininkaara oo marka hore hada waa aad iska garanaysaan waxa aan idinku bilaabi doono (wax waxaad tahiin wasaaqiin ah oo aan aqoonin sida dadka loogu qosol siiyo marka labaad edebta ayaa idinku yar yaroodka ladin ku dhufayee dhul cidla laydinkaga tagyee oo dadka wax fiican u sheega hadii kalana iska daaya meelahan aad soo galasaan meldaran iyo reero muskood taagnaada ilaa iyo 3000 eeba igu ogee sidaa aay u ekaan saa walax fiican muga ma haysaane muga meehan ka xaroon idiniri madaxa maasa hadin ka gashee maloodka halaydika maree qandho fildaran qaade go oo gumaaro gaaga waaaaaaaaaaaaaa
beerka caaro idinka gashee been badanaa qofku oo hoogo ba ee balo idingasheeee
jajaba idinma alee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.