site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isbramunto

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Isbramunto
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afif (Public user)

Unrecorded Date
Macalinkoo reer wayooyi ah oo xamar imaaday baa markasta waxaa uu maqlaa Isbramunto iyo Isbartiibo. Isagoo aanan hubsan magacayada waxaa ay ku kale duwan yihiin, ama loo kale isticmaalo, ayaa waxaa uu yimid biibito uu gadaayay nin reer xamar ah. Ninkii reer waqooyiga ahaa waxaa uu waydiistay reer xamarkii..saxiib Isbartiibo iga gad..Ninkii reer xamarkaga ahaa intuu yaabay waxaa ugu jawaabay " Yaakhey Isbartiibo dowladda aa isk leh ee maxaa kaa gadaa. Ninkii reer waqooyiga intuu dhinacyada fiiriyay socodkiisii sii watay isgoo ooman.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

phaysal

Unrecorded Date
he he he he he aad ayaan ugu qoslay lakiin so iskuma eka dhawaaqoodu isbartiibo isbarmuuto hahahaha i think in ay dad badan oo reer waqooyi ah isku qaldeen

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.