site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wax lala Yaabo oo laguna qoslo

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Wax lala Yaabo oo laguna qoslo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI (Public user)

Unrecorded Date
Waxaa jira meel aan iskugu imaano inagoo dhalinyaro badan ah, wiil ka mid ah dhalinyaradaas ayaa waxa uu markasta oo la isku yimaado faaniyaa Magaaladii uu ka yimid,Muddo ka dib ayaa waxaa magaaladii inala soo degey wiil reer markood ah oo aad iyo aad u furfuran oo kaftan badan,ninkii kale ayay maalin is qabteen oo waxa uu caayay kii kale magaalada Marka,yarkii reer Markoodka ahaa waxa uu weydiiyay wiilkii faanka badnaa magaalada uu ka yimid, markii uu u sheegay ayuu haddana waxa uu weydiiyay in magaaladaas ay joogaan KHANIIS,SHARMUUTO iyo in Bushkuleeti lagu ijaaro haddii ay magaalo weyn tahay, wiilkii kale wuu xanaaqay, Maalinkaas ayaa ugu danbaysay in uu inoo faaniyo Magaaladii uu ka yimid ninkaas.

P.S. Waa igu qalad in aan sheego magaalda uu ninkaa ka yimid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANUUJIYE

Tuesday, June 20, 2000 - 04:05 am
waxaad qortay ma qosal baad uga jeedaa mise wax dhacay oo sheeko ayaad inoo sheegaysaa???? SXB. MA GARAN MACNAHAAGA!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacad

Tuesday, June 20, 2000 - 04:58 am
damp right,, was this supposed to be a joke....? see i ain't laughing....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, June 20, 2000 - 08:44 am
waxba noomaad sheegin ee waxaas oo kale dib ha qorin , waxaad samaysaa haday nooshahay ayaydaa u tag ka soo qoro sheekooyinka qosolka ah waayeelka ayaa si fiican u yaqaane::::::::::::::

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.