This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date salaan ka dib maalin ayaa wiil reer waqooyi ah xamar imaday waxuu ku soo dagay reer markaas ayaa cabaar markuu joogay loo kenay galaas isbarmuuto ah, duqa waa ka helay gabadhii u keentay ayuu waydiiyay cabitaanka magaciisa iyo in biibatooyinka lagu gado gabadhii waa u sheegtay in la dhaho isbarmooto laguna gado bibatoyinka, saaxiibkiin galabtii uu biibatadii tagay markaas ayuu ku dhahay ninkii gadaayay WARYEE KAAGAN YAR XABAD SHARMUUTO AH I SII!!!!! ninkii yaab markaas ayuu dhahay afka suubso meeshaan meel sharaf leh waayee, saxiibkiin sidii ma ku taganee ninkii ayuu intuu u soo dhawaday yiri WAR MA NAGA IIBIN SHARMUUTADA MISE ANKAA SHUBANO!!! calaa kule xaal waa la fahmay maclinka in uu isbarmuuto rabo.
| |
Unrecorded Date what is sharmooto, and what is ibarmooto...???/ nin hada waqooye ka yimid baan ahaye hala ee fasiro???
| |
Unrecorded Date TO MANAXDO MANXDO WALAAHAY SIXUN AYAAD NOO CAYDAY LAAKIIN SI WACAN AYAAN IGU QOSLAY EE WAXAAN KUU SOO RAADINAYAA SHEEKO U DHIGANTA TAADA OO KALE EE HALKAA KASII WAD INTII UGU QOSOLKA BADNAYD SHEEKADAAD EE AAN AAD UGU QOSLAY WAXA WEEYE INTUU USOO DHAWAADAY AYUU KU YIDHI WAAR MANAGA GADAYSAA SHARMUUTADA MISE ANAGAA SHUBANA AHAAAA' LOOOOOOL LOOOOOOOL LOOOOOOL LOOOOOLLLOOLOOO THANK YOU FOR UR JOCK
| |
Unrecorded Date to:laascaanood shamuuto micnaheeda waa heekaley isbarmuuto micnaheeda waa bambeelmo
| |
Unrecorded Date To manaxdo Abaayo si aad iyo aad baad nogo qosolsiisay waad ku mahad santahay!!!!!!! Daauud78@hotmail.com
| |
Unrecorded Date To manaxdo Abaayo aad iyo aad baad noga qosolsiisay Waad ku mahadsantahay sheekada. Daauud78@hotmail.com
|