site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Mu'adinak iga dhaaf warkiisa naagahuu dilaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Mu'adinak iga dhaaf warkiisa naagahuu dilaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
waxaa jiray nin & naag is qabo oo meel wada deganaa sheekadaan markii ugu horaysay oon maqlo aad ayaan u qoslay....ninkii naagta qabay ayaa add waxay u jeclaatay wadaad mu'adin ah oo masaajidka ka eedaamo waxay inta badan in ay dhegesato firaaqo u hayan jirtay maqribka, markaas oo ninkeeduna rabo in uu raadiya BBC. Ka dhageysto.

Hase ahaatee waxaa uga dhaaratay naagta uu qabay oo tiri say ku dhacdaa in eedaanka aad BBC ku badalato, ninkii wuu u dhaafi jiray waxay tiraahdaba, ka helitaankii eedaanka wuxuu isku badalay in ay jeclaato muadinka, ninkeedii ayaa dareemay siday wax u jiraan..maalintii danbe ayuu wuxuu fikirba wuxuu la yimid qorshe,,,wuxuu naagtiisa u sheegay in uu wiig maqnaan doono..

ninkeedii wuu baxay , laakiin magaalada ma dhaafin, gabalkii markuu dhacay ayuu caruur yaryar lacag siiyay yirina xaajiya faaduma waxaa tiraahdaan mu'adinkii aa banaanka kuu agan...wuxuu iska xiiray timihii si aan loo ogaan,,,, labo go oo cad cad na soo qaatay..naagtii markay caruurtii yiraahdeen mu'adimkii aa bananaka kugu sugaaya way farxday naxday^ alla maanta qeer aa i soo doontay. way u tagtay, intaysan hadlin ul uu ku garaacay , way carartay ayadoo meel walba xanuuneyso.

Gurigeedii ayay sii gaartay, wiig ka dib ninkeedii aa yimid, xaajiyo maxaa saan kuu barbariyay, markaas ay tiri dad is dagaalay aan kala celinaayay, wuxuu yiri mar danbe dad ha kala celin.. markaasna maqrib ayaa soo dhow, waa la eedamay, iyadoo weel iska dhaqaneysa markaas ayuu yiri xaajiyo kaalay dhageeyso eedaanka ,, markaas ay tiri eedaan ma rabo wadaadkaas basterka ah naaghuu dilaa ayaan maqlee..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
Abdalla a fero^questo sroria no fa senso o pensato
se devo fare italiano tanti gente dira ,per quale motove o fato..

( people who will read this message, I am not refering this story, and old one, byeee Abdalla

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
Shombe thanks^ it is really good when it is italian you will laugh more then you did!! cuz it is (italian barcelet)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macallinka (Public user)

Unrecorded Date
To Ayan
sheekooyinka talyaaniga ma rabtaa, adigana haddii aad haysid noo keen meesha waa ku caagaranaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
Macallinka!!!! sheekooyin talyaani maa rabtaa? bes waaye, mardanbe ma cagaaraneysid. kuwa badan oo Cabdalla haayana , waa la keenaa adi lee ha dhihin bes !!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdalla (Public user)

Unrecorded Date
To ayaan .
Si questo mi fa ridere ,anche se ho sentito in modo diverso,pero' posso chiederti dove sei? intendo dire (quale paese).solo per curiosita'.
dadka aan talyaaniga aqoon ha raali ahaadaan waa fariin ayaan keli ah ku socota,inkastoo idinka laftigiinu ingiriis jajaban nagu wareeriseen.
Ciao' abdalla.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
To: Abdalla
Come fa? anni fa so stato in italia pero adesso sto in Minnesota,U.S.A, Posso chiederti dove sei? Abdalla,
^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^
Any who sees this littile message it is only for abdalla....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdalla (Public user)

Unrecorded Date
To Ayaan.
This message is for Ayaan.
Sto molto bene grazie,spero anche tu lo sei,sono stato in italia 6 anni per studiare l'universita'di padova,pero' da 1997 sono in danimarka .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
To: Abdalla
Thank you for answering all my questions!! I have one more question to ask!! do you have a homepage if you do!! please let me know!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdalla (Public user)

Unrecorded Date
Carrisima Ayaan come stai? il mio home page e'
http://www.geocities.com/MadisonAvenue/Boardroom/1183.
Ci sentiamo cara.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalib (Public user)

Unrecorded Date
To: Cabdalla

Duqa adiga sidee wax ka yihiin ? Talyaani aaba ka danbaysaaye ! waxaan qiyaasayaa in aad tahay nin weyn marka, waxaa sharaf kuu ahaan lahayd in aad afkaada hooyo hormarisid.

Talyaani waxaa ku hadla, dadka luuqada leh waa dadka Talyaaniga ah + dadka gaalada kabaha uqaada iyo kuwa ugu danbeeya oo ah kuwa adeegayaasha ah.

marka saaxiib adoo raali ah, iska daa luuqadaa shi-shiiye, luuqad waa la barankaraa....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasho (Public user)

Unrecorded Date
waa joke iigu qosal badnaa ninka muadanka ahaa.
The best joke i ever read about it.
who ever wrote it job well done.
library aan ka dhexyeeray saan u qoslaayey sida qof waalan
thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
To: Caasho
for the first time I did hear this story , I really liked !!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdalla. (Public user)

Unrecorded Date
By abdalla.
To khaalid .
Saaxiib waad mahadsantahay talada aad isiisay,laakiin waxaan u malaynayaa nin yar ayaad tahaye waxaan kuu sheegayaa inay jiraan in aqoonyahaynada soomaaliyeed badankoodu ay talyaaniga wax ku soo barteen,luqada talyaanigana ku hadlaan ,saaxiib aad ayaan u jeclahay inaan soomaali wax ku qoro,waana ku faanaa markaan dadka ajnabiga ah la joogo,laakiin tan aan halkan ku qoray waxay ahayd fariin gaar ah oo ayaan aan ugu talagalay,waxaan u malaynayaa inaad fahamtay?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil (Public user)

Unrecorded Date
joke iigu qosal badnaa waaye si fiican ayow ninka naagtiisa yeelay.
nice joke

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MO (Public user)

Unrecorded Date
AYAN.. I LOVED IT..THAT WAS GOOD ONE!!
MAR-HORE AYAAN MAQLAY, XOOGAA BAYKA YARA GEDISNAYD
..................................................
BUT ANYWAY, THANKZ 4 THE JOKE..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan

Unrecorded Date
To: Abdalla
Aboowe ha u bixin si fiican uma una aqrin fartiinta, waxay aheed too gaar ah laakiin , saaxiibkey Khaalid ma loo fiirsan!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.