site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

curyaan Iyo Indhoole

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): curyaan Iyo Indhoole
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macallinka (Public user)

Unrecorded Date
Waxaa jiray Curyaan gurguurta iyo indhoole saaxiib lilaahi oo isku ruux ah.
Waxay ku wareereen tuuladii ay degenaayeen waxay kuheshiyeen inay u safraan xamar lacagna ma heystaan oo ilkaha ayey ku socdaan oo wax baabuur lagu raaco malahan. Waxay ku heshiiyeen inay lugeeyaan. hadaba sidee ayey ku safri doonaan maadaama mid yahay curyaan aan socon karin midna yahay indhool aan waxba arkaynin.
Waxay ku heshiiyeen In indhoolaha uu qoorta saarto curyaanka. curyaankana u tilmaamo jidka iyo wixii ka hor yimaado dhagax ama god iwm.
Markii muddo la socday ayaa ninkii indhoolaha yiri
war curyaan meesha ma naag baa dhow, curyaankii oo yaaban ayaa yiri indhooloow sidee ayaa ku ogaatay inay meesha naag ka dhowdahay miyaad urisay maya ayuu yiri indhoolihii,
ma codkeedaa maqashay, maya ayuu yiri indhoolihii ? oo waa yaabee sidee ku ogaatay inay meesha naag ka dhowday?
oo waa yaabee sidee ayuu ku ogaaday indhoolaha in meesha naag ka dhowdahay?
Ileen curyaankii wuxuu qoorta ka saarnaa indhoolaha intuu naag meel halkaas joogto arkay oo kacsaday oo geedkiisii jeegada ugu riixay.
hahahahhahahaha
Abdulaahi390@hotmail.com,Abdulaahi390@hotmail.com}

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
FUNNY!!!!!!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.