site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ninkii Isku haystay inuu caafimad qabo !

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ninkii Isku haystay inuu caafimad qabo !
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad (Public user)

Unrecorded Date
Ayaan baa waxaa jirtay in Isbitaalka lasaretti oo lagu hayn jiray dadka maskaxda ay wax ka gaaran, ay shoobare kiciyeen, waxayna ka codsadeen in banaanka loo fasaxo oo la sii daayo iyagoo ku andacoonaya amaba ku murmaya in aysan waali qabin oo ay caafimad qabaan. Takhtarkii isbitalka madaxda ka ahaa ayaa waxaa uu soo jeediyay in darbigii ku wareegsanaa isbitaalka mid ka mid ah lagu sawiro Ganjelo ama Albaab. ka dib inta iskugu yeeray waalowyaashii amaba bukaansocotdii waxaa uu u sheegay in furihii albaabka uu lumay haddii ay albaabkaa furi karaan ay dhamaantood fasax yihiin oo ay aadi karaan meeshii ay rabaan, haddii kale oo ay furi waayana aysan meelna u socon. Bukaansocotadii intay kuligood isku imaadeen mid iyaga ka mid ah maahane waxay isku dayeen inay jabiyaan albaabka kuligoodna ku dhaqaaqeen inay reexaan oo ay biraha u siiban laakiin waa dad waalane oo aan ogayn inay darbi dhagax ka dhisan iskugu tageen. midkii ka soo haray iyaga baa qosol la dhacay ka dib markii takhtarkii waydiiyay waxa uu ku qoslaayay oo uusan gacan u siinayn saaxibadiis waxaa uu ku jawaabay dadkan waa waalan yihiin waxaay isku daalinayaan albaab aan hayo furihiisii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
Shombe thanks^ it is really good when it is italian you will laugh more then you did!! cuz it is (italian barcelet)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Just-curous (Public user)

Unrecorded Date
To ayan

why don't you tell us in italian words
so we can lough more

thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muse (Public user)

Unrecorded Date
to. asad.


fiiri waxaas oo kale shir ha la imaan waad dad jiran ma ahan wax lugu qoslo

aniga waaxaad iila muuqataa inaad tahy nin nacas ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laascaanood (Public user)

Unrecorded Date
ooo, ma adiguu ahaa ka waalan ee furaha helay????
misa.. waa inankaaga yar

ilaahayow cafimaad nasii ""Ammen dhaha beerka idin soo dhacye"

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.