site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"""""" SAFARKII BUUHOODLE """"'''

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): """""" SAFARKII BUUHOODLE """"'''
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KATIINBA

Sunday, December 10, 2000 - 09:35 am
MACALINKOO QURBO JOOGAY LABO QARNI AA WUXUU TAGAY MAGAALADA BUUHOODLE KA DIB MARKII UU KA SOO NOQDAY BUUHOODLE AA WAXAA WARAYSI UGU YIMID DHALINYARO REER BUUHOODLE AH BAL SI AY U WARAYSTAAN. SAAXIIBKAA AYAA WUXUU DHAHAY ROOB WAA DA'AY GEELKII WAA BUURTAY CAANANA WARKOODA DAA LAAKIIN MAGAALADU SATURDAY NIGHT U DARANAA THERE IS NO PARTY AT ALL LOLOLOLOOOLOOLOLLLLO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYSAL

Sunday, December 10, 2000 - 11:29 am
katiinba sxb wax lagu qoslo ma aadan sheegin
runtii bal mid kale buugaagta ka soo aqri
ama dadka ka soo dhageeyso

looooooooooool :):):)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SaCaD

Sunday, December 10, 2000 - 07:57 pm
No PartY On Saturday! Yeah Right...Katiinba sxb ... Last time I went2 BUUHOODLE I saw TUPAC Shakur...Holling:" U Want Some THUG PASSION?( Camel Milk)". LOLLLLLLLLLL:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xiimaay

Sunday, December 10, 2000 - 10:48 pm
war katiinbow war maxaad ku hadashay war ha ku jeexee oo nin rag ah oo wax sheegi doona baan laha eebaa ogo hal maranaa tahay xaa kugu dhacay qandho fildaran qaade yahooy gormaa BUUHOODLE laga bartiyeen jiray biyaba malahee ee nin rag ah iska dhigee yahooy muga danbe hadii aad bartiyeen rabtid cadale aad meehaas aa raaxa taala qandho diilimo cagaaran qaade qaaxo wayne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afhayeen

Monday, December 11, 2000 - 11:46 am
naa goormaad buuhoodle baratay reer baadiyayahay maxaase caliyaale yaala oo aan xaar dameer ka aheyn xiimaay
af hayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirsore

Wednesday, December 20, 2000 - 02:12 am
BY.
SHIRZORE.
waad salaamantihiin laakiin kaatinba wax lagu qoslo ma la imaan meesha maanta, garam maayo waayo laakiin , marka aad wax rabtid inaad soo qorto waxaa loo kuur galaa, inta adan dhamayn, waadse ku jirta hada.
KA bax dhidhiiga... sidaas iyo dood wanaagsan.

mid baanse ilaway maanta, markii aad sugeysay in magaalo somaliyeed laga dhiso party adaaba waalna, laakiin AROOS baa ka ah party..................lol..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.