site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa maxay qurux!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waa maxay qurux!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hibaaq

Friday, December 08, 2000 - 01:01 am
Waad salaaman tihiin dhamaan marwooyin iyo mudanayaal..,. Su,aal?? waa maxy qurux,waxaan wax badan maqlayey gabar laga danbeeyo qurux darteed, markaan waxbadan raadinayey , ayaan mudo kadib gabadhii lakulmay, mise waaba qof gafuurku kasoohoreeyo oo caatada aad moodid an uu AIDS kudhacay, anigii naxdinkut maalintaas ayey iicadaatay in ay quruxi jirin bal walaalayaal ii soo faahfaahiya quruxdu saytahay waad mahasantihiin Dear Hibaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SeDuCer

Friday, December 08, 2000 - 01:38 am
Aniga Abaayo.. Gabadha Qurux leh way inay dheer tahay ilaa 5"6-6"...Jiroos tahay... Jidhkeeda sida Dhalada 'Kola Kolada' u sameysan yahay....Bistoolado ama Basuukkayaal Leedahay....Bari Buuran leh.....
Midabkeeda sida Jokolaatadayahay.....Hadalkeedana sida Malabka u Macaan yahay.

"Waa La Wada Hub Weyn Ya'Hayoo....Waa la Wada Halalac Leeyahay....Anse Wax u hullaaban Ma Aqaan"

Waxaa Hubaal Ah Hibaaq! in aad Dunida aad joogtid ku cusubtahay. Gadaal baad ka Ogaan markaad Calool foosto oo KFC ka buuxo yeelatid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

monifah

Friday, December 08, 2000 - 02:45 am
Qurux maalmahaan waxeey
noqotay iska dheh,kow dheh!
Qurux waa qurux ka imaatay
gudaha qofka,korka qurux
ka timid waa mid laga roon yahay!

i hope i helped u out!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 08, 2000 - 03:21 am
HEY SEDUCER DON'T TALK TO HIBAAQ LIKE THAT
IMAGINE IF YOU MEET SOMEONE LIKE YOU MENTIONED
AND SHE TURNED TO BE BITCH i every way what would you say then IDIOT BEUTY COMES WHITHIN OK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SeDuCer

Monday, December 11, 2000 - 11:57 pm
Anon.! DO Ya think she Gonna be BITCH 4 LIFE?...
Dont think so...PPl learn from their mistakes. Imma show her the right path, and if she dont fallow that path and turns to be IDIOT... I'll know what time it is...HIT N RUN...Out the DO'...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 12, 2000 - 02:23 am
Hi seducer i didnt ment to cal you idiot
but darling havent you heard the story
about the rich man who felt in love whith
the poor woman well lets just say she never
changed her ways and it ended in disaster.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurux badan

Tuesday, December 12, 2000 - 05:05 am
listen u qaxooti!!
quruxduu waa wax aad adi ka heshid....
wax adii kula qurxoona aa qurux la yiraa!!!
hadeey rabtoo gudaha ama korka ha ka timaado...get it!!
waxaad ka heshid waa qurux!!
and dont let anyone else let them decide what should be qurux for u!!
she ,or he in my case, might be the ugliest in that world...and theres something in her or him u kinda fall for...thats u´r own oppinion of beuty!!
hope this will get into ya brain!!!
byyyyyee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuunyo baroow

Monday, December 18, 2000 - 02:47 am
TO hibaaq

quruxdu walaal waa wax jira siday diintu noo sheegtay laakiin ma jiro wax lagu cabiraa ama laysla yaqaano ooo qurux ah waa qof iyo aragtidii, hadaan suugaanta soomaaliyeed ka eegno siday quruxda u tilmaantay waxaad arkaysaa meelo lagu cadeeyey inay tahay qof iyo aragtidii tusaale ahaan (waxa qaarba cayn looga dhigay hays cajabiyeene) cilmi gabaygiisii. waa markii loo keenay hablo inay qurux badan yihiin loo haysto oo waliba hodan ka qurux badan yihiin asna aduunka HODAN BAA ULA QURUX BADNAYD
waxaan u jeedaa uun quruxi waa jirtaa laakiin qaaciidooyin malaha, qofkastoo ilaahay abuurayna waa qurux badan yihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SeDuCeR

Tuesday, December 19, 2000 - 12:34 am
Ok. Dadkiina isu haysta in aad Qurux wax ka taqaanaan waxaan idin waydiiyey: Caruurta markay dhashaan, qofkasta wuxuu yiraahdaa "Waa Ilmo Qurxuun":Oso cute). Hadaba, Dadkan Foosha Xun halkee bay Dunidan ka soo Galeen? Bal ii sheega! Specially Anon! Mizz know-it-all, What u've to say now.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 12:45 am
qurux waa dabeecad .qurux waa edeb.dadkuna isku siqurux uma arkaan.anigana dadku waxey idhahaan inaan qurux badan ahey.laakiin marumeysto.sababtoo ah in la iscajabiyo mafiicna .mida kale hibaaqeey gabadha ma saaxiibkaa beykaa qaadey .maxaad ugu dhameyneysaa.hadiise ladhaho wey qurxoontahey maxaa kaaga jira adiga maa shukaansateen.sababtoo in hibaaq lagu dhaho baad sheegtay .get a life sis.bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SARANSOOR

Wednesday, December 20, 2000 - 04:47 am
marka hore waa salaamantiihin dhamaantiin waxaana rabaa in aan wax ku darsado fikradeeda qurux waxay tahay , ayad quraan oo dhahay waxaa jirto xuur ceynun maqsuuraatin , oo macnaheeda tahay janada waxaa joogo naago cad cad oo indhawaaweyn marka waaxaa intaas ku darayaa , quruxda marka la tilmaamaayo waxaa ugu waa weyn indhaha sanka iyo dhararka marka inta kale waa ninba aragtiisa , taasna waxaa ku ogfaaneesaa marka qurux laxulaayo hal qof maxulo dhoor toban qof ayaa xusha laalin HIBAAQ WAXAAN KUU SHEEGAYAA QURUXDA DADKA ADUUNYADA JOOGO BADANKOODA CAATADA AYAY U ARKAAN SABABTOO AH MAR HADUU HILIB IMAADO WUXUU WATAA LA OGTAHAY CALOOL DHUUBAN OO LAALAABAN CAJIRO ISGOYNAAYO DAAL BADAN, HABAR SOMALI WAXAAN KAMAQLI JIRAY MADHADHADA DHABARWEYN MARKA WAXAA KUU CAD MEESHAAS INUU CAYIL LOO QABEEYAY RAMADAAN WANAAGSAN WACALEYKUM SALAAM DHAMAANTIIN , BYE ALL OR I LOVE MY PPL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tiscaano

Wednesday, December 27, 2000 - 09:57 am
qurux waa ta gabadha aan jeclahay ku taala ayaa qurux la yidhaahdaa lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 31, 2000 - 05:53 am
quruxdu waa mida rabi igu igu maneystey eeba taasoo ii keentey in aan aad isu jeclaado lool

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.