site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kuma fiicni ka qoslinta dadka balse ila yar dhowra waxaan baryaba la tiicaayay_king of hearts

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): Kuma fiicni ka qoslinta dadka balse ila yar dhowra waxaan baryaba la tiicaayay_king of hearts
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kingofhearts

Sunday, December 10, 2000 - 02:42 pm
labo nin oo soomaali ah oo midna ya yimi dhnka waqooyiga midna dhanka koonfurta ayaa ku kulmay meel(office) ay shaqo ka doonaayeen oo sucudiga ku taal(jeddah)secretary-yadii ayaa soo baxday oo tidhi,"darwiish iyo xaayoow kaalaya la kulma maamulaha",labadii nin ayaa isa soo daba galay oo laba kursi oo miiska maamulaha ka soo hor jeeda fadhiistay.maamulihii ayaa su'aalo wayddiiyay,
MAAMUle:darwiish ma taqaan sida patrol-ka loo si feeyo?
DARWIISH:waan daadshay dee
MAAMULE:darwiish ma taqaan sida diyaaradaha loo wado?
DARWIISH:waan daadshay dee
MAAMULE:darwiish ma taqaan sida trailors-ka loo wado
DARWIISH:waan daadshay dee
MAAMULE:xaayoow adigu maxaad taqaan?
XAAYOOW:yahooy walaxuu daadshaan gurbaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kulakude

Wednesday, December 13, 2000 - 02:04 pm
haaaahaaaa haaaaaaah lol lol lol king very funny saaxiib waad iga qoslisay aad aad iyo aad xageed kaneen tay jokeska home boy keep up kaftanka waad daadisay ha odhan mar danbe dadka kamaqoslinkaro.
much luv
kulakude

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.